Saliidda clove oil-ka (dhegeyaraha) oo biyabbaxa degdegga daweysa

Dad badan ayaa na soo weyddiiyay oo ka cabanaya biyabbaxa degdegga ah, taas oo sababo badan yeelan karta, hasee ahaatee hadda waxaan soo gudbinaynaa wax dabiici ah haddana biyaha dib u dhiga waa saliidda dhegeyaraha oo loo yaqaano afka qalaad clove oil afka careebdna waxaa loo yaqaanaa     
زيت القرنفل
 saliiddan waxaa la mainayaa geedka ninka marka la samayn rabo galmada waxay u dhigantaa waxyaabaha geedka lagu buufiyo ama bomaatooyinka la mariyo laakin waxay kaga duwan tahay dabiicinimada iyo  dhib la'aanta waayo kimikal kuma jiro sida bomaatada ama buufiska oo kale saliiddaas waxaa kaloo loo adeegsn karaa bigrajabinta xaaska waxay yaraysa xanuunka, sida la ogyahay dhegeyaraha waxa ku jirta maaddo xauunka la dagaalanto dadka soomaaliyeed waxay u adeegsan jireen dhegeyaraha marka gows ka xanuunayo inay gowska ku qabtaan si uu xanuunka uga joojiyo
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

56 comments:

  1. Anonymous2/11/2013

    salaan sare kadib, waxaad noo sheegteen in Saliida Clove oil la mariyo geedka ninka marka la samayn rabo galmada. waa hagaag, saliidan waa kuleyl oo hadii qofka meel jirkiisa ka mida uu mariyo wey balbashaa, marka hadii geedka la mariyo sow ma balbalayso? tan kalase, geedka in la dhaqo miyuu u baahan yahay saliida ka hor ama kadib? jawaab adinkoo mahadsan

    ReplyDelete
  2. balbalkeeda ma aha balbal aan loo adkaysan karin, marka aad mariso 10 daqiiqo kaddib waad dhaqi kartaa haddii aadan dhaqinna wax dhib ah ma keenayso

    ReplyDelete
  3. asc walaal waxaan ku waydiin lahaa inaad war iga siis .....................

    ReplyDelete
  4. Anonymous2/17/2013

    halkee baa laga helayaa markaa salidaan sidaa loo marinayana waa sideee adigoo noo sharaxay si fican

    ReplyDelete
  5. Anonymous2/20/2013

    ASC RG??? hadii aan dhagayaraha qudhigiisa aan cuuno biiyaha ma igadahayaan??? thanks

    ReplyDelete
  6. dhegeyaraha shaah in lagu darsado moyee lam cuni karo, waayo haddii la cuno ama si joogto ah oo shaaha loogu darsdo waxaa laga yaaba inuu ka burburiyo beerka marka iska jir

    ReplyDelete
  7. Anonymous2/21/2013

    Ok
    laakiin suaasha kama aadan wada jawaabin. Biyaha ma daahinayaa hadii sidiisa loo cuno ama shaah lagu darsado?

    ReplyDelete
  8. Anonymous2/21/2013

    Salaam RG idinkoo mahadsan waxan qabaa suaal laga yaabo in aad u aragtaan sual fudud lakin aniga way igu dhex yaacday.
    Marka ay ninka iyo xaakisa isu galmoodan ee ay hawshu dhamato gabadha horay ma ka qubaysan kartaa waxaa lagayaabaa markaad qubaysatid ka dib in uu qoyaan ka ayimado yacni biyihii ninka ah
    dadbaa waxay dhehen waa in ay sugtaa xoogaa fiican oo ay socsocotaa ilaa ay biiyaha ninku ka so dhamadan, marka hadii qubays ka dib wax ka mid ah biyihi ninka ay aragto gabdhu qubayska ma so celinaysaa mise waa say isu dahirisay' runtii anigu markaan doonaan qubaystaa oo tukadaa' fadlan sida ugu dhaqso badan ay idin so gadho suashayda iga jawaaba

    ReplyDelete
  9. Anonymous2/21/2013

    wax tar ma leedahay lkn

    ReplyDelete
  10. Anonymous2/21/2013

    wax tar ma leedahay

    ReplyDelete
  11. asc walala dhamaan waad ma hasantihiin

    walalaka muumin waad ku mahadsantahay qoraalka aad
    noo soo gudbisay
    ee saaxiibayaal waad ku mahadsantihiin
    ra iyada fiican oo aad noo soo gubinaysaan

    eee hadii aan ugu daglo su'aasheeda

    saaxiibayaal su;aasheeda 1 waa mala tijaabiyay ??
    hadii la tijaabiyay

    meeqa saac baa biyaha la celin karaa //??

    ok dhegeyaraha asagooo sadliiid miyaaa la marinayaa mise asagooo buda ah waad mahadsantihiin

    ReplyDelete
  12. geedka lama cuno isagoo sidiisa ah, saliiddiisa ayaa bahalka la mariyaa, haddii sidiisa aad u cunto wax saamayn ah kuama yeelanayo geedkaaga, balse waxaa laga yaabaa hadduu kaa bato inuu beerka haa haleeyo, daahinta uu daahiyo biyaha waxay ku xiran tahay dadka sida ay kala yihiin, sideedaba geedkan waxaa laga sameeyaa kawaabyada oo loo adeegsado xanuun joojina dadka soomaaliyeed waxay saari jireen gowska marka u ka xanuunayo

    ReplyDelete
  13. walaal haddii naagta ay ka qubayato janaabada kaddib ay soo baxaan biyaha ninka wax qubays ah kuam waajibayaan keliya waxaa ka jabaysa weysada, biyaha soo laabntay ma aha biyabbax kuwa k u yimid qubayska wuxuu ku waajibaa biyabbaxa ama in labada farji lays geliyo

    ReplyDelete
  14. Anonymous2/25/2013

    asc walal maxa lagu daaweyaa yiridka horayne waan idiin weydiiyay wax jawaab ah ne ma helin fadlan jawaab mahadsanidiin wax badan

    ReplyDelete
  15. Anonymous2/25/2013

    su aal ayaan rabaa wlala inan idin weydiiyo inkastoo ay ku haboon thay in dumar la weydiiyo taas oo ah marka ninku biyo baxayo naagtu ma dareentaa...... maxaysa dareentaa. aniga xaaskayga waxay iisheegtay inayna dareemin markaaan biyo baxayo, aniga ayay i waydiisaa inaan biyo baxay iyo in kale, walaal arintaasi ma caadi baa

    ReplyDelete
  16. qofka na soo weydiiyay cudurka yiridka waxaad ka akhrisan kartaa isagoo faahfaahan halkan
    http://raaxadaguurka.blogspot.com/2013/02/yiridka-waa-maxay-sidee-see-loo.html

    ReplyDelete
  17. naagaha badankooda ay dareemaan marka ninka biyabbaxayo balse qaar waxay u raaxaysaan biyabbaxa ninka, laakin qaar ma dareemaan taas ayaa laga yaabaa inay u noqoto xsaasiyada farjiga meesha ay garsiisan tahay

    ReplyDelete
  18. Anonymous2/27/2013

    waadmahadsanthay wlala.jawaabtaada markaa wlaal ma waxa laga yaabaa in gusku uuna gudaha hoose tagin oo ay taasi keenayso in ay dareemin.
    mise waa iska caadi,

    ReplyDelete
  19. Anonymous2/27/2013

    wlaal arin dhib ah ayaa i haysta taas ah, wlaal naasaha ibtooda ayaa i waynaatay markaa dhib ayay igu haysaa oo nin naaso leh waa ceeb. xitaa ma gashan karo garan ama shaati caadi ah waayo waan ka xishoodaa in dadka i waydiiyaan, markaa maxaa lagu daweeyaa....wlaal da daydu waa 31 jir .

    ReplyDelete
  20. Anonymous2/27/2013

    asc walal yiridka daawadiisa raba insha allah waxaan kudarsanaa bahda webka daawada ay inoo sheegeen in walalka yiridka daawadiisa raba aan usheego geed aad iyo aaad oogu fiican cudurkaas walal waa geedka ladhaho qunbaha afka somaliga english waxaa lagu dhahaa coconut walal sida aad u isticmalaayso waaxaad ku luqluqanaysaa biyihiisa adiga oo afka kuhayn haaya ilaa iyo inta aad awoodo 10 minit iyo waxii kabadan kadibna liq biyiihsa oo cab laba jeer ama sadex jeer samee maalintii marka aad cadayato kadib dunta ilkaha la dhex galiyana isticmaal findhicil ahaan ilaa inta aad iska weyn heyso ilka dhiig iyo af ur intaba insha allah waa geed aad ufiican saliitiisa sidookale wad istic malinkarta hadad isagoo fresh ah waydo asc

    ReplyDelete
  21. Anonymous2/28/2013

    Walal waxan idin waydinaya hadan siigaysto oon gacantayda isticmalo oon saas kubiyo baxo inan qabaysto igu waajib miyaa? Hadan aniyo lamanahayga wada bashalayno oo iga yimadan biyo taasna qabaysku wajib miyu igu noqoni? Habka ugu fican ee loo daahirsado waa side? Thanks jwb fican ayan sugaya idinko mahadsan

    ReplyDelete
  22. ruuxa biyaha isaga keena gacantiisa nin ama naag wuxuu yahayba waxaa laga rabaa qubays waajib ah, haddii galmo uu sameeyo biyabbax ha gaaro ama yuusan gaarin sidoo kale waxaa laga rabaa qubays waajib ah, qubeyska waajibka ah waxaa weeye in biyaha jirka oo dhan lawada gaarsiiyo marka la iska nadiifiyo farjiga kaddib, waxaa sunno ah ina laa hormariyo weyso

    ReplyDelete
  23. Anonymous3/06/2013

    walala wa mahadsantiihin dhamantiin wa waxa fiican in waxa lis weydiiyo mashalah somalia san ah wan ku farxay walal waxan ahy wiil 17 jir ah some liv eurp marka qofka marko xaskiisa u tago ma ino qubesta mase wa tukan karya thanks my walalo somli i Love you all

    ReplyDelete
  24. naasaha nimanka in ibtooda weynaato waxay dhacdaa xiliiga qaangaarka wyna yaraadaan kaddib, laakin qofka marka uu dhaafo xilligaas inta badan ma dhacdo,waxaa fiican inaad dhakhtar u tagto

    ReplyDelete
  25. markii xaska loo tago qubeys la'aan lama tukan karo

    ReplyDelete
  26. Anonymous3/07/2013

    asc walal waxan qaba su,aal taasoo ah waxan dhalay 4ilmood 2waa laygu qalay midka iigu yar waa 6jir kadib madhalin dhaqtar Ayaan utagay wuxuu idhahay minkaga dhinac ayuu ka bararsanyahay dhinacna biyo aya kaga jira marka waxan idin weydiinaa maxa sababa xanuunkas? inaan uur yeesho ma dhici karta plz adinkoo mahadsan iso jawaba walalayal wad mahadantihiin shaqada aad noo haysan

    ReplyDelete
  27. Anonymous3/07/2013

    Salaam RG idinkoo mahadsan waxan qabaa suaal kusaabsan xagga caafimaadka,su,aashaydu waxay tahay Tubooyinka minka biyaha geeyo hadii ay ka xirmaan qofka dumarka ah ma jiraan daawooyin loo isticmaalo si ay ufurmaan mise waa qaliin oo kaliya daawo maleh.

    ReplyDelete
  28. asc dhamanaan walaa waaa idin salaamaya salaan kadiba walal waxaan idi weydiinayaa sulaa

    su aashaeedu waa waxaa dhahdeen xububka raga hadii al mariyo saliidda clove oil-ka waxaa dhib u dhigaa
    ee biyaha marka malab yaroowga marka la ma riyo
    ay hooowshu socoto ma lahaanayaa awood buuxada mise waxa uu noqonayaa jileec mid kale ilaa in muda ah baa ay soconaysaa shaqada uu ninka awoodaa markuu uu is ticmaalo saliidda clove oil-ka

    shukran ___________

    ReplyDelete
  29. walaal waxaan li waydiinayaa saliida guska miyaa lagu masaajeenayaa mise waa la marinayaa kaliya.. mida kale dhaqo yaraha wuu kululyhay markaa bahalka diaato soo uma keeenayo ?? thanks ayaan li leeyahay

    ReplyDelete
  30. Anonymous3/16/2013

    waxaan waydiinayaa ma jirtaa daawo ama saabuun ay isticmaalaan dumarka oo yareysa siilka marka uu waynaado haddiise ay jirto ma inoo sheegi kartaan mahadsanid

    ReplyDelete
  31. Anonymous3/25/2013

    SXB YAAL ANIGA AYAA TIJAABIYAY SALIIDA DHAGAYARAHA WAA QATAR, ISKA ILAALIYA INAAD ISTICMAASHAAN KULAYL SXB WA DHIMANAYSAA, GUSKA MAQAARKA AYAA KAA BIXI SXB 10 DAQIIQO AYAY II MARSANEYD WAAN JOOGI KARI WAYAY WAAN ISKA DHAQAY GUSKA MADIXIISA AYAA I GADUUTAY WALAAHI EE ISKA ILAALIYA

    ReplyDelete
  32. Anonymous3/26/2013

    waan idin slamay bahda RG Slaan ka dib, waxan ahay gabar mar dhow guursatay markaa waxaan arkay marki ninkaygu igu garaacayo in dhagaha ay i guuxaan oo aan waxba maqlin inta howshu socoto, mide kale waxa i gaduuta afka siilka kulayl ayuu noqdaa waxaan jecalahay inaan ku dhaqo biyo qabow, si kulaylku iiga qaboobe. markaa maxaa u sabab ah arintaa.

    ReplyDelete
  33. Anonymous4/02/2013

    ASC RG??? Walaalayal aniga waxaan jooga mareykanka xaaskeygana waxey joogta kenya marka CLOVE OIL ka ma sii marsaan kara 2 bilood ka bacdi ayan raba inan baaxo inshaallah... Thanks

    ReplyDelete
  34. Anonymous4/04/2013

    slaamu claykum wlaal waxaan ahay garar guurka ku cusub waxa idin waydiin lahaa, marka nin kaygu ii tago oo shaqada lagu jiro waxaan dareemaa in dhagaha ay i guuxayaan marka uu igu riixana meel xanuun iyo macaan isugu jirta ayuu iga garaacaa markaa waxaan is idhi malaha waa ilmo galeenka markaa dhib miyay ii keenaysaa, waxayna dhacdaa inta badan marka uu isga iga saro maro. markaa maxaad igula talinaysaan

    ReplyDelete
  35. Anonymous4/04/2013

    dhalinyarta RG Waan idin slamay slan ka dib, waxaan rabaa inaan idin weydiiyo naagaha u wayn xaga danbe godkooda ma dheer yahay, waayo mardhow ayaan guursan rabaa markaa qofta aan rabo inaan guursado ma buurna lakin badhi aad u wayn ayay leedahay, markaa yaraantii waxaan maqli jiray naag badhi weyn nin gusweyn ayaa heyn kara, markaa gus dheer miyay ubaahan thay wlal. waan idinka sugayaa talada

    ReplyDelete
  36. saliiddan waxaa loogu talagala in la adeegsado galmada 15 daqiiqo ka hor kaddib bahalka la iska nadiifiyo

    ReplyDelete
  37. Anonymous4/09/2013

    A/s bahda raaxada guurka , salaan diiran dabadeed
    waxaan idin waydiinayaa su'aal. su'aashaasina waxaa weeyaan
    labad xiniinyood ee ninka hadii ay dheeraadaan oo hoos u dhacaan maxaa sabab, mid kale hadii uu heer kulku sareeyo waxaa laga yaabaa ina uu marka ay dhulku kululyahay dheeraado marka qaboobana soo ururo, markaa laakiin taan aan sheegaya waxaa weeyaan markasta waa dheeraanaya oo hoos sidii waxa u go'ay oo kale weeyaan , sidaa darteed waxaan doonayaa inaad ii shegtaan waxa sabab iyo hadii dawo uu leeyahay
    mahadsanidn

    ReplyDelete
  38. naagta marka ay gadaal u weyntahay cajiraheeduna way waaweyn yihiin marka waad ika garan kartaa geedkaaga hadduu gaaban yahay meesha la rabo ma gaaro waayo haddii ay lugaha kala qaaddo cajirada ayaa ku celinaa jaddii ay foorarsatona waxa ku reebaya baryaha

    ReplyDelete
  39. walaal in xiniinyaha xilliga qabowga ay soo ururaan xilliga kulaylkuna ay kala baxaan waxaa arrin la xiriirta dhiigga waa wax dabiici ah o raggu oo dhan ay isla qabaan ee haka walwalin

    ReplyDelete
  40. Anonymous4/09/2013

    salaan dabadeed RG waxaan idin waydiinayaa su'aal
    mudo hada laga joogo bilooyin biyaha waxaan isga keeni jiray gacanta lakiin hada waan iska dhaafay, markaa waxaan isku arkay hadii aan wax dareemo geedkeyga waa kacaa laakiin kicitaankiisa ma sii joogayo markiiba waa uu damayee ee waxaan isleeyahay waxaa saxbab siiga markaa hada waan toobad keenay waan iska dhaafay ee tolow maxaan sameeyaa ee halkii hore ku soo celin kara, oo geedka ii adkeyn kara

    ReplyDelete
  41. walalka 17 jira ee qubayska su'aasha ka qaba walal su'aashadu waa mid muhiim ah sidaa darteed qubeysku waa waajib marka aad naagtada isticmasho iyo marka aad riyoto intaba waxaadna u qubeysanaysaa sida tan 1cawradada ayaad dhaqaysaa 2 waad weysa qadanaysaa sida salaada 3 madaxaaga ayaad si wacan u meyraysaa 4 dhanka midig ee jirga ayaad meyreysaa 5 dhanka bidix ee jirka ayad meyreysaa 6 adigoo idil ayaa meyranaya adigoon cawrada iska taban kadibna sidaa ayaad dahir ku tahay aad ayaadna u mahadsan tahay su'aal muhiim ah ayaad soo qortay .

    ReplyDelete
  42. walaal haddii seegada aad ka tagto oo aad xmanta kalena aad iska dhowrto awooddaadi hore sideeda bay ku soo laabanaysaa

    ReplyDelete
  43. Anonymous4/18/2013

    asc wr wb
    salaan qaali ah kadib ikhyaarta RG
    waxaan ahay wiil dhawaan guursaday, xaaskaygana wali maanaan aqal galin, waxaan rabaa inaad iiga jawaabtaan sida ugu fudud een xayskayga ku bigro jabin karo,, waxaa kale ood iisheegtaan saliid ama kareem la isticmaalo haday jiraan meesha aan ka heli karo,,
    aad ayaan umahadsan tihiiin,,, jawaab dagdag ah ayaan idinka rajaynayaa
    www

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous8/30/2016

      Walaal allaha isu kiin barakeeyo,
      Wadada ugu fiican waa inaadan khasbin, istiinka aad u badisid ilaa aad kadareentid in canbarkeeda uu qoyay jirkeedana uu soodaayay dheecaankii fududeynayay galmada sidoo kale inaad la socotid dareenkeeda oo hadey meeli xanuunto aadan khasbin, dumarka qaarbaa adag oo lagayaabaa ninka naxariista badan inuu habeenka koobaad ama labaadba u noxo uusan bikra jabin, hadaadse istiinka badisid dareenka badan ayaa xanuunka ilowsiinaya.

      Delete
  44. Anonymous4/24/2013

    Salaan bahda RG, waxaan ahay nin xaasle ah, laakiin su'aasha aan qabo ayaa waxay tahay, marka aad leedihiin bahalku waa inuu gaadhaa halkii loogu tala galay, ma waxa jirta meel gaar ah oo loogu tala galay in geedka ninku gaadho? maxaase ku cadayn kara inaad halkii loogu tala galay gaadhay iyo in kale? ama ha buurnaato xaasku ama ha dhuubnaatee, maxaad ku garan kartaa inaad gaadhay?? mahadsanidiin

    ReplyDelete
  45. Anonymous5/10/2013

    asc salaans are ayaan hawada idinsoomarin hayaa asxaabta bahda marka waxaa idin waydiin rabaa dhagayara hadii shaaha si joogta ah oogu darsado ma wax dhib ah ayuu ikeenayaa waxaad ku xusteen qoraalkiina in uu beerka bur buriyo arintaas bal wax yar iiga sheega walal asc

    ReplyDelete
  46. Anonymous6/06/2013

    asc walaalayaal waad salaamantihiin salaan kadib dhegayaraha aniga ayaa isticmaalay waaba iga fariistay bahalkii in mudo ah iyo jileec intaba ee mxaan kaloo sameynkaraa??

    ReplyDelete
  47. Anonymous6/29/2013

    waxaan guursaday ni weyn 48 jir 20 sano siigaysanayay aniga waxaan ahay 28 jir ma ku qancin waan ka xishoonayaa inaan ku idhaa i fur ila taliya waxa ii dhaantey cidladii aan seexanayay kaliya waxa uu soo kordhiyay cunto aan u kariyo ana waxaan ahay gabadh dareen badan ila taliya soomaliyeey

    ReplyDelete
  48. Anonymous6/29/2013

    salaan waxaan ahay gabadh 28 jir ah waxaan guursadey nin weyn 48 jir ah kumaan qancin raaxadiisa uu biya bax badanyahay 1 mnt ayay biyuhu kaga imanayaan waana miskiin ana waan ka xishoonayaa inaan ku idhaa i fur maxaan sameeya plz

    ReplyDelete
  49. Anonymous6/30/2013

    Gabadha ama wiilka iska dhigaya gabadha ee leh nin 48 jir ah ayaan guursadey anoo 28 ah, yaa kugu qasbey markaad guursaneysey, waa haddey waxaad soo qortey dhab kaa yihiin. Nin 48 jir ah naag wuu qancin karaa hadduusan cillad caafimaad qabin.

    Haddey kaa tahay wax iska qor oo ay ciyaar ciyaar kaa tahay, fadlan halkan in la kala faaiideystaa loogu tala galay ee ka faaideyso iska dheh.

    ReplyDelete
  50. Anonymous7/07/2013

    Dadka qaar iney wax iska qoraan si ay dadka u mashquuliyaan.
    48 jir hadduusan cillad kale qabin naag si fiican ayuu u qancin karaa. Markaad guursaneyseyse sow maad ogeyn in 48 jiro mise jaabkiisaa kuusan oo lacag ayaad ku raacdey.

    ReplyDelete
  51. Anonymous7/23/2013

    wcs wr wb
    guurku waa calaf age waa iska number
    ifhamkaa muhiim ah.marka gabadha walaasheen ah ee cabaneyso waxa jiro cunto raga loogu roonaado sida dhirta Moringo oliviera (miracle tree)isagoo fresh ah wuu jiraa waa caleen kaniini sidoo kale ama budo isagoo ah oo shaah camal loo cabo.waxa kaloo jiro xulbo lagu shiiday tuun saliid olive iyo liimo dhanaan.waxa kaloo jirta digirta looska u eg ay carabtu aad u isticmaalaan.waad ku caawin kartaa iyo cunto dheeli tiran hadii uu sokor qabana isaga sabar ilah ba deeqda bixiyee cudur layskuma noqo.weyn jiraan siyaabo kale oo aad ku raaxeysan kartaan. wabillaahi towfeeq

    ReplyDelete
  52. Anonymous8/01/2013

    sc. dhamaan waxaan ahay nin aad u gus yar balse hadana kacsi badan waxaan ahay dadeeda 25yrs markaa sidee ku waynayn karaa gurkayga waa mahadsantihiin

    ReplyDelete
  53. Anonymous8/25/2016

    waxaan ahay xaasle, xaaskeygana waxay u gudan tahay fircooni oo dareenkeeda sida tan sunniga u gudan oo kale ma ahan anigana waxaan u biyo baxaa si deg deg ah sidaa darteed ma la heli karaa daawo dhireed biyaha daahisa oo aan ahayn saliida dhagayaraha? waad mahadsantihiin

    ReplyDelete
  54. Anonymous8/25/2016

    saliida dhagayaraha guska ma weyneysaa mise kaliya biyaha ayey daahisaa?

    ReplyDelete
  55. biyaha ayay daahisaa laakin guud ahaan saliidaha oo dhan haddii bahalka lagu daliigo way weyneeyaan

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes