Somali guurdoon

Home » » kareemka biyaba dib u dhiga

kareemka biyaba dib u dhiga

Dad badan ayaa waxay na soo weyddiyeen waxa lagu daaweeyo biyabbaxa degdegga ah, gaar ahaan kareemooyinka marka waxaa jira seddex nooc ugu dhib yar oo biyaha daahiya
kan koowaad waa kareem la dhaho Maxman   biyaha ayuu daahiyaa bahalka ayaa la masrsadaa 20 daqiiqo ka hor kaddib ayaa la dhaqayaa si uusan xaaska ugu gudbin, bahalkana wuxuu siiyaa dherer iyo balac
kan labaad waxaa la dhahaa SS Cream kareem waa midka ugu dhibka yar
kan seddexaad waxaa la dhahaa Emla Cream
marka waxaa fiican inaadan adeegsanin mar kasta waxaa fiican inaad adiga ibarto si aad dib uga dhigto biyaha adoon adeegsan wax daawo ah


walaal kareemooyinkan oo dhan waxaa loo adeegsadaa daahinta biyaha  
Share this article :

22 Comments:

  1. Anonymous8/28/2012

    walaal ninka iyo naagtiisa filmaan sex ma isla daawankaraan

    ReplyDelete
  2. oo wax cilada makeeenaa daawooyinkaa

    ReplyDelete
  3. oo wax cilada daawooyinkaa ma yeeshaan

    ReplyDelete
  4. walaal filimada sexga waa dembi mala fiirsan karo, ruuxa ku dhaco waa inuu ka towbad keenaa

    ReplyDelete
  5. Anonymous8/31/2012

    Asc. Walaal. Waadku. Mahad santihiin. Hawsha. Aad bulshada u haysaan. Walaal. Waxaan rabaa inaan idin waydiiyo. Caafimaadka ku. Saabsan walaal. Waxaan ahay. Nin dhalin yara. Ah. Hada. Ka hor guur waan soo maray walal waxan isku arkay. Markaan isku junubo biyaha iga yimaada. Midabkoodu waa madoow sidii iyaga oo. Yara dhiig uu ku jiro. Wax xanuun ah. Xiin baa barar yar ku jiraa. Wax xanuun ahna malaha walaal ma igu keena karta dhib xaga. Taranka ah mustaqbalka dhaw inaan guursadaan rabaa insha allah jwb fiid insha allah wajazzakum allahu khayr

    ReplyDelete
  6. Bahda raaxada guurka, include in your recommendation that individuals should seek a healthcare professional's guidance before using the cream you have listed. for all we know the cream you have listed my interact with other medications, cause child deformities in pregnant women or women seeking pregnancies, excerpate conditions such as high blood pressure and otherwise compromise the health of the individuals your trying to educate about matters relating to the enjoyment of married life.

    ReplyDelete
  7. Anonymous9/15/2012

    asc walal ma jiraan wax creamoyiina oo dumarka marsadaan siiba dumarka qoyaan la,aanta ah

    ReplyDelete
  8. wll asc waxan ahay wiil jecel inuu guursado hadaba sidee ruuxdiin leh aan uhikaraa walaal anoo kazoo xulanaya hawenka soomaliyeed

    ReplyDelete
  9. Anonymous9/17/2012

    asc walaal waxaan rabaa in la iiga jawaabo su aasheyda oo ah waxaan ahay gabar guursatay oo xanuun ku heeso bikrada habeen kasta waan isku rafaadnay inkastoo hada aan ka roonahay sidii hore uu galaayo bahalka laakiin gudaha aan kadareemaay wax bahalka ninka qabsanaayo oo xanuun igudilaayo marka uu kunuuxnuuxinaayo waxyarna uu sii dhaafaayo meeshaas maxaa talo ah ilaa iyo hadane bikro miyaan ahay maadaama aan arag wax dhiiga oo iga yimaaday mise weebA dhiman tahay bikrada jawaab dagdaga mahadsanid

    ReplyDelete
  10. asc. saliida xabad soodada hadii lamariyo xubinka taranka ragga wax dhib maku keeneeysa . wax faaida maleedahay. fadlan iiga soo jawaab

    ReplyDelete
  11. Anonymous10/15/2012

    s.c waxaan rabaa inaad iisheegtaan waxyaabaha dabiiciga ah ee raajiya biyo baxa. thanks

    ReplyDelete
  12. nin ku maxu hadu cuno ku kacsan kara

    ReplyDelete
  13. Gabadha ka cabanaysa Bikrada

    Mushkiladaadu uma eka bikro ee waxay u ektahay farsamoxumida odaygaaga oo aan isleeyahay wuu degdegayaa ee dib u joog dheh inta aad kacsiga si buuxda uga qaadanaysid.

    Tan xanuunka iyadana waxay u muuqataa inaad la il daran tahay infection oo aalaaba dumarku ka sheegtaan lagana yaabo inuu kaga yimaado ninkooga laakiin aan ku baraarugsanayn inuu isna buko

    Tan bikrada; Bikrooyinka qaar waxaa xuubku dillaacaa keliya marka gabadhu ilmo dhalayso oo ma jabaan ee hoos bay u diismaan laakiin taas macnaheedu ma aha inaad weli bikro tahay oo waa bikro jabtay marba hadduu odaygu si caadi ah u wada gelayo gudaha xanuunka yeelkiise.

    ReplyDelete
  14. Anonymous11/01/2012

    walaal saalan kadib maxaa keeni kara in xaaskaadu ay dhibsato inaad u galmooto maxaaanse ku kasban karaaa in ay galmada u xiisooto ?

    11/01/2012

    ReplyDelete
  15. inay ka xishooto xaaska galmada waxay u noqonaysaa dhaqanka iyo caadada, naagaha soomaali ku dhashay way ka duwan yihiin kuwa ku dhashay dibadda marka adiga ayaa lagaaga baahan yahay inaad ka saarto xishoodka idin dhexyaalo

    ReplyDelete
  16. Anonymous11/07/2012

    shukran marka fadalan talao isiiya maxaan xishoodka kaga saari karaa waxaan aaminsanahay inay aad ii jeceshahay balse xishood dartiisa ay waxyaalo badan iga dideyso waliba xiliyada galmada tusaale hadii aan kala shakaysto galmada ma ogalo ama aad waydiiso sida ay ka hesho ama ay jeceshahay
    marka maxaan kaga saari karaa xishaadkaas faraha badan

    ReplyDelete
  17. Ascwrwb salan kadib waxan ahay gabar mehersan lkn aan gurigalin wali walal ninkayga malinta uhoraysan kulano seen uladhaqma? ani waxan ahay inan aad uxishood badan xishodka markan ninkayga lajogo ma laiiga bahan yahay? please ilataliyo jawabtinu waa muhiim

    ReplyDelete
  18. Anonymous12/05/2012

    asc anigu waxaan ahay 26-jir seegadana mabadsan oo 3-dii biloodba mar ayaa laga yaabaa iney ahaydbalse hadda waan guursaday waxaana aan isku arkay biyo bax deg-deg ah weliba mararka qaar xilliga aan xaaskeyga istiiminayo amaba markaan geedka ku taabto ilaa 15-daqiiqo kadib ayuuna geedkeyga dib usoo kacaa ee fadlan ila taliya mahadsanidiin

    ReplyDelete
  19. a/c asxaabta wan idin salamay salaan kadib ani waxaa ahay wiil jira 23 sano waligay ma guursan waligayna masiigaysan dareen wan leeyahay waliba mid badan misana waan iska ilaaliyaah inaan sinayso amase aan siigaysto waliba kumanaan fursadood baa isoo martay oo aan waxaas oo dhan kusamayn karo waayo wax walba waxay kayimaada maskaxda waadna koontarooli kartaah maskaxdaada hadaba dhalinta soomaaliyeed waxaan usheegayaah waa inaad ilaaahay ka baqdaa xusuusnaataana aakhiro hadii aad dareenka celin waysana guurso hadii aad is tiraahdeen qofku waxba ma dayn karo amase ma adkaysan karo hadaba aniga tusaale igu qaata
    mar walba oo aan wax dareen waan is ilowsiiyaah maskaxdana wax kale ayaan ku maaweeliyaah marka wax ayaan barta
    ah inta aan dhamaysanaayana ma rabo inaan guursado amse aan meel kale galo markii aan kaso jeesto taas ayaan isku dayi doonaah howlahaas guurka adkaysta aqyaartaaay!

    ReplyDelete
  20. farhan sxb mar ama labo waad ku tuuratay lama sheegin somali aan siigeysan oo qaan gaar ah lkn waan kula kaftamayaa waa runtaa waxa aad sheegeyso wax kasta waa maskaxda aniga hada waan siigeysan jiran lkn waa joojiyay 2 isbuuc ka hor

    ReplyDelete
  21. walaalkey maasha allah fiican baad samaysay wixii aad smaayn jirtayna ilaahay hakaa cafiyo hadana mar danbe usmayn kk kaftankyna wa furanyahay walaalkey ,,,,,, farhan

    ReplyDelete
  22. walaalkey maasha allah fiican baad samaysay wixii aad smaayn jirtayna ilaahay hakaa cafiyo hadana mar danbe usmayn kk kaftankyna wa furanyahay walaalkey ,,,,,, ffarhan

    ReplyDelete

Followers

Online visitors

 
RSS Feed: http://www.xidig.com/rss.xml
Copyright © 2013. Raaxada guurka - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger