Shirkadda Apple oo faraanti u soo saartay dadka isqaba



Waxay soo saartay shirkadda Apple faraati loo bixiyay maanta laga bilaabo ma jirayo gogoldhaaf.
faraatigaas oo la sheegay inuu ninku ku ogaanayo meesha ay aadayso xaaskiisa, sidoo kalena xaaskiisu iyaduna ay ku ogaanayso ninkeeda meesha uu aadayo, dadka aqoonta u leh saykolojiga ayaa waxay sheegeen inuu wax u tarayo yarynta gogoldhaafka iyo masayrka.



 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes