Home » , , » Sida lagu garto xaaska marka ay galmo rabto

Sida lagu garto xaaska marka ay galmo rabto

Written By RG on Friday, July 13, 2012 | Friday, July 13, 2012

inta badan dumarku way xishood badan yihiin, siiba arrimaha galmada  sida nimanka oo kale naago caddaysanya inay galmo u baahan yihiin  way yaryihiin siiba kuwa da'da yar oo u dhexaa 15 ilaa 29 marka haddii ay u baahan tahay xaaska galmo waxaa laga dareemaa waxyaalo ku tusinaya inay diyaar tahay waxaa ka mid ah :
1- inay is qurxiso oo dhar fiican ay soo qaadato oo ay ninkeeda sugto hadduu maqan yahay
2- inay kaftan farakacayaar ah la gasho ninkeeda
3- inay dhar khafiif soo qaadato sida diraca oo kale iyadoo aan hoos wax ka gashanayn oo ninkeeda sidaa ku soo ag fariisato ama hortiisa ku foofoorarsata iyadoo si daran baryaheeda u muujinaysa oo iska dhigaysa inay wax dhulka ka gurbinayso
4- inay ninka ku tiraahdo dhabarka baa la iga hayaa ee ii riixriix
dabcan ninka wuu iska fahmi karaa waxa ay rabto isagoo aan kaali   oran buu weerarayaa
Share this article :

77 Comments:

  1. Anonymous7/15/2012

    Dirac khafiif ah oon hoosta waxba laga wadan oo horteyda la mar marayo ama la forfoorarsanayaa/ mmmmmmmm ma anaaba iscelin kara.

    ReplyDelete
  2. Anonymous7/15/2012

    anigu walal su aal baan aad ugu baahanay in layga jaahil saaro waana tan soo socota
    wxan guri lahaa mudo 8months ah wax uur ah maan yeelan dhaqaatiirtuna wxay yidhaahdeen caadi baad tahay waxba kaama xuma wxan bahdan raaxada guurka ka aqristay inay jiraan naago biyo khafiif ah oosida kaadida ah kasoo burqadaan siday usifeeyeena anaabaad moodaysay inay i ogyiin markaa biyo caadiyi marna igama iman waxaa aan urta lahayn ee aad kaadida moodo mooyaan wll bal ila taliya fadlan

    ReplyDelete
  3. biyaha noocaas ah goorma ay kaa imanayaan ? masee badan yihiin?

    ReplyDelete
  4. Anonymous7/16/2012

    Cadi maha

    ReplyDelete
  5. Anonymous7/16/2012

    A,S,C. walaal su,aal ayaan qabaayee iga jaahil bixiya aniga waxaan ahay ruux markasta dhiiga caadada ku xanuunsada waxaana isticmaalaa kaniini iyo cirbid marka oo bil kasta ah marka in aan uur qaado ma igu atkeeneeysaa mase waa iska caadi walaal adiga oo mahadsan iiga soo jwb. W,C,S

    ReplyDelete
  6. Anonymous7/17/2012

    waxaan la yaabay aniga 31 ayaan ahay kacsigana igama dago

    ReplyDelete
  7. kaniiniga ayay ku xirantahay siduu yahay waxaa fiican inaad dhakhtarka weyddiisid hadduu uurka reebayo iyo haddii kale

    ReplyDelete
  8. Anonymous7/17/2012

    Gabadha su,aasha qabto walaal 8months ayaa lagu qabaa waa caadi walaal uurko waa ilaah kusii marka waxaa jira dumar ilaa iyo 1 ilaa 3sano aanan uur qaadin. mudadaas kadibna qaada uurka marka wax wal wal ah ha is gali insha,alah waad heleysaa haduu ilaah kuu qoro insha,alaah

    ReplyDelete
  9. aminasahro7/18/2012

    asc walal waxaan ahay gabar aan wali guursanin
    waxaan la nolahay hoyodeey....hoyo mar badan u keenay wiil aan is faham nay kuli qabiil ku diiday aniga neh waxaan ahay gabar 20 sano jirna dareen kega xad dhaaf yahay waan soomay markii aan anfuro ayaaa kacsahaa hada neh walal maxaa sameeyaaa....hoyo neh soon badan ima ogolaaa waayo madaxa iyo dhagtaa ka qalanay inkastoo qaliin kega 9 bil ka soo wareegatay hada neh baahi uma adgeeysay karo waayo yaraan teey deda eedo xun isoo korisay oo baahi igu dishay ilaa hada nafaqo jirkega weey i soo nqo la dahay talo wacan

    ReplyDelete
  10. Anonymous7/18/2012

    Waxaan talo siinaya ninka 31 jirka ah ee kacsiga badan leh; taladaydu waxay tahay soon, caano ciir ahna cab.

    ReplyDelete
  11. waxaa fiican in aad ka dhaadhicid hooyadaada haddii aabe joogana isaga aad u adeegsatid, waayo haddii aad sidaa ku socoto waxaa laga yaabaa inaad xumaan ku dhacdo

    ReplyDelete
  12. Anonymous7/20/2012

    NAAG CIYAAL HAYSATA JOOGTA QURBAHA MARWALBA JECEL WAREEG XAD DHAAFA AAN CIDNA WAXBA KAMAQAL ISLAQUMAN MARWALBA XURMAYNIN DADKEEDA IYO NINKEEDA TOONA KUYARAATAY TIXGALINTA DADKA LATALIYA EE QARAABADA AH UDHAW IN AY BAABI ISHO WIXII ALLA KABEERAY TALO KAKEENA

    ReplyDelete
  13. Anonymous7/21/2012

    kkkkkkk

    ReplyDelete
  14. Anonymous7/21/2012

    asc dhammaan umada muslimka ah waxaa rabaa suall in iga jawbtiin ama icaawisiin thanks, ani waxaa jiraa 18 sano jirkeyga xaad xad dhaafa ku taal gaar ahaan gamcaheyga soo waa dhibsadey madaama gabadh ahay yurubna aa joogo oo dadku anay jecleen xaada. waxaa maqley oo hooyadey ii sheegtey marar badan oo is dhahay iska xiir iney ugu badaneyso adkaneysona hadana hooyadey ma ogala inaa iska xiiro waxeyba lee dahay maandhey waa qurux ee iska hayso ,,,, marka ma jiraan wax lama riyo ama la cuno ama keena xaada o iska daayo plz G.R iltaliya

    ReplyDelete
  15. Anonymous7/22/2012

    Aniga ma iscelikaro xatee hadhey gaba saar la aantahay ayna wadato rajastiin

    ReplyDelete
  16. asc walaal suaal

    waxan ahey nin aad iyo aad ku dhiban xaga galmodka madaama ee naagteydu marwalba oo rabo ee i diideyso.
    10 sano ayaa qaba wey tirsantahey inta galmood aan sameyney.
    marwalba ee i diido waxaan ku dhahaa allah ka cabso ninkaagi xalaasha ahaa ayaan ahey.

    takale waxaan raadiye sababta, balse waxaan ogaadey iney biyaha gacanta isaga keento marka aan maqanahey.
    maxaa tala????

    ReplyDelete
  17. xaadka waxaa lagu tirtiri karaa daawooyin loogu talaggalay, waxaa jira kareem la mariyo oo kaa suuliya oo nadiifiya

    ReplyDelete
  18. Anonymous7/24/2012

    WLL WAAN LA SOCDAA INAY MUDO YAR TAHAY SIDEEDA BILOOD EEN GURIGA LAHAA BALSE WXAN SU AASHA IDIIN SOO WAYDIIYAY BAL INAY JIRTO SABAB HADAAN SAMEEYO AAN UUR YEELAN LAHAA AMABA WAX TALO AH ISIISAAN IISHEEGTAAN WAX IGA DHIMAN

    ReplyDelete
  19. Anonymous7/24/2012

    waxaan ahay gabadh soomaaliyeed waxaan ahay gabadh aad u dareen badan la imna qabo wali maan guursan sidaasooy tahay waxaan la kadeedanahay naftayda xakamynteeda hada waqtigana diyaar uma ihi inaan guursado maxaa yaraynkara dareenka ee talo iyo tusaale ah eed igula talin lahaydeen w/c

    ReplyDelete
  20. walaal sida muuqata gabadha waxay soo baratay seego marka seegadii ayaa maskaxdeeda ku habsan, waxaa fiican in adiga aad u adeegsato fartaada iyo gacantaada siiba inaad u salsalaaxdo meesha kintirka farjiga bannaankiisa kore kaddib marka aad sidaa u yeesho waxaa laga yaabaa inay la qabsato raaxadaada

    ReplyDelete
  21. walaaley kacsiga waxaad kaga adkaan kartaa inaad is mashquuliso oo aad cuntada isaka yarayso soonka badi

    ReplyDelete
  22. Anonymous7/24/2012

    Asc wr
    @Chris demenagement,
    Saxiib gabadhaas aad ayaad ugu samirtey. 10 sano waa wakhti dheer.
    Waxaan kugula talin lahaa inaad u sheegto in haddey sidan iska beddeli
    waydo aad guursaneyso. Haddey wax iska bedeli weydana aad naag
    kale la guursato. Markaad guursato ka dib waxaan aaminsanahay inay
    2 midkood dhacayso. Inay inta masayrto i fur ku dhahdo ama ay tartan
    la gasho xaaska cusub oo ay isbeddel badan sameyso.

    Laakiin intaadan guursan u sheeg inaad guursaneyso, ayna kugu kallifeyso
    waxaad xaq ugu leedahay oo ay kuu diidey, ayna iyadu masuul ka tahay.

    Allaha kuu fududeeyo.

    ReplyDelete
  23. Anonymous7/25/2012

    walalyaal wxaan idaina kacodsnayaa bahada Raxada guurka iyo inta ku xidhanba Tallo iyo Tusalle dhaxalgal ah . anigu waxaan jiraa 35 sano waxana ahay nin seegadu dishay oo ku walfay. ugu yaraan 3 jeer ayan sameeyaa. markii aan arkay xanunn ah ilow Xanaaq-badan iyo murqo xanuun iyo waliba Biyo-Bax-Dagdaga 2daqiiqo Gudahood wxaan dhor jeer ka dhaartay inan sameeyo hadana waxaan Markaa anigoo shaqadii macaanayd faraha kula jira si kastaba waan sameeyay waan joojin kariwayay lakiin hada 2 bilood yaan joojiyay oo rabadan ku jirto wall maxay sababi kartaa Mustaqblakayga cafimaad , hadiiba aan joojiyo sidaas ma ka dawoobayaa Biyobaxa dagdaga Talo iyo Dhaqtarnimaba isoo Cawiya Please , Khayr ilahay hadin ku badalo wixii aad igu cawisaan, ee Dawayn iyo taloba ah insha allaah .!!!!

    ReplyDelete
  24. Anonymous7/26/2012

    walaalo sidee 10 years ugu jirtay dhibkan
    aniga 2 ama 3 bari haduu xajiga ii tagin ma ba jogi karo waan xanaqaa

    ReplyDelete
  25. Raaxada Galmada7/27/2012

    "walaalo sidee 10 years ugu jirtay dhibkan
    aniga 2 ama 3 bari haduu xajiga ii tagin ma ba jogi karo waan xanaqaa"

    Maashaa Allaah nasiibuu leeyahay ninkaagu. Xaaskaaga oo kuu xanaaqaysa haddaadan 2 ama 3 beri u tegin yaaba heli kara. Laakiin hadduu kuu iman waayo maxaad sameysaa? Ma isaga intuu kaaga imanayaad sugtaa mise waad doonataa oo hawsha waad billowdaa? Mise xanaaq unbaad meel la fadhiisataa?

    Raaxada Galmada

    ReplyDelete
  26. Raaxada Galmada7/27/2012

    Gabadha dareenka badan,
    Walaal Ilaahay talo saaro ee iska guurso haddiiba
    uu jiro nin guur diyaar kuula ah, haddii kale waxaan kaaga cabsanayaa inaad denbi ku dhacdo, qaab kasta aad ugu dhacdide (Siigo ama zina).
    Sababaha hadda guurka kaa hortaaganna meel isla sii dhiga ninkaad guursaneyso oo xal u hela. Laakiin sidan aad sheegeyso waxaa isu kaa kaashanaya shaydaanka iyo ragga qaarkii oo zina doon ah.

    Raaxada Galmada

    ReplyDelete
  27. Anonymous7/27/2012

    Haa walaal aniga ayaa doonto,, marka aan xanaaqo waxaa waye marku iga saaxdo ama dhaho waan dalanahay.. lakiin xanaaqa waxaa waaye mid markaas ah mahane uurka agama xanaaqo. markaan soo kacno ayaan oga shekaya inan xalay xanaqay....

    ReplyDelete
  28. Raaxada Galmada7/28/2012

    Saasaa loo baahan yahay. Inaysan gabadhu ka xishoon ama ka cabsan ninkeeda ee markay u baahan tahay doonato oo aysan isaga mar walba sugin.
    Sida badanna ninku hadduu ka seexdo xaaskiisa ama uu ku dhaho waan daalanahay, hadday xaasku hawsha billowdo oo ay kiciso ma dhaafayo.

    Ma aha xaasku iney ku koobnaato oo keliya inay isu qurxiso ninkeeda, laakiin iyadoo isu qurxineysa ayaa haddana waxaa wanaagsan ragguna jecel yihiin ama xiiseeyaan markay xaasku soo raadsato oo ay billowdo hawsha.

    Raaxada Galmada

    ReplyDelete
  29. Anonymous7/28/2012

    SU,AASHAYDA, WLL WAXAN AHAY NIN DHALIN YARO AH OON WELI GUURSAN, DAREENKIISUNA AAD UBADANYAHAY, WAAYO HADAY GABADHI ILASHEEKAYSATO OON WAXDAREEMO BIYUHU WAY IGA SOOBOODAAN, HADAAN ARKO WAXDAREEN SAMAYNAAYANA WAA LAMID, BAHDA DHIBTAA SAA IHAYSATEE ILATALIYA

    ReplyDelete
  30. Asc waan idin salamay waad mahadsantihin

    ReplyDelete
  31. Anonymous8/05/2012

    wll wali su aal aan ku qanco idinkamaan heline fadlan isoo jawaba
    waxan ahay gabadh 8months guri leh wax uura aan yeelan biyaha iga yimaadaa waa khafiif bilaa ura oo aad kaadi moodo waana sidii kuwii websitekan lagusoo qoray ee ahaa {NAAGA BIYAA KASOO BURQADA EE NOOCAASA WXA LA OGAADAY INAY KAYIMAADAN QANJIDH DHOW MANA AHA KUWII XAQIIQADA AHH}
    wll isheegtaan sidaan biyo ilmo kasamaysmo oocaadiya ku raadiyaa FADLAN OO FADLAN IISOO JAWAABA

    ReplyDelete
  32. Anonymous8/05/2012

    WALAAL AADBAAN IDIINKU MAHAD CELINAYA WAAYO DADKA WAA RAALI GALISAAN ANA SIDAASAN IDINKA RAJAYNAYAA

    ReplyDelete
  33. biyahaas kaa soo burqanaya kaama reebi karaan inaad ilmo dhasho ee waxba haka walwalin

    ReplyDelete
  34. Anonymous8/06/2012

    kawaran hadaanay biyo caadiyiba amanayn muxuu kasamaysmayaa ilmuhu

    ReplyDelete
  35. Anonymous8/06/2012

    walaal su aasha aan qabaa waa hadii aanay labada qof ee isu galmoonayaaba biyo bixin uu mid kaliyi biyo baxo uur muu iimaan karaa

    ReplyDelete
  36. naagaha biyahooda inta badan ma muuqdaan, xitaa marmar waxaa dhacdo naagta oo aan kacsanayn inay uur qaado waxaa muhimsan keliya ninka inuu baxayo

    ReplyDelete
  37. Anonymous8/07/2012

    asc walaalayal waad salaamantihin salaan kadib sual ayann rabaa inaad iga jabaabtann waxaan guursade gabadh iniin ah,,gabadhii markan utage bahalka sidaanti an ugaliye hore ayuu ugu caraare wax ciriiri ah maana arag ,lakin dhiig yar oo caas ayaa ka imid ,sidaan ku arke qofti ayiida iga horeese bahalku cariiri ayuu ahaa buunda ayan ka xaluuli jirey,hada waan shakiyay qoftas bikro miyaa la oran karaa? Pls jabaab 4rm dumarka iyo experts of rgka

    ReplyDelete
  38. Anonymous8/08/2012

    s.c su.aal ayaan qabaa anigoo wada salamaya dhaman dhalinyarta isku xil qaatay in ay su, aalaha raaxadda guurka ka jawwaban su, aashaydu waa xaas baan leeyahay mudo sanad ah markaanu raaxaysanayno waxay qaadataa ila 20 minute inaan kasii baadiyo ayan rabaa ilaa 45-1 hour maxa talo ah ee khibrad ugu dhaantaan sidan wakhtiga galmada ama raaxada usoo dheerayn lahaa anigoon eegayn xaaskayga lakin aan anigu jecelahay inaan intas kasii dheereeyo cunto gaar ma jirtaa kaluunka ayan maqlay lakiin ma hubo noocee misse kaluunka oo dhan wa same adinkoo raliya jawab iga soo siiya. mahdasanid

    ReplyDelete
  39. Anonymous8/12/2012

    walalayal sual ayaan qaba ningeyga markasto an ubahda ma i diyar garobe kara

    ReplyDelete
  40. Anonymous8/13/2012

    Salaan ka dib, walaalayaal Seegada(siigada)gabdhuhu sameeyaan wax ma u dhimi kartaa dareenkooda iyo caafimaadkoodaba?

    ReplyDelete
  41. seegada naagaha dhib way u keenaysaa sida ninka oo kale

    ReplyDelete
  42. Anonymous8/21/2012

    salamo calekum sxb gabdhaha gudniinkooda waa labo nuuc nuuc waa gudniinka fircooniga ah midna waa midka sunaha oo kintirka ayaa wax yar dhiiga la keenaa mar gudniinka fircooniga waxaa gabadha laga tolaa bahalka loo dhan ilaa ay heer ay gaarto in dhiiga iyo kaadida ay dhibto.marka gabadha gudniinka firconiga bikro jabinteedo waa dhibaato sababtuna waa toliinka kore bikirku waa hoos ee ma ahan qeebtaan la tol toley, GABADHA sunada la gudey bahalkeeda korka lagama tol tolin bikirkeeduna ma dhib badno waa just xuub kaliya waaye xuubkaasi ayaa ah bikirka lasheego oo dhan kadibna waa qasab in dhiig uu yimaado marka walaal shakiga iska dhaaf ee nimcadaada iimaanso waad mahadsantihiim dhamaantiin

    ReplyDelete
  43. Anonymous8/24/2012

    ac wr, waad salamanthiin, naagihi waxay ugu naceen markaan u tago daqiiqad gudohood baan ku biyo baxaa,sideen yeela daawo ma heli kara ama naag iigu sabreeso saas.

    ReplyDelete
  44. biyabbaxa degdegga in badan ayaan ka hadalnay marka daawo rasmi ah ma laha waxaa ugu fiican ruuxa inuu isbaro oo marka ay ka soo dhowaadaan biyaha oo qaabka baddalo niyadda kala dagaalamo, daawooyinka la qaato oo dhan dhibaato ayay keenayaan mustaqbalka

    ReplyDelete
  45. Anonymous8/25/2012

    asc waxaan jeclahay in aan tallo ka siiyo gabadha 8months guriga laheed oona jeclel in uur yelato wixii aan ku dhaamo 3shaybo way ku sacidi karan 1-dib u fiiri xilayada galamada meeqa jeer isku tagtan haben ama malin hadi ay badan tahay isku daya in yaresan , galmada badan waxa joojisa diyargaroowga uganxta waxna macqul noqota in uurka daaho, 2- isku day in aad baratid wareega caadada waxay ka sacidaysa in aad hesho waqtiga ay bacriminta dhacdo uurna aad qadi karid hadi ilahay idin qoro, 3- kadib marki ninkaga isu galmotan same in aadan dhaqoso xamamka u adin oo qabesan ama iska dhaqin qaarka hoose , isku dhawee cajaradaade barkina u dhig labada lugood adigoo wax yar kor ugu qadesid ila 20 daqiio , tas waxa u samenaysa wax jiro spermade ninmanka qaar in powerkedu yar yahay islamarkana uggxanta qabsan karin hadi taa samesid way sacideysaa markas,

    ReplyDelete
  46. Anonymous8/27/2012

    waxan leyahay ninka kacabanayo biya baxa degdeda ah walal cudur ma ahan wana laga jaahil bixin kara waxan alagu gaarsiin karaa 30 daqiiqado inaad ku biyo baxdo kuma xirno daawo waa wax basiid ah oo tala ubaahan ragbadan sidada ookale ah aya jiray oo aqoon la aan ugeysay iney hal daqiiqa ama laba daqiiqo ku biya baxaan hadan markan siinay talo iyo warbixin ku sabsan biya baxa deg deg ah waa noo soo mahad celiyeen hadana waxey leeyihiin mudo hal saac ayan ayan shaqada ama galmada wadi karnaa hadii ubaahantahay talo nagala soo xirii isdawey@hotmail.com

    ReplyDelete
  47. walaal ma heli karaa daawooyinkaa maxaadse adugu iigu diide oo ciladoo ay leeyihiin .

    ReplyDelete
  48. walaal ma heli karaa daawooyinkaa maxaadse adugu iigu diide oo ciladoo ay leeyihiin

    ReplyDelete
  49. waxaa ku wiidinyaa wle
    dadka leh dhiiga B+ xaalkooda ma uurayn karaan miyaa A+ O+ ama bey dhib badan tahay ninka dhiigisu B+ yahay mise dadka B+ wada ah miyaa haboon inay is guursadaan bal arintaa warbixin iga sii

    ReplyDelete
  50. wax ka jira ma laha waxa la sheego oo ah haddii ninku yahay A+ naagtuna tahay O+ inaysan dhali karin

    ReplyDelete
  51. Anonymous8/31/2012

    Asc Walaal aad ayaydin ii soo jiidatay sida cilmiyaysan ee aydin jawaabaha u bixinaysaaan. jazaakallaahu khayra.

    Hadaba su aal ayaan jeclaystay inaan idin waydiiyo inshaa allaah.

    Waxan ahay nin ku cusub marxalada guurka oo waxan iminka xaaska wada joognay bil keliya.

    su aashu waxay tahay ma shay dabeeciyaaa in galmada ka dib biyo badani soo noqdaan mise cilada kale ayaa jirta ??????????????

    Yacnii marka la dhameeyo howsha ee sowjku ka kaco sowjadiisa ma shay dabeeciyaa in biyo ka soo noqdaaan dhinaca sowjada ?????????????


    Mahadsanidin.

    ReplyDelete
  52. Anonymous9/04/2012

    salaan kadib. aad iyo aad ayaan uga mahad celinayaa dadka masuulka ka aha webkan ama ka jawaba suaalaha oo ah kuwa aad iyo aad ugu faa iideya dadka somalida ah gaar ahaan dhalinyarada intaas kadib suaasheydu waxay tahay. waxaan qabaa xaas qaali ah masha allah lkn markii ay galmo aan uga baahdo aad ayey uga caga jiidaa mudo ayeyna i warawareejisaa mana garanaayo sababta ah waxaana nahay dad aad isu jecel maka aan galmo samayneynina xaaladu waxay udhacdaa si wanaagsan oo qofwalba u raaxaystaa lkn waxaan ilaaiyo hada aana fahmaynin sababta markii aan ubaahdo ay ilaa 4-5 bari umbaan tuugaa marka taas maxaa keeni kara midakale arintaas maxaa dambi aha oo ka dhalan kara 4 sanaaa is qabnaa waana sidaas

    ReplyDelete
  53. Raaxada Galmada9/04/2012

    Asc Wr
    Walaalka ka cabanaya galmada xaaskiisa. Waxaan ku weydiinayaa adoo raali ah, xilliga aad galmada samayneysaan xaaska dareenkeedu waa sidee? Ma qaadanaysaa oo ma kula wadaysaa howsha? Haddey haa tahay arrimahan bal fiiri:
    1- inuu jiro xanuun ay dareemeyso xilliga galmada.
    2- Iney xubinta tarankaagu aad u weyn tahay oo ay dhibsanayso.
    3- ineysan ka helin qaabkaad wax u sameyso.
    4- Iney uur iney qaado ka carareyso.
    5- Iney kaa xishoonayso.
    Arrimahaas ka dib waxaan kugula talin lahaa inad la sheekeysato oo aad ka ogaato sababta. Wax kasta wada hadalkaa lagu ogaan karaa iyo in qofba qofka kale uu u sheego waxa jira, taasna waxaa lagu heli karaa in la wada hadlo. Kolley iyadu way kaa xishoonaysaa iney billowdo, laakiin adigu billow oo la sheekeyso.

    Allaha kuu fududeeyo.

    Raaxada Galmada


    ReplyDelete
  54. Anonymous9/04/2012

    Asc Walaal aad ayaydin ii soo jiidatay sida cilmiyaysan ee aydin jawaabaha u bixinaysaaan. jazaakallaahu khayra.

    Hadaba su aal ayaan jeclaystay inaan idin waydiiyo inshaa allaah.

    Waxan ahay nin ku cusub marxalada guurka oo waxan iminka xaaska wada joognay bil keliya.

    su aashu waxay tahay ma shay dabeeciyaaa in galmada ka dib biyo badani soo noqdaan mise cilada kale ayaa jirta ??????????????

    Yacnii marka la dhameeyo howsha ee sowjku ka kaco sowjadiisa ma shay dabeeciyaa in biyo ka soo noqdaaan dhinaca sowjada ?????????????


    Mahadsanidin.

    ReplyDelete
  55. Anonymous9/05/2012

    wllo idinkoo raaliya qofka dhuuban ma noqon kartaa xubintiisu mid dheer waa ta kalee wllo idinkoo raaliya haduu qofku naaxo xubintiisu ma yaraanaysaa wllo isoo jwb idinkoo raaliya jazakalahu khayr

    ReplyDelete
  56. dhererka xubinta taran waa dhalasho iyo dhaxal kuma xirna dhuubnaan iyo xoog

    ReplyDelete
  57. ma banaan tahay inaad xaaskaaga farta ugu raaxeyso xagga diinta islaamka

    ReplyDelete
  58. Anonymous9/12/2012

    asc salan kadib waxan ahay gabar soomaliyeed waxan qaba su,aal waxan doonaya bahda raxada guurka iga soo jawaabtaan idinkoo mahadsan su,aasheydo xiliga galmada waqtiga biya baxa wandareema calaamdka biya baxa lakiin biyo igama imadan fadlan hadii aad ii faa.iideynkartaan iga caawiye maxa keeni karo mise weydhacda

    ReplyDelete
  59. Anonymous9/12/2012

    nagaha ma biyo baxaan dhamaantood mise waxa jiro qaar aan biyo bixin

    ReplyDelete
  60. naagaha badankooda biyahooda ma soo baxaan, laakin gariirka way gaaraan yacnii biyabbax hoose wuu jiraa

    ReplyDelete
  61. Anonymous9/15/2012

    sc waxoogaa yar oo su'al ah ayaan waayadanba maankayga ku wareegaysa taas oo ah in aad talo saxiibayaal iga siisaan, waxoogaa geedku wuu yara dheeryayay wuuna adagyay shaqo badana wuu qabtaa aadna dareenkaygu wuu u badan yahay maasha allaah, faan igama aha, balse dhibku waxa uu ka taagan yahay marwadii ma xamilayso dhib badana way ka tirsanaysaa arintaasi mararka qaarna wayba ku xanuunsataa aniguna waan jeclahay runtii oo guur kale iskuma dayin mudo saddex sano ahba hawshaas ayaa ihaysatay oo aan qarsanayay bal talo iga soo siiya sxbaal markaan arkay webkan cajaa ibka ah ee umada ka kaafiyay hawshaasi runtaa aadbuu ii farax galiyay aadna wuu ugu mahad sanyahay hawsha wanaagsan ee uu shacabkiisa u hayo waad

    ReplyDelete
  62. Anonymous12/08/2012

    ASC Walaal waxaa suaal ka qabaa xaga ninka ku qabo hadii aad dhibkiisa kugu bato sida markuu fasaxa yahay wuxuu ku maqan yahay jaad iyo shiida la dhuuqo aniga waan dhib saday wax waqti ah ila qaado hadii aan damco oo aan galmo rabo kama helo xataa isma garto lakin markuu asaga rabo ayuu ku soo aadaa maxaa sameeyaa sida aan jeclahay ma hello oo ah in aan wada joogno afar caruur ayaa leeyahay 7 sano ayaa waxaan ky jiraa

    ReplyDelete
  63. walaal waxaa fiican inaad ninkaaga u badhigto arrinka aadna isku fahantaan, taas wax dhaama ma laha, ama markii aad u baahato aadan ka xishoonin aad isku daydo inaad kiciso

    ReplyDelete
  64. Anonymous1/17/2013

    asc wll waxaan ahay gabadh su aal ayan ku waydiinayaa habeenkii 3 joor inaan siigaysto mooyee ma seexan karo

    ReplyDelete
  65. Anonymous2/03/2013

    asc walalaha bahda RG aad ayaad u mahadsantihiin sida sharafta leh aad umada somaliyeed u qancisan alle horumar ha idin gaadhsiiyo SU'AAL ayaan qabaa waxay ttahay hadii xaaskaaga ( gabadhada oo huruda aad aad u dareentid (kacsatid ma toosinkartaa? maxaan sameeya tallo JAZZA AKKA ALLAH KHAIR

    ReplyDelete
  66. walaal haddii xaaskaaga ay hurdayso oo aad u baahato galmada oo aadan sugi karin waad kicin kartaa wax dhib ah kuma jiro haddii ay caafimaad qabto

    ReplyDelete
  67. Anonymous4/10/2013

    Scw dhamaantiin
    Walaal mudo dhowr sano ah baan xaas lahaa markastana oo aan rabo in aan u galmoodo waxey dhahi waan daalanahey anigiina aad baan u kacsi badnahey
    Bal ila tali

    ReplyDelete
  68. Anonymous4/18/2013

    asc dhamaan bahda RG suaal ayaan qabaa fadlan

    ReplyDelete
  69. Anonymous4/18/2013

    ASC DHAMAAN

    ReplyDelete
  70. Anonymous4/18/2013

    ASC DHAMAAN BAHDA RG

    ReplyDelete
  71. Anonymous4/18/2013

    asc all bahda rg

    ReplyDelete
  72. waxaan idin wadiinayaa su aal ah mara walab waxaan dareema kacsi hadii aan xaaskaga lajoogan aad uma dareemo maxaan sameeyaa

    ReplyDelete
  73. Anonymous5/10/2013

    asc walaal suaal ayaa qabaa waxaan ahay gabar oo Aan la gudin ilaa yaraanteeyea ayaa dareen lahaa iyo riyo badan habeen walba alhamdulilah hada waan guursaday ninkeeyga wuuba iga daran yahay maalinti 3-4 ayuu ugu yaraan rabaa aniganeh kama diido because waaba ku faraxsanahay laakiin marka biyaha iga imaanaayaan ninkeeyga meel walba waan ka qaniinaa oo weliba qaniinyo meesha oo dhan goosanee mana dareemsani asaganeh wuu iska adkeeystaa oo iima kala tuuro waxneh ima dhaho markaan dhameeyno ayuu i tusaa waa ka naxaa jirkiisa oo dhan waan dhaneeyay waxaan rabaa hadii eey jirto wax aan ku yareeykaro dareenkaas faraha badan walaal please ii sheega thanks

    ReplyDelete
  74. Anonymous6/20/2013

    Abaayadis du.aashaas jawaab umahaayo lakiin saa.id aan ujeclahay gabdhaha saan gud neyn marwalbona waan kuduceystaa in aan nolasha laqeyb sado qof Daren leh

    ReplyDelete
  75. Anonymous6/25/2013

    slamu claykum, wlaal waxaan ahay wiil dhalin yar ah oo 30 jir ah, wxaan iskku aray mudadii u danbeysay in markaan biyo baxayo in ay iga imaadaan biyo yar ama labo dhibcood oo yaryar. wxaan u tagay dhaqatarkeyga wuxuuna ii sheegay in ay caadi thay oo sidaas ay sax thay lakin taas uma malaynayo. markaa maxaa sababi kara arintaa

    ReplyDelete
  76. Anonymous7/17/2013

    Asc aad ayaa u mahadsan tihin su asheyda waxey tahay 35 jir baan ahay xaaskeyga hal mar ka badan uma 24 saac mar ka badan uma tagi karo lakiin next 24saac kadib waa u tagi karaa ee maxa sabab ah

    ReplyDelete

Followers

 
RSS Feed: http://www.xidig.com/rss.xml
Copyright © 2013. Raaxada guurka - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger