Maalmahaan waxaa la sheegaa naago xaasas ah oo ka dalbaya nimankooda in ka isticmaalaan  gadaal (dabada) taas maxaa keeni

kara, inta badan nimanka ayaa dalbada gadaal waxayna u dalbadaan meesha oo ciriiri ah oo aadna u kulul iyo sababo kaleba,
tolow naagaha qaarkooda maxaa ku kallifa inay galmada dabada dalbadaan.
waxaan u celin karnaa dhowr waxyaalood inay sabab u yihiin dalbashada haweenka galmada gadaal
1- inay haweeneydu ay fiirsatay filmada xunxun oo ay ka aragtay galmada dabada oo marka ay isleedahay tijaabi
2- inay mar hore tijaabisay oo ay la qabsatay, waayo qofka wuxuu u barto ayuu rabaa inuu sameeyo kama ahaan karo.
3- inay gabar yartahay oo ay been u sheegayaan habraha waaweyn oo xunxun oo ay u amaanayaan galmada gadaal
4- inay tahay naag kacsi badan, maxaayeelay naagaha kacsiga badan wax kasta waa ka suuroobayaa
5- inay nafsi ahaan u jirran tahay oo ay u baahanyahay daawo nafsiyeed
6- inay jaahil tahay oo aysan ogeyn xumaanta uu leeyahay falkan

marka maxaa laga rabaa ruuxa xaaladan oo kale la soo gudboonaato, waxaa laga rabaa inuu si fiican ula hadlo oo ka dhaadhiciyo falkan inuusan bannaanayn oo uu yahay fal aad u xun, haddii ay tahayna mid kacsi badanna inuu si fiican u qanciyo ilaa ay ka dheregto

Tags: ,

53 Responses to “Maxaa keena in haweeney ninkeeda ka dalbato galmada gadaal”

MaMaD said...
7/31/2012

asc waxan ahay nin dhalinyaro ah oo raba inuu boga suaal caafimad ah weydiiyo tasoo ah hadii aan dhawac yar ku leeyahay dabada waliba qeybta gudaha micnaha jeex yar oo eey saxaro sameysay wax ma u dhimi karaa dhaawacaas dareenkeyga micnaha kacsigeyga rag ahaan


RG said...
8/01/2012

waxaa fiican inaad si dhaqsi isaga daweysid jeexaas waayo waxaa laga yaabaa inuu kugu weynaado hadduu weynaado way dhici kartaa inuu u cagajugleeyo raganimadada


Anonymous said...
8/01/2012

asc guul


Anonymous said...
8/01/2012

MA JIRAAN HABLO MACAANKA UUSAN KABA DHAMAAN RAAXO KASTOO AL SAMEEYO? FADLAN IGA JAWAAB


Anonymous said...
8/02/2012

Asc bahda webkan raaxada guurka waad salamantihiin runtii webkan waa web aad ay ula dheceen dadka somaaliyed lkn webka wali wax ayaa ka dhiman kaasoo ah barashada computerka aniga ayaa diyaar idinku ah webkan inaan barashada computerka geliyo intaa ka emailkiina commentiga igu so qora mahad sanid. Webkayga www.nuurul-cilmi.20fr.com


ali omar said...
8/02/2012

asc waxaan rabaa inaan su'aal idin waydiiyo gabadha aan guursan rabo way gudan tahay waliba gudniinka oo fircooniga ah markaa habeenka u horeeya ma geedkayga ayaan isticmaalaa oo ku dalooliyaa mise habab kale ayaa jira oo dhakhtar ayaa loo sii geeyaa ka hor inta aanad isu galmoon habeenka koowaad xaaskaaga w/c


ali omar said...
8/02/2012

asc marka waxaan salaamayaa akhyaarta webka marka xiga waxaan qabaa su'aal ah gabarta aan guursan rabo way gudan tahay waliba gudninka fircooniga ah markaa habeenka ugu horayso ma waxaa fiican inaan geedkayga u adeegsado oo ku furo mise inaan ka hore dhakhtar la xiriirsiiyo haddii oo geedka lagu furayo oo meeshii nabar ku samaysmo muddo intee leeg ayuu jirayaa nabarkaasu


RG said...
8/02/2012

adiga ayaa furi kara dhakhtar maxaad rabtaa, habeen kasta si aayar ugu riixriix isaaga furmaya adoon dhib galin


abdirahman noor said...
8/03/2012

asc walale naago somalia oo wawayn oo waxgarda ama xaasa ma jiiran oo galmda duburta kadlbada zawujkeeda.


Anonymous said...
8/04/2012

walal adiga oo raaliya waxad talo iyo tusaale iga siisa..arintan...runtii jawaabaha iyo wax kaste oo aad kula talisay qofka seegaysta waan aqristay lakiin ma awoodi karo inan seegada joojiyo waxan bilaabay 15 jirkaygii...maanta waxan ahay 25 dhawr sano ka hor waan guursaday...gabadh awood leh oon is jecel nahay ayaan qaba iyadana iga dareen kulul ilaba mid ah aad ayaan u xiiso galiya inta ay doonto ayaan u raaxeeya wayna i jeceshahay lakiin dhibka waxaa waaye waan kala maqanahay sanadkii bil ayaan wada joogna bas...aniga seegadi wali sidii ayaan u wada mar marka qaar maalintii shan jeer ayaan seegaystaa mana dayn karo xaaskaygana way ila samaysa kamarada lakiin ma badno waayo waan u diida iyadana way ii diida lakiin si uu midba midka kale u dhawrto gooni goonida ayaan u samaysana in kastoonan iyada ku hubin mar mooyee walaalayaal aniga awood daro ma dareemaayo wali iyo hadaa iyo diciifnimo toona.. dhaar go,aan adag si kaste oon ku dayn karo waan isku dayay lakin marka aan bilaabayo isma ogi inta xaskayga la joogo waan ka raysta sidoo kael waan ilaawa dhibka iga soo gaadhay seegada ka fikirkeeda...waxan ahay nin awod leh dhan walba wali jaanis ayaan haysta mana ka faaidaysan wali maxad igula talin lahayd waan soomay wax kaste waan sameeyay lakin waxan raganimo ku faanaya inaanan sino rabin oon dumar xata ii dhigtay aan ka talaabsado lakiin seegada ma dayn karo xaaskayga inan la noolado waxa ka horaysa inan nolosha kale burburiyo shaqada iyo waxi la mida...!!! sxb guurso iyo soon seegada in lagu daayo wali ima hir galin maxaa tala ah jasaaka llaaaaaaaaah


Raaxada Galmada said...
8/04/2012

Asc Wr
Waxaan aaminsanahay inaysan suurtagal ahayn in gabadh Soomaaliyeed oo xaas ah oo muslimad ah ka dalbato ninkeeda inuu gadaal uga tago. Waayo, wayba ka furmaysaa. Mana aha wax dhaqan ahaan aan u leenahay inkastoo dhaqankii laga sii tegayo. Waa suurtagal in laba iska zineysanaya ay ku kacaan falkaas, welibana uu ninku inta badan dalbado. Laakiin laba isqabta ilama aha.
Waxaanan u malaynayaa inaad ka soo guuriseen meelo kale oo dad aan Soomali iyo muslim toona ahayn loogu talagalay.

Waxaanan idinkula talinayaa bahda RG inaad yareysaan amaba aad joojisaan hadday suurtagal tahay ka hadalka arrinta.

Raaxda Galmada


RG said...
8/04/2012

waxaa lagaaga baahan yahay go'aan adag oo xoog badan, waxaa fiican inaad xaaskaaga la joogto wax kasta ha kugu qaadatee, ilaahay baryi inuu kuu kaa reebo seegada


RG said...
8/04/2012

qofkii xaaskiisa gadaal kaga tago dembi ayuu galayaa ee xaaska kama furanto, sheekada soomaalida iyo diinta ha isku darin sxb, teeda kale anga waxa aan qorno waa wax dhici kara waxanna isku dayaynaa inaan xallino oon dadka kaga digno, adiga marka aad leedahay gabar soomaaliyeed kama suuroobaan arrimahaan waxaad ka hadlaysaa wax aadan soo koobin sow ma ogid soomaalida inay si daran u baddalmeen siiba kuwa ku nool wadamada tuugsiga loo joogo YURUBTA


Anonymous said...
8/06/2012

Bahda RG. could you elaborate on the islamic ruling regarding "xaska oo gadal loga tago". mahadsanid.


RG said...
8/07/2012

xaaska gadaal in laga geliyo (dabada) waa mamnuuc


Anonymous said...
8/08/2012

wlwaxad ii sheegtaa istiinka faraha badan ee gaadhaya ilaa 30 daqiiqo hadii hadana aadan galmo samyn dhibaato makuukeenayaa waxa jira in marmar ay i xanuunaan wareega udhaw farjiga ila xiniinyaha socodkuna uu idhibo mudo saacada ama kabadan


Ahmed Ali said...
8/08/2012

waxaan ahy qaf dhalanyaro 22 jir ah xaas malihi waxaan rabaa inaan su aal caafimad weydiyo si aan talo u helo waxaa igu dhacay wax mucjiso ah oo aan la yaabanahy ilaa hada waxaa igu dhacday oo aan mudo 4 maalmo weysan dareenkeyga raganimo kacsiga waligeyna ma isku arkin aad ayaan ugu wal walsanahy dareenkeyga raganaimada inaan waayo wali dhaqtar ma tagin hadi ay wax is badlayaan ayan sugayaa ilaa hadana isbadal mahaayo sideyda ayaan ahy waxaan rabaa inaa ogaado hadii ey saas dhacdo iyo wax dhaliyo aniga wax aan sameeyay malahn mar mar ayaan siigeystaa kaliya talo ayan rabaa aad ayan u murugeysanahy wlhi in la daaweyn karo iyo sida loo daaweyn karo waana mahadsan tahy


Anonymous said...
8/08/2012

waan idin salaamay salaan kadib su,aashaydu waa sidan inaad webka kusoo dartaan hadalo aad umacaan oo gabdhaha soo jiidanaya sifo uu gabdhaha ushukaansado erayo aad umascaan oo soo jiidanayo gabdhaha


RG said...
8/09/2012

qofka hadduu sameeyo istiin badan waxaa fiican inay biyaha ka baxaan haddii kale wuxuu ka qaadayaa istiinkaas badab xanuun


RG said...
8/09/2012

waxaa dhici karta inaad oiska dhaadhicisay keliya aysan kugu dhicin wax dhibaato niyadaada ka bixi cabsida


Anonymous said...
8/09/2012

kalyuhu maka qaybqataan biyobaxa dagdaga ah walal


Anonymous said...
8/09/2012

Asc. Suasheyda wexey tahay underwear igudagan oo bahalka markukaca rebaya wax maukeni kara dib ah danka koritanka iyo kacsiga.? Wan sigeysan jiray ila an arkay ano 1 minute gudhahod kubiya baxaya marka wan dayay so inan cadhi kunoqda malagayaba? Mida kale bahalkeyga wu yaryahay marku jifa lkn marku kaca aad bu uweynadha ana waxan raba inu atleast yaraweynadha marku jifa u sarwalka so yara rixa ee maxaa tala ah? Fadlan igaso jawab 3 sualod. Tnx


RG said...
8/10/2012

kastuumo dhab dhib bay kuu keenaysaa ha xiran, bahalka markuu dansan yahay oo uu yaryahay midkaas ayaa ugu weyn seegada haddii aad iska daysid sidaadi dabiiciga ayaad ku soo laabanaysaa


Anonymous said...
8/10/2012

waxaa jira dumar istiimka kaliya ka hela lkn ana jeclyn galmada maxaa usababa kuwasna


Anonymous said...
8/11/2012

Gabdhaha qaar baa rabo in gadaal looga tago sababta oo ah marabto in la bikro jabiyo marka gadaal ayeey dhiibaa taas wa jirtaa oo gadaal ayeey dareenkooda u batay


Anonymous said...
8/13/2012

sc walaal su aal waxaan ahey xaas,markaan arko,film isshumis amam is dhuuqid waan kacsadaa oo qoyaan badan ayaa iga yimaada xataa,markaan odeyga intaan galmada la bilaabin ayaa qoyaan badan iga yimaada,marka normal miyaa,mise xanuun baa jira,wsc wr wbr


RG said...
8/13/2012

kacsiga qoyaan wuu wataa xanuun ma jiro


Anonymous said...
8/13/2012

walalayaal suaashaan iga soo jawaaba,markaan galmo sameyneyno, aniga iyo ninkeyga ma iga leefi karaa carabkiisa,farjigeyga anigana ma u dhuuqi karaa farjigiisa madaama ey noo tahey raaxo macaan badan, waa mahad san tihiin


RG said...
8/13/2012

su'aasha ah leefidda farjiga iyo dhuuqida geedka ninka dhowr jeer ayaan ja jawaabnay fadlan webka ka dhexraadi


Anonymous said...
8/14/2012

nagaha somaliyeed galmo ma yaqaanaan ban is leyahay ee walal ma wax ba ka jira?


Anonymous said...
8/14/2012

naasaha dabacsan ee dumarka maxaa lagu adkeyn karaa?


Anonymous said...
8/14/2012

NAASAHA DUMARKA EE DABACSAN MAXAA LAGU ADKEYN KARAA?


RG said...
8/14/2012

haddii xulbada si fiican aad u cunto wax bay u tari kartaa naasaha dhacay siima naagta marka ay caato noqoto buurnaan kaddib


Anonymous said...
8/14/2012

asc idinkoo raali i ah waxaan doonayaa in leygaaga soo jawaabo,inaan u dhuuqi karo odeyga geedkisa,anigana ma la ii leefi karaa,sababtoo ah raaxadeena ku jirtee,oo danbi maa iga soo gaaraayo hadii aan sameyno.webkana waan weysanahey, jazaakalaah


RG said...
8/14/2012

walaal halkaan ka akhriso diinta waxa ay ka qabto leefidda farjiga iyo dhuuqidda geedka ninka


http://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/02/leefida-farjiga html


Anonymous said...
8/14/2012

Su'aasha ah naagaha somali galma ma yaqanaan aniga i dont believe it. my self gabar somali ayaan ahay mana u malenayo naag iga galma taqaan iney jirto waxay ku xaran tahay labada qof sida aay isku fahmaan, sababtana waxaa waye gabdhaha waay xishodan,,,,


Anonymous said...
8/14/2012

asc walaalo waxaan donaya in an ogado,ingadaal laigaga tagi karo odageyga jecel ana waan ka baqaa meeshaas ayada ah in wax laga doon doono


RG said...
8/15/2012

walaalo gadaal way reeban yahay macnaa in duleelka futada geedka ninka la geliyo, laakin baryaha waa dhexgalin karaa taas way banaan tahay boqa ayaan la ogolayn


Anonymous said...
8/16/2012

Asc walAl waxaan ahay 18 jir waxaan iska reebi la'ahY sawirada xun xun....ani %100 waxaan jeclahay in aan iska dhaafo sababto ah wa dembi weyn ..xataa waan sooma si uu uyaraado dareenkeyga lkn jug jug mesha joog waye plz maxaa sameeya idinka khabiirin ah saan filaaa..maxaane keeno sidaan in aan sameeyo....wlhi murugta aduunka aan ku noolahay plz i caawiya Aakhirodeydaan u baqaaa..
.


RG said...
8/16/2012

galmada kuma xirna yaraanta geedka iyo weynaata waxaa see ay ku xiran tahay adkaanta iyo awoodda inkastoo naagaha qaar ay ka helaan bahal weyn laakin ma sii badna kuwaa, haddii bahalka aad uu u yaryahay markaas waa laga yaabaa inuu gudan waayo doorka laga rabay sida hadduu ka yaryahay 5 sm


RG said...
8/16/2012

waxaad isaga reebi kartaa inaad ka fogaato kelinimada haddii pciga qolka kugu jiro ka soo saar, ku dadaal inaad guursato wax faa'ido ma laha Ilaahay ha naga badbaadiyo sharta ay leeyihiin sawiradaas


Anonymous said...
8/16/2012

Bismillaah .. ma waxaa jiro dad 5sm wax ka yar leh markuu koco kadib alxmdulilaah waaye markaas aniga waxaan ka qeelinaaye waxaa waaye 12sm taas caadi miyaa walaal thanks


Anonymous said...
8/18/2012

Waxaan ahay laba xaasle,

xaaskeyga kowaad marki aan galmo sameyno waxey dhahdaa si fiican ma iigu raxeysid meel dheerne ma tago bahalkaaga ciyoowne waa biyo baxdaa.

xaaskeyga labaad markaan u tago waxey dhahdaa waa i daalisay oo meel dheer ayuu joogaa ee maa ciyoow biyaha iska keentid.

Bal labadaas fikrad wax iga dheh waa yaabee


RG said...
8/18/2012

middaas waxay u noqonaysaa labadooda ianay kala duwan yihiin mid ciyow ayay biyabbaxdaa midna way ka soo daahaan, teeda kale mid farjigeeda waa mool midna waa gow


Anonymous said...
8/19/2012

Mool iyo gow waa maxay ?


RG said...
8/20/2012

mool waxaa laga wadaa qusur dheer gudaha sii jira
gow waxaa laga wadaa soo dhow


Anonymous said...
8/22/2012

waxaan rabaa inaan ogaado galmada dabada maxaa kaliya waaye in ninka bahal kiisa galiyo mise haduu fartisa galiyo ama afkiisa waxeey la midtahay isaga oo gadal kaga tagay...


RG said...
8/23/2012

galmada dabada waxaa laga wadaa in geedka ninka la geliyo marka ugu yartahay madxiisa, qofka sidaa sameeyo waxaa la dhihi karaa galmo dabo ayuu sameeyay laakin ruuxa haddii uu meesha marmariyo ama saarsaaro isagoo galinin lama dhiihi karo galmo dabo ayuu sameeyay, haddii farta uu ka geliyo iyada ma soo galayso galmada dabada, sidaa ayaa lagu qeexay kutubta faqhiga ah


Anonymous said...
8/30/2012

a/s salaan kadib walaal yaal waxaan idin weydiiyey waxaan ahayn nin kacsibadan marmarka qaal markuu dhalanyaro saaxiibaday ila faraciyarayaan ay bahalkayga taabtaan waan kacsadaa waxaa suuragal ah hadaan helaayo inaygacantiisa Aam kuraaxaysto lakin biyaha waan iska saraa intaa suuliga Aado waxaa idheer markaan wax dareemo ama Aan dumar Aan ladhacay Aan arko waan kacsan.....
maxaa xal ii ah walaalayaa idinkoo mahadsan


RG said...
8/31/2012

falka aad hssegtay oo ah in saaxiibkaaga kula faracayaaro uu uu bahalkaaga taabto waa fal aad u xun wuxuu kugu ridiyaa falka qowmu luud ka towbad keen ka fogow inaad qof u fasaxdo inuu bahalkaaga taabto waa xaaraan, teeda kale maraad aragto naag oo aad kacsanayso taas waa la ogyahay ninka hadduu naag arko inuu kacsanayo laakin ka fogow inaad fiirfiiriso naag aan kuu bannanayn


Anonymous said...
9/01/2012

waxaan jiraa 21 sano waxaan ahay wiil xubinteeda taranka dhirikeda waa cm marka da,adeyda ma ku sii koreysaa mise jwb walaalyaaaal


Anonymous said...
9/03/2012

asc su aal wll xulbada naasaha adkayaa watee waxan aqaan labo xulbas untada lu darsado sida suugada iyo tan lacabo ee qararka ku jiro mahad sanid


Omaar Ali said...
12/03/2014

waxaan rabaa su aal in aan idin waydiiyo


Post a Comment

Su'aalaha iyo jawaabaha

Followers

Emailkaaga

Kala soco wixii cusub emailkaaga

© 2013 Raaxada guurka iyo Somali news. All rights reserved.
Designed by SpicyTricks