Dad badan ayaa waxay na soo weyddiyeen waxa lagu daaweeyo biyabbaxa degdegga ah, gaar ahaan kareemooyinka marka waxaa jira seddex nooc ugu dhib yar oo biyaha daahiya
kan koowaad waa kareem la dhaho Maxman   biyaha ayuu daahiyaa bahalka ayaa la masrsadaa 20 daqiiqo ka hor kaddib ayaa la dhaqayaa si uusan xaaska ugu gudbin, bahalkana wuxuu siiyaa dherer iyo balac
kan labaad waxaa la dhahaa SS Cream kareem waa midka ugu dhibka yar
kan seddexaad waxaa la dhahaa Emla Cream
marka waxaa fiican inaadan adeegsanin mar kasta waxaa fiican inaad adiga ibarto si aad dib uga dhigto biyaha adoon adeegsan wax daawo ah


walaal kareemooyinkan oo dhan waxaa loo adeegsadaa daahinta biyaha  

Tags:

22 Responses to “kareemka biyaba dib u dhiga”

Anonymous said...
8/28/2012

walaal ninka iyo naagtiisa filmaan sex ma isla daawankaraan


hasaan ali said...
8/28/2012

oo wax cilada makeeenaa daawooyinkaa


hasaan ali said...
8/28/2012

oo wax cilada daawooyinkaa ma yeeshaan


RG said...
8/30/2012

walaal filimada sexga waa dembi mala fiirsan karo, ruuxa ku dhaco waa inuu ka towbad keenaa


Anonymous said...
8/31/2012

Asc. Walaal. Waadku. Mahad santihiin. Hawsha. Aad bulshada u haysaan. Walaal. Waxaan rabaa inaan idin waydiiyo. Caafimaadka ku. Saabsan walaal. Waxaan ahay. Nin dhalin yara. Ah. Hada. Ka hor guur waan soo maray walal waxan isku arkay. Markaan isku junubo biyaha iga yimaada. Midabkoodu waa madoow sidii iyaga oo. Yara dhiig uu ku jiro. Wax xanuun ah. Xiin baa barar yar ku jiraa. Wax xanuun ahna malaha walaal ma igu keena karta dhib xaga. Taranka ah mustaqbalka dhaw inaan guursadaan rabaa insha allah jwb fiid insha allah wajazzakum allahu khayr


nassir ahmed said...
9/12/2012

Bahda raaxada guurka, include in your recommendation that individuals should seek a healthcare professional's guidance before using the cream you have listed. for all we know the cream you have listed my interact with other medications, cause child deformities in pregnant women or women seeking pregnancies, excerpate conditions such as high blood pressure and otherwise compromise the health of the individuals your trying to educate about matters relating to the enjoyment of married life.


Anonymous said...
9/15/2012

asc walal ma jiraan wax creamoyiina oo dumarka marsadaan siiba dumarka qoyaan la,aanta ah


ahmed said...
9/17/2012

wll asc waxan ahay wiil jecel inuu guursado hadaba sidee ruuxdiin leh aan uhikaraa walaal anoo kazoo xulanaya hawenka soomaliyeed


Anonymous said...
9/17/2012

asc walaal waxaan rabaa in la iiga jawaabo su aasheyda oo ah waxaan ahay gabar guursatay oo xanuun ku heeso bikrada habeen kasta waan isku rafaadnay inkastoo hada aan ka roonahay sidii hore uu galaayo bahalka laakiin gudaha aan kadareemaay wax bahalka ninka qabsanaayo oo xanuun igudilaayo marka uu kunuuxnuuxinaayo waxyarna uu sii dhaafaayo meeshaas maxaa talo ah ilaa iyo hadane bikro miyaan ahay maadaama aan arag wax dhiiga oo iga yimaaday mise weebA dhiman tahay bikrada jawaab dagdaga mahadsanid


vv cc said...
10/04/2012

asc. saliida xabad soodada hadii lamariyo xubinka taranka ragga wax dhib maku keeneeysa . wax faaida maleedahay. fadlan iiga soo jawaab


Anonymous said...
10/15/2012

s.c waxaan rabaa inaad iisheegtaan waxyaabaha dabiiciga ah ee raajiya biyo baxa. thanks


nadiya cabdi said...
10/28/2012

nin ku maxu hadu cuno ku kacsan kara


buux dhergane said...
10/31/2012

Gabadha ka cabanaysa Bikrada

Mushkiladaadu uma eka bikro ee waxay u ektahay farsamoxumida odaygaaga oo aan isleeyahay wuu degdegayaa ee dib u joog dheh inta aad kacsiga si buuxda uga qaadanaysid.

Tan xanuunka iyadana waxay u muuqataa inaad la il daran tahay infection oo aalaaba dumarku ka sheegtaan lagana yaabo inuu kaga yimaado ninkooga laakiin aan ku baraarugsanayn inuu isna buko

Tan bikrada; Bikrooyinka qaar waxaa xuubku dillaacaa keliya marka gabadhu ilmo dhalayso oo ma jabaan ee hoos bay u diismaan laakiin taas macnaheedu ma aha inaad weli bikro tahay oo waa bikro jabtay marba hadduu odaygu si caadi ah u wada gelayo gudaha xanuunka yeelkiise.


Anonymous said...
11/01/2012

walaal saalan kadib maxaa keeni kara in xaaskaadu ay dhibsato inaad u galmooto maxaaanse ku kasban karaaa in ay galmada u xiisooto ?

11/01/2012


RG said...
11/07/2012

inay ka xishooto xaaska galmada waxay u noqonaysaa dhaqanka iyo caadada, naagaha soomaali ku dhashay way ka duwan yihiin kuwa ku dhashay dibadda marka adiga ayaa lagaaga baahan yahay inaad ka saarto xishoodka idin dhexyaalo


Anonymous said...
11/07/2012

shukran marka fadalan talao isiiya maxaan xishoodka kaga saari karaa waxaan aaminsanahay inay aad ii jeceshahay balse xishood dartiisa ay waxyaalo badan iga dideyso waliba xiliyada galmada tusaale hadii aan kala shakaysto galmada ma ogalo ama aad waydiiso sida ay ka hesho ama ay jeceshahay
marka maxaan kaga saari karaa xishaadkaas faraha badan


Xishoo alle dartiis said...
11/12/2012

Ascwrwb salan kadib waxan ahay gabar mehersan lkn aan gurigalin wali walal ninkayga malinta uhoraysan kulano seen uladhaqma? ani waxan ahay inan aad uxishood badan xishodka markan ninkayga lajogo ma laiiga bahan yahay? please ilataliyo jawabtinu waa muhiim


Anonymous said...
12/05/2012

asc anigu waxaan ahay 26-jir seegadana mabadsan oo 3-dii biloodba mar ayaa laga yaabaa iney ahaydbalse hadda waan guursaday waxaana aan isku arkay biyo bax deg-deg ah weliba mararka qaar xilliga aan xaaskeyga istiiminayo amaba markaan geedka ku taabto ilaa 15-daqiiqo kadib ayuuna geedkeyga dib usoo kacaa ee fadlan ila taliya mahadsanidiin


farhan warsame said...
12/06/2012

a/c asxaabta wan idin salamay salaan kadib ani waxaa ahay wiil jira 23 sano waligay ma guursan waligayna masiigaysan dareen wan leeyahay waliba mid badan misana waan iska ilaaliyaah inaan sinayso amase aan siigaysto waliba kumanaan fursadood baa isoo martay oo aan waxaas oo dhan kusamayn karo waayo wax walba waxay kayimaada maskaxda waadna koontarooli kartaah maskaxdaada hadaba dhalinta soomaaliyeed waxaan usheegayaah waa inaad ilaaahay ka baqdaa xusuusnaataana aakhiro hadii aad dareenka celin waysana guurso hadii aad is tiraahdeen qofku waxba ma dayn karo amase ma adkaysan karo hadaba aniga tusaale igu qaata
mar walba oo aan wax dareen waan is ilowsiiyaah maskaxdana wax kale ayaan ku maaweeliyaah marka wax ayaan barta
ah inta aan dhamaysanaayana ma rabo inaan guursado amse aan meel kale galo markii aan kaso jeesto taas ayaan isku dayi doonaah howlahaas guurka adkaysta aqyaartaaay!


hanad farxan said...
12/18/2012

farhan sxb mar ama labo waad ku tuuratay lama sheegin somali aan siigeysan oo qaan gaar ah lkn waan kula kaftamayaa waa runtaa waxa aad sheegeyso wax kasta waa maskaxda aniga hada waan siigeysan jiran lkn waa joojiyay 2 isbuuc ka hor


farhan warsame said...
12/20/2012

walaalkey maasha allah fiican baad samaysay wixii aad smaayn jirtayna ilaahay hakaa cafiyo hadana mar danbe usmayn kk kaftankyna wa furanyahay walaalkey ,,,,,, farhan


farhan warsame said...
12/20/2012

walaalkey maasha allah fiican baad samaysay wixii aad smaayn jirtayna ilaahay hakaa cafiyo hadana mar danbe usmayn kk kaftankyna wa furanyahay walaalkey ,,,,,, ffarhan


Post a Comment

Su'aalaha iyo jawaabaha

Followers

Emailkaaga

Kala soco wixii cusub emailkaaga

© 2013 Raaxada guurka iyo Somali news. All rights reserved.
Designed by SpicyTricks