MAXAA KALA HAYSTA RAGA GUURDOONKA AH EE SOMALIYEED EE KU SUGAN GUDAHA SOMALIYA IYO GABDHAHA SOMALIYEED EE GUURDOONKA AH EE JECEL IN AY GUURSADAAN RAGA QURBA JOOGA AH EE SOMALIYEED.

Hadaan in yar dib uga noqdo dhaqankii iyo hidihii ay dumarka somalidu lahaan jireen,waxaa lagu tilmaami jiray in gabdhaha somaliyeed ay ahaan jireen kuwa ugu dhaqanka iyo guurka wanaagsan caalamkan aynu ku nool nahay.
Hadaba akhriste mudooyinkii ama sanadihii ugu danbeeyay waxaa isbedelay weyni ku yimid qaabkii ay isku guursan jireen ama isku xulan jireen dhalinyarada somaliyeed.


Waxaan jecelahay in aan manta maqaalkan kusoo qaado guur la'aanta wiilasha somaliyeed ee jooga gudaha somaliya iyo gabdhaha somaliyeed ee jooga isla gidha somaliya balse u hanqal taagaya in ay guursadaan raga qurba jooga ah.
Mudo badan oon u kuur galay arintan ayaa waxaan ogaaday in hablaha somaliyeed ee guurdoonka ah ay wakhti badan ku lumiyaan sidii ay mar uun ay nolosha ula qabsan lahayd raga qurba jooga ah iyaga oo muhiimka saaray sidii ay u tagi lahayd qurbaha.


Waxaa hubaal ah in dhalinta somaliyeed isku xulan jireen jacayl dhexmara labada qof ee nolosha qaybsanaya,qoyska labada lamaane ka soo kala jeedaan iyo in labada qof ee is guursanayaa ay mudo dheer kulmi jireen si uu midba midka kale uu u barto dhaqankiisa iyo dabeecadiisa u gaar ka ah.


Laakiin guurka manta ee qurba joogta iyo gabdhaha somaliya ku sugan ma eegaan xeerarkaasi aaynu kor ku soo xusnay,gabdhaha somaliya jooga intooda badan marka la yidhaahdo heblaayo waxaa ku doonaya in uu ku guursado nin qurbaha ku nool,su'aalaha ay ninka gabdhaha la soo doonay ay ninka weydiisa waxay tahay ninkaasi qurba joog passport ma leeyahay,wadanka u joogaa lacag badan ma leeyahay iyo ma ii kaxay karaa halka uu ku nool yahay Haday tahay America,Europe.


Gabdhaahaasi hadba waxay si fudud u ogolaataa guurka ninkaasi qurba jooga ah iyada oon eegin waa maxay ninkaasi mid aad nolosha la wadaagi karto mayahay ayay horey ka guursataa.
Guurkaasi isaga ah inta abdan waxaa la tilmaamaa in uu ku dhamaado fashilaad iyo isfaham la'aan.

dhamaan akhristayaal waxaa iaga su'aal ah maxaa la gudboon raga somaliyeed ee guurdoonka ah eek u sugan gudaha dalka somaliya meel walba ha ka joogee mar hadii gabdhaha somaliyeed 57% ay doonayaan in ay guursadaan raga qurba jooga ah eek u sugan Europe,America iyo Wadamada Hodanka ah.


Qalinkii: Wariye Mumtas Cumar Guuleed

Xuriyonews.com
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

14 comments:

  1. Anonymous8/03/2012

    Horta guurka waa shey laxiriira nolosha qofka haduu hagaago guurkaada waxaa hagaagaya aaqiradaada iyo aduunkaadaba,haduu wareer kaagalana waxaa wareer kaa galeysa noloshaada,qurux iyo lacag sal ha oga dhigin guurkaada, hadaan usoo laabto guurka ay is guursadaan laba qofoo kala maqan kukala nool laba qaaradood badi ma ahaado mid laga helo farxad gabdhaha kufakaraya nin maqan oo qurbaawi ah waxaan leeyahay Riziqa rabaa bixiya ee kuma xirna dalshisheeye, waxaa tahay qof ubaahan jaceyl daryeel qof aad kahesho waxaad kaheli jirtay labadaada waalid ee raxmad iyo kawarqabida saxiibtinimadaad kaheli jirtay walaaladaa, walaalaheyga guurdoonka ahow guurkaada kafakar kuna fakar qof kuu dhow aad kula noolaato walwal la'aan shaki la'aan guurka qurbaha lagama helo farxad waayo qof kaamaqan oo aan goobjoog u aheyn xanuunkaada iyo muragadaada lagana yaabo inuu kuu sababo isla hadal iyo xanuunada laga qaado fakarka, raga qurbaawiga ah raganimo madheera dhalinta dalka joogta ee inta la is iimaansado ha leysku qanco,nin dibad kaa aaday waxaa laga dhaxlaa dhashoo kugu baaqatiyo problem aan dhamaan

    ReplyDelete
  2. Anonymous8/06/2012

    Soo booqo webkan, raaxad guurka waxaan idinka codsanayaa in aad webkaan linkyda ku dartaan www.nuurul-cilmi.20fr.com waa mahadsantihiin

    ReplyDelete
  3. Anonymous8/07/2012

    Walal ano nagtayda la ciyarayo ayay biyo iga imaden lakin uma galmon maxa igu wajiba

    ReplyDelete
  4. Anonymous8/07/2012

    Jawab an idhinka suga walal

    ReplyDelete
  5. qofka ramadaan xaaskiisa istiimiya oo biyaha sidaas kaga yimaadaan soonkiisa waa jabay waxaa laga rabaa inuu maalintaas gudo wax kafaaro ah korkiisa ma aha

    ReplyDelete
  6. Anonymous8/07/2012

    Walal galmada iyo istinka biyaha ku yimada makala xukuna

    ReplyDelete
  7. Anonymous8/08/2012

    Walal mad iga jawabtid galmada an xaskayga u galmodo iyo istinka biyaha ku yimad makala xukuna

    ReplyDelete
  8. Anonymous8/08/2012

    wll waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo aad udareen badan markasta dareenkaygu wuu joogaa markaa waxaan is odhan jiray siigayso markaa waan sameeyay dadaynu waa 18 markaa hadaan iska daayo makasoo kabanayaa

    ReplyDelete
  9. Anonymous8/10/2012

    Runtii aniga gabar yurub kunool aan ahay haday Somali maanta nabad noqoto waa kuso laabanaya mana guursan laheen wiil qurbaha kunoola ee waxan guursan lahaa wiil Somalia joogo oon qalbigiisana hanan lahaa oo dhaqalesan laha si uu gabdhaha kale dhanbo u hunguriyeenin waayo wiilasha Somalia joogo qalbigooda waa saafi see aniga ilatahay so marka gabdhah walalahay ah waxan kula talin laha in ay wiil aktooda joogo guursadan by Hamdi

    ReplyDelete
  10. Anonymous8/13/2012

    sc waa soomanahey shahwa iga timid,anigoo akhrinaayo qoraaladaan aad soqorten ma iga jabey soonka uguma aanan talogalin jazakalah

    ReplyDelete
  11. haddii aadan seegaysanin soonkaaga ma jabin laakin adoo soomaan ka fogoow mar kale ha u noqonin, haddii aad seegaysatay ama aad gacanta xitaa ku riixriixday soonkaaga waa jabay maalin inaad soo gudo ayaa lagaa rabaa

    ReplyDelete
  12. Anonymous8/15/2012

    CAjiib

    ReplyDelete
  13. Anonymous8/15/2012

    Siigaysiga danbigiisu waa întee inleeg

    ReplyDelete
  14. Anonymous2/22/2013

    siigada waxaa la sheegay 8 dhib in ey qofka u geysato ma noo sheegi kartaa waxey kala yihin adooo mahadsan

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes