Marka aynu soo hadal qaadno Galmo waxaynu badankeenu aaminsanahay inaan wax badan naga dhimanyihiin Soomaali ahaan Galmooyinka aan sameyno iyo kuwa aan Dabiiciga u aragno.
Hadaba Codadka labada dhinacba waxay dareen galisaa dhinac kasta muhiimada maanta waxaynu siineynaa Dhanka dumarka sida ay Baaritaano culus sameeyeey Aqoonyahanada Galmada ee Raaxada.com oo ukuur galaya ka dhaadhicinta Galmada Sharciga ah ee Shacabka Soomaaliyeed.
Sida la sheegay  dumarka waxay kula baxaan ilaa Afar qeybood
1- kuwaasoo lagu kala sheegay iney yihiin Haweenka Qeyliya oo aan iska warheynin,
2- haweenka Riima Sidii ruux Dhaawac laga taabtay ,
3- haween Codkoodu ku egyahay Neef xad dhaaf ah kuwaaso lamoodo iney daalanyihiin misana Raaxo utahay,
4-  haweenka Shibanaha oo iyagu hadalba uusan cunuhu so gaarin.

Tags:

26 Responses to “Haweenka qayliya xiliga galmada”

Anonymous said...
8/26/2012

walaal gabdhaha somalidu ma leeyihiin qayladaaa xiliga galmada


Anonymous said...
8/27/2012

Haa way leyahiin, aniga heer waxuu garay duqayga
tv uu dherayo ineen caruurta qaylada eey maqlin
marka waxaay ku xeran tahay sida aad u kacsato ama uu ninkaga kugu raxaayo...


Anonymous said...
8/28/2012

asc RG idinkoo mahadsan, naaska madhici karta inuu is bedelo ayadoon la taaban, oo aysan gabadhu wax dhalin, lknse cayil uu suurta gal yhy, isbedelka waxan ula jeedaa inuu noqdo mid aan qurxooneen, oo dhuuban mcnaha kula muuqataa inuu jajabay?


Anonymous said...
8/29/2012

waxaan ahay 25 jir muddo 10 sano ah ayaan seegeysanaaye maalin walba ama maalin dhaaf hadda guskeyga ma kacaayo laakin dareen waan leeyahay . maxaa ii talo ah ?


RG said...
8/30/2012

walaal naasaha isbaddalkooda wuxuu u noqonayaa hormuka jirka naagta marka ay uur leedahay way ka duwantahay marka ay dhasho way ka duwantahay marka uur leedahay way ka duwantahay xitaa marka ay kacsato naasaheeda way ka duwan yihiin marka ay dansantahay


RG said...
8/30/2012

seegada ka fogow sidaada ayaad ku sooo noqonaysaa inshaa allaah


Anonymous said...
9/03/2012

waxaa dhacda dumar dhalay ilaa 5 caruur ah amaba ilmood oo hadana naaskii kadhicin maxaa sababa taasna_.


Anonymous said...
9/07/2012

walaal wan ku salamayaa , walala waxaan raba ain aan ku way diyo waxaan ahy wiil mar dhaw guursaday , waalaal xaaskayga maraan u tagaaye marki ugu horeeysay , waxay aheed gabar aan soo guursan , walal ugu horeen marakaan galmada bilabay waxaan la kulmay dhiig badan waxaan ku dhahay waa maxay dhiiga waxaay igu dhaday waa bigradayda , niiga waa uu is ka socday ilaa ana dha maysto howsha , isla markaas ma dareemaynin meel xerren oo furatay isla markiiba waa uu galay ilaa aan is way diiye aaway bigradii ama waa maxay sida fudud aad wax walbo ay u galeen , aniga ma aan soo goorsan wali waxaan maqli jiray gabadha bigrada waa lagu rafaadaa, marka waan yaaba nahay, dhiigii waa uu is ka socday ilaa ay iga dhado caada igu dhacaday ayaan u malay naa , runtii shaki badan aya igalay waana yaa banayy ila soo talo wlala, waxaan kaloo layabaay markay caad ka qabeesatay waxaan u dhaqmaynay labo qof oo mudda sanado is qabay waxa ciriiri majiro meel wayn oo iska furan waaye shakiga kale waa kaay


RG said...
9/07/2012

walaal dhiigga bikaarada sidaas uma badna teeda kale naagta bikaarada ah hal oo bahalka la geliyo kuma bikrojabto, haddii uu galana sidaa waasac uma aha, laakin way dhici kartaa xaaskaaga inay sidaa u dhalatay kuma tilaami karno inay inay xumaan soo samayn jirtay, laakin adiga ayaa soo saari kara mustaqbalka haddii aad u kuurgasho dhaqankeeda, waayo qofka wixii uu u bartay iskama reebi karo, marka shakiga iskaa daa ee Alle baryi inuu xumaata idinka fogeeyo


Anonymous said...
9/12/2012

asc


Anonymous said...
9/13/2012

Ascw

Gabdhaha somaaliyeed siday u badanyihiin ninka shisheeya ayey ka doorbidaan ninka somaaliga ah. Maxaa ugu wacan?


Anonymous said...
9/14/2012

acw walal sual an qaba gabadh sidey uu fudud oo lo bikir jabinaya yacni habkey uu fudud oo la bikrjabinaya maxasey laku karan kara inay bikirtahay wa maxay asnanta laku karan karo.


Anonymous said...
9/18/2012

nagaha sidee lagu kala karana karaa mida kacsiga badan iyo mida kale adigoon taabanin marka ahore


Anonymous said...
9/19/2012

asc walal waxan u jawabayaa wiilka gabadha guursaday walal sideedaba bikrada waa wax xitaa sahalan oo ku jabikara galmo la,aan sida haday gabadhu baskiilka wado fardaha iwm, mideeda kale hadii habenkii ugu horeyay kadib cadana ku dhacday isbadal ayaa imanaya oo mesha sideedii hore way ka badalmaysaa cadi ayay iska noqonaysaa qofkana ma xanuusanayo waayo bikrada waa xuub yar oo sahlan siday soomalida u taqanana maha why somalida waxa ay egaan gabdha dulelkeda inta uu lektahay ee la soo guday lakin qofka an lagudin isku mid maha waxadna daremaysaa kalia inay wax kudaha kasoo celinayaan bas malinta danbe meshii sideedi noqonmayso cadi ayay iska noqonaysaa dadkana waa ay kala duwan yihiin haka shakin xaaskaaga insha allah kheyr


RG said...
9/20/2012

way adag tahay inaad ogaato naag kacsi badan
laakin waxaa jira astaamo soo dhoweynaya inta badan waxaa ka mid ah

1- dabeecad kululaanta
2- firfircoonida saa'idka ah
3- naagta cuntada badan cunta inta badan way kacsi badan tahay


Anonymous said...
11/12/2012

walaal waxaan donayaay inaan idin waydiyo su,aal
waxaan ahaya will xasle kadib markaan udhaqaqo xajada galmada ee an sitin ama bashayn aan ugalo way didaa inaan ku rago oo waxy dadoor bidaa inaan galmda horay u bilowno aniga waxaan ka fikiraa yida oo an jeclahay inaan si adag ugu raxeeyo ee maxaan yeela


Anonymous said...
12/08/2012

salaan kadib walaal waxaan rabaa inaan idin weydiiyo kiriimka bahalka lamariyo ee weyneeya ama biyaha daahiyaa wax dhib ah malaha miyaa


Aafks Sharaf said...
1/11/2013

Waxan u jawabayaa ninka ka shakisan gabadha sida sahlan uu ugu galmooday habeenkii ugu horreysay; walaal horta Allah ayaa og xaqiiqda balse kheeyr uun malee, waxan ku shegayaa in ay gabadhas lahan karto nooca bikrada elastic hyamin-ka loo yaqaan ee haddana circle ka u sammeysan kaso samaxa ama ogolada in uu bahalka ninka toos u galo isaga oonan wax resistant ah sameynin, lakin gabadhada hadday u gudneyd sidii tollinka ahaa e dumarka Somalida waxabaa kaa hor imanaya dhibkii iyo ciriirigii maqaarka ama dusha sare intaan lagaarin xuubkii yaraa ee iska sahlanaa ee lahaa ilaa dhowr nooc ama shape..

Waxaa kaloo laga yaaba dhigga ka yimi in aysan ugu tala galin ee aysan waqtiga lafiirsan ee uu cabsida habeenkaa uga soo dagdagay, dhiigga wuxuu wataa dhareer sometimes ee ma ahaado mid sida biyaha uun u dareersan, marka dhareerkaas lasocda ayaa ogalaan kara ama fududeyn kara gabadhii bannaneyd ee aan maqaarka kore haddana lahayn in uu geedkaga si sahal ah ugalo..
Mar haddii uu galana waxa ay dareentaa waa culeys iyo dhhib aan aad u fara badneyn ee maaha xanuun ku celiya ee aad galmada kala sameynweysaa..


Wabillaahi towfiiq..


Anonymous said...
1/13/2013

wll waxaan idin waydiiyey gabadha i jecel seen ku ogaan karaa seense ku ilowsiin karaa


Anonymous said...
6/18/2013

sc walaal waxaan ahey xaas odeygeyga waxuu uu jecel yahey galmada markuu qaadka cuno,normalka marka aan nahey ma ahan qof igu faraxsan,maxaa keeney.


RG said...
6/24/2013

run ahaantii qaadka aad buu u saameeyaa galmada marka waxaa fiican inaad kala sheekaysato arrinkaas ninkaaga


Anonymous said...
7/08/2013

sc walaal waxaan doonayaa inan idin suaalo waxaa aad iyo aad iigu badan kacsiga,qof xaas baan ahey odageyguna ma doonayo inuu ila raaxeysto,waxaan dareemayaa inuu i dhibsanaayo,maxaan sameyaa wsc wr wbr


Anonymous said...
3/19/2014

u sheeg runta,
runta wax ka fiican maleh waana waajibkiisa in uu ku qanciyo mar walbo aad dareento kacsi


Xalane AI said...
7/28/2014

ana waxaan u jawaabayaa wiilka gabadha ka shakiyey, qoraalkaaga waan akhriyey dadka kuu soo jawaabeyna waan akhriyey sidey sheegayaan waa sax talooyinka ay ku siiyeena kuli waan ku raacsanahay, mid yar oo ay ka ilaaween oo medical condition noqon karta ayaan ku darayaa. gabadhu hadey fircooni tahay arinta bikro jabinta si normal uma dhicdo intabadan ama hadii si xoog oo gently ama tartiib ahayn loo furo xuubkana wuxuu keeni karaa darbiga dhuunta farjiga ama gudaha farjiga uu dhaawacmo, halkaas oo ka dhaw yihiin xididada dhiiga in dhiig bax abnormal yimaado waayo meesha dhaawac ayaa yimi waxa soconayana waa dhiig caadi oo meel dhaawacanty kayimi, dhiiga xuubka bikrada ma badna wuu iska istaaga. marka xalad caynkan oo kale isbitaal in aad gayso ayaan kugula talin lahaa. salm calykum


abdirahman mohamed said...
8/14/2014

asc dhamaan bahda webka su.aashaydu waxay tahay habeen baan riyooday kadib riyadii oo socota baan ku toosay kadib shahwadii baan isku celiyay aniga oo ka taxa diraya in ay biyahu iga baxan oo dhibsanaya in aan halkaa janaabo ku qaado markaa wax dhib ah miyaa iga soo gaadhaya xaga caafimaadka maadama aan biyihii isku celiyay ± waanad ku mahad santihiin


RG said...
8/15/2014

biyaha kaaga baxayo riyada wa dhib ah kuuma keenayaan, waa wax si dabiici kaaga yimaada, iskama calin kartid waayo hurdo ayaad ku jirtaa, ee ma aha wax adiga aad samaynayso


Post a Comment

Su'aalaha iyo jawaabaha

Followers

Emailkaaga

Kala soco wixii cusub emailkaaga

© 2013 Raaxada guurka iyo Somali news. All rights reserved.
Designed by SpicyTricks