afar naagood waa nimco marka la awoodo oo cadaaladna loo samaynayo

nin afar nag wada jamciyay iyo carruurtiisa
guurku sida caadiga ah waa hal naag, laakin ruuxa awooda inuu guursado ilaa iyo afar naag waa ok, laakin waxaa laga rabo inuu cadaalad samyn karo, teeda kale waxaa laga rabaa inuu yahay nin awood badan u leh galmada waayo naagta waxay u baahan tahay wixii ninka u baahan yahay, ee ma aha guurka in lagu faano ee waxaa weeye in naago badan oo u baahan in masuul laga noqdo in wax loogu qabto sidaa awgeed diinta islaamka ay u banneysay, haddii arrimahan la hel waa nicmo weyn 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

3 comments:

  1. Anonymous6/07/2013

    walaal naagaha kacsiga badan maxaa lagu gartaa

    ReplyDelete
  2. naagaha xoogga badan oo xabadka u ballaaran iyo kuwa xaadka leh iyo kuwa shiiro, kuwa bushimo weyn kuwa warka badan intaas oo dhan waa calaamadaha kacsiga naagaha waa inta badan

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes