Somali guurdoon

Home » , » Maxaa keena in haweeney ninkeeda ka dalbato galmada gadaal

Maxaa keena in haweeney ninkeeda ka dalbato galmada gadaal

Maalmahaan waxaa la sheegaa naago xaasas ah oo ka dalbaya nimankooda in ka isticmaalaan  gadaal (dabada) taas maxaa keeni

kara, inta badan nimanka ayaa dalbada gadaal waxayna u dalbadaan meesha oo ciriiri ah oo aadna u kulul iyo sababo kaleba,
tolow naagaha qaarkooda maxaa ku kallifa inay galmada dabada dalbadaan.
waxaan u celin karnaa dhowr waxyaalood inay sabab u yihiin dalbashada haweenka galmada gadaal
1- inay haweeneydu ay fiirsatay filmada xunxun oo ay ka aragtay galmada dabada oo marka ay isleedahay tijaabi
2- inay mar hore tijaabisay oo ay la qabsatay, waayo qofka wuxuu u barto ayuu rabaa inuu sameeyo kama ahaan karo.
3- inay gabar yartahay oo ay been u sheegayaan habraha waaweyn oo xunxun oo ay u amaanayaan galmada gadaal
4- inay tahay naag kacsi badan, maxaayeelay naagaha kacsiga badan wax kasta waa ka suuroobayaa
5- inay nafsi ahaan u jirran tahay oo ay u baahanyahay daawo nafsiyeed
6- inay jaahil tahay oo aysan ogeyn xumaanta uu leeyahay falkan

marka maxaa laga rabaa ruuxa xaaladan oo kale la soo gudboonaato, waxaa laga rabaa inuu si fiican ula hadlo oo ka dhaadhiciyo falkan inuusan bannaanayn oo uu yahay fal aad u xun, haddii ay tahayna mid kacsi badanna inuu si fiican u qanciyo ilaa ay ka dheregto
Share this article :

52 Comments:

  1. asc waxan ahay nin dhalinyaro ah oo raba inuu boga suaal caafimad ah weydiiyo tasoo ah hadii aan dhawac yar ku leeyahay dabada waliba qeybta gudaha micnaha jeex yar oo eey saxaro sameysay wax ma u dhimi karaa dhaawacaas dareenkeyga micnaha kacsigeyga rag ahaan

    ReplyDelete
  2. waxaa fiican inaad si dhaqsi isaga daweysid jeexaas waayo waxaa laga yaabaa inuu kugu weynaado hadduu weynaado way dhici kartaa inuu u cagajugleeyo raganimadada

    ReplyDelete
  3. Anonymous8/01/2012

    asc guul

    ReplyDelete
  4. Anonymous8/01/2012

    MA JIRAAN HABLO MACAANKA UUSAN KABA DHAMAAN RAAXO KASTOO AL SAMEEYO? FADLAN IGA JAWAAB

    ReplyDelete
  5. Anonymous8/02/2012

    Asc bahda webkan raaxada guurka waad salamantihiin runtii webkan waa web aad ay ula dheceen dadka somaaliyed lkn webka wali wax ayaa ka dhiman kaasoo ah barashada computerka aniga ayaa diyaar idinku ah webkan inaan barashada computerka geliyo intaa ka emailkiina commentiga igu so qora mahad sanid. Webkayga www.nuurul-cilmi.20fr.com

    ReplyDelete
  6. asc waxaan rabaa inaan su'aal idin waydiiyo gabadha aan guursan rabo way gudan tahay waliba gudniinka oo fircooniga ah markaa habeenka u horeeya ma geedkayga ayaan isticmaalaa oo ku dalooliyaa mise habab kale ayaa jira oo dhakhtar ayaa loo sii geeyaa ka hor inta aanad isu galmoon habeenka koowaad xaaskaaga w/c

    ReplyDelete
  7. asc marka waxaan salaamayaa akhyaarta webka marka xiga waxaan qabaa su'aal ah gabarta aan guursan rabo way gudan tahay waliba gudninka fircooniga ah markaa habeenka ugu horayso ma waxaa fiican inaan geedkayga u adeegsado oo ku furo mise inaan ka hore dhakhtar la xiriirsiiyo haddii oo geedka lagu furayo oo meeshii nabar ku samaysmo muddo intee leeg ayuu jirayaa nabarkaasu

    ReplyDelete
  8. adiga ayaa furi kara dhakhtar maxaad rabtaa, habeen kasta si aayar ugu riixriix isaaga furmaya adoon dhib galin

    ReplyDelete
  9. asc walale naago somalia oo wawayn oo waxgarda ama xaasa ma jiiran oo galmda duburta kadlbada zawujkeeda.

    ReplyDelete
  10. Anonymous8/04/2012

    walal adiga oo raaliya waxad talo iyo tusaale iga siisa..arintan...runtii jawaabaha iyo wax kaste oo aad kula talisay qofka seegaysta waan aqristay lakiin ma awoodi karo inan seegada joojiyo waxan bilaabay 15 jirkaygii...maanta waxan ahay 25 dhawr sano ka hor waan guursaday...gabadh awood leh oon is jecel nahay ayaan qaba iyadana iga dareen kulul ilaba mid ah aad ayaan u xiiso galiya inta ay doonto ayaan u raaxeeya wayna i jeceshahay lakiin dhibka waxaa waaye waan kala maqanahay sanadkii bil ayaan wada joogna bas...aniga seegadi wali sidii ayaan u wada mar marka qaar maalintii shan jeer ayaan seegaystaa mana dayn karo xaaskaygana way ila samaysa kamarada lakiin ma badno waayo waan u diida iyadana way ii diida lakiin si uu midba midka kale u dhawrto gooni goonida ayaan u samaysana in kastoonan iyada ku hubin mar mooyee walaalayaal aniga awood daro ma dareemaayo wali iyo hadaa iyo diciifnimo toona.. dhaar go,aan adag si kaste oon ku dayn karo waan isku dayay lakin marka aan bilaabayo isma ogi inta xaskayga la joogo waan ka raysta sidoo kael waan ilaawa dhibka iga soo gaadhay seegada ka fikirkeeda...waxan ahay nin awod leh dhan walba wali jaanis ayaan haysta mana ka faaidaysan wali maxad igula talin lahayd waan soomay wax kaste waan sameeyay lakin waxan raganimo ku faanaya inaanan sino rabin oon dumar xata ii dhigtay aan ka talaabsado lakiin seegada ma dayn karo xaaskayga inan la noolado waxa ka horaysa inan nolosha kale burburiyo shaqada iyo waxi la mida...!!! sxb guurso iyo soon seegada in lagu daayo wali ima hir galin maxaa tala ah jasaaka llaaaaaaaaah

    ReplyDelete
  11. Raaxada Galmada8/04/2012

    Asc Wr
    Waxaan aaminsanahay inaysan suurtagal ahayn in gabadh Soomaaliyeed oo xaas ah oo muslimad ah ka dalbato ninkeeda inuu gadaal uga tago. Waayo, wayba ka furmaysaa. Mana aha wax dhaqan ahaan aan u leenahay inkastoo dhaqankii laga sii tegayo. Waa suurtagal in laba iska zineysanaya ay ku kacaan falkaas, welibana uu ninku inta badan dalbado. Laakiin laba isqabta ilama aha.
    Waxaanan u malaynayaa inaad ka soo guuriseen meelo kale oo dad aan Soomali iyo muslim toona ahayn loogu talagalay.

    Waxaanan idinkula talinayaa bahda RG inaad yareysaan amaba aad joojisaan hadday suurtagal tahay ka hadalka arrinta.

    Raaxda Galmada

    ReplyDelete
  12. waxaa lagaaga baahan yahay go'aan adag oo xoog badan, waxaa fiican inaad xaaskaaga la joogto wax kasta ha kugu qaadatee, ilaahay baryi inuu kuu kaa reebo seegada

    ReplyDelete
  13. qofkii xaaskiisa gadaal kaga tago dembi ayuu galayaa ee xaaska kama furanto, sheekada soomaalida iyo diinta ha isku darin sxb, teeda kale anga waxa aan qorno waa wax dhici kara waxanna isku dayaynaa inaan xallino oon dadka kaga digno, adiga marka aad leedahay gabar soomaaliyeed kama suuroobaan arrimahaan waxaad ka hadlaysaa wax aadan soo koobin sow ma ogid soomaalida inay si daran u baddalmeen siiba kuwa ku nool wadamada tuugsiga loo joogo YURUBTA

    ReplyDelete
  14. Anonymous8/06/2012

    Bahda RG. could you elaborate on the islamic ruling regarding "xaska oo gadal loga tago". mahadsanid.

    ReplyDelete
  15. xaaska gadaal in laga geliyo (dabada) waa mamnuuc

    ReplyDelete
  16. Anonymous8/08/2012

    wlwaxad ii sheegtaa istiinka faraha badan ee gaadhaya ilaa 30 daqiiqo hadii hadana aadan galmo samyn dhibaato makuukeenayaa waxa jira in marmar ay i xanuunaan wareega udhaw farjiga ila xiniinyaha socodkuna uu idhibo mudo saacada ama kabadan

    ReplyDelete
  17. waxaan ahy qaf dhalanyaro 22 jir ah xaas malihi waxaan rabaa inaan su aal caafimad weydiyo si aan talo u helo waxaa igu dhacay wax mucjiso ah oo aan la yaabanahy ilaa hada waxaa igu dhacday oo aan mudo 4 maalmo weysan dareenkeyga raganimo kacsiga waligeyna ma isku arkin aad ayaan ugu wal walsanahy dareenkeyga raganaimada inaan waayo wali dhaqtar ma tagin hadi ay wax is badlayaan ayan sugayaa ilaa hadana isbadal mahaayo sideyda ayaan ahy waxaan rabaa inaa ogaado hadii ey saas dhacdo iyo wax dhaliyo aniga wax aan sameeyay malahn mar mar ayaan siigeystaa kaliya talo ayan rabaa aad ayan u murugeysanahy wlhi in la daaweyn karo iyo sida loo daaweyn karo waana mahadsan tahy

    ReplyDelete
  18. Anonymous8/08/2012

    waan idin salaamay salaan kadib su,aashaydu waa sidan inaad webka kusoo dartaan hadalo aad umacaan oo gabdhaha soo jiidanaya sifo uu gabdhaha ushukaansado erayo aad umascaan oo soo jiidanayo gabdhaha

    ReplyDelete
  19. qofka hadduu sameeyo istiin badan waxaa fiican inay biyaha ka baxaan haddii kale wuxuu ka qaadayaa istiinkaas badab xanuun

    ReplyDelete
  20. waxaa dhici karta inaad oiska dhaadhicisay keliya aysan kugu dhicin wax dhibaato niyadaada ka bixi cabsida

    ReplyDelete
  21. Anonymous8/09/2012

    kalyuhu maka qaybqataan biyobaxa dagdaga ah walal

    ReplyDelete
  22. Anonymous8/09/2012

    Asc. Suasheyda wexey tahay underwear igudagan oo bahalka markukaca rebaya wax maukeni kara dib ah danka koritanka iyo kacsiga.? Wan sigeysan jiray ila an arkay ano 1 minute gudhahod kubiya baxaya marka wan dayay so inan cadhi kunoqda malagayaba? Mida kale bahalkeyga wu yaryahay marku jifa lkn marku kaca aad bu uweynadha ana waxan raba inu atleast yaraweynadha marku jifa u sarwalka so yara rixa ee maxaa tala ah? Fadlan igaso jawab 3 sualod. Tnx

    ReplyDelete
  23. kastuumo dhab dhib bay kuu keenaysaa ha xiran, bahalka markuu dansan yahay oo uu yaryahay midkaas ayaa ugu weyn seegada haddii aad iska daysid sidaadi dabiiciga ayaad ku soo laabanaysaa

    ReplyDelete
  24. Anonymous8/10/2012

    waxaa jira dumar istiimka kaliya ka hela lkn ana jeclyn galmada maxaa usababa kuwasna

    ReplyDelete
  25. Anonymous8/11/2012

    Gabdhaha qaar baa rabo in gadaal looga tago sababta oo ah marabto in la bikro jabiyo marka gadaal ayeey dhiibaa taas wa jirtaa oo gadaal ayeey dareenkooda u batay

    ReplyDelete
  26. Anonymous8/13/2012

    sc walaal su aal waxaan ahey xaas,markaan arko,film isshumis amam is dhuuqid waan kacsadaa oo qoyaan badan ayaa iga yimaada xataa,markaan odeyga intaan galmada la bilaabin ayaa qoyaan badan iga yimaada,marka normal miyaa,mise xanuun baa jira,wsc wr wbr

    ReplyDelete
  27. kacsiga qoyaan wuu wataa xanuun ma jiro

    ReplyDelete
  28. Anonymous8/13/2012

    walalayaal suaashaan iga soo jawaaba,markaan galmo sameyneyno, aniga iyo ninkeyga ma iga leefi karaa carabkiisa,farjigeyga anigana ma u dhuuqi karaa farjigiisa madaama ey noo tahey raaxo macaan badan, waa mahad san tihiin

    ReplyDelete
  29. su'aasha ah leefidda farjiga iyo dhuuqida geedka ninka dhowr jeer ayaan ja jawaabnay fadlan webka ka dhexraadi

    ReplyDelete
  30. Anonymous8/14/2012

    nagaha somaliyeed galmo ma yaqaanaan ban is leyahay ee walal ma wax ba ka jira?

    ReplyDelete
  31. Anonymous8/14/2012

    naasaha dabacsan ee dumarka maxaa lagu adkeyn karaa?

    ReplyDelete
  32. Anonymous8/14/2012

    NAASAHA DUMARKA EE DABACSAN MAXAA LAGU ADKEYN KARAA?

    ReplyDelete
  33. haddii xulbada si fiican aad u cunto wax bay u tari kartaa naasaha dhacay siima naagta marka ay caato noqoto buurnaan kaddib

    ReplyDelete
  34. Anonymous8/14/2012

    asc idinkoo raali i ah waxaan doonayaa in leygaaga soo jawaabo,inaan u dhuuqi karo odeyga geedkisa,anigana ma la ii leefi karaa,sababtoo ah raaxadeena ku jirtee,oo danbi maa iga soo gaaraayo hadii aan sameyno.webkana waan weysanahey, jazaakalaah

    ReplyDelete
  35. walaal halkaan ka akhriso diinta waxa ay ka qabto leefidda farjiga iyo dhuuqidda geedka ninka


    http://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/02/leefida-farjiga html

    ReplyDelete
  36. Anonymous8/14/2012

    Su'aasha ah naagaha somali galma ma yaqanaan aniga i dont believe it. my self gabar somali ayaan ahay mana u malenayo naag iga galma taqaan iney jirto waxay ku xaran tahay labada qof sida aay isku fahmaan, sababtana waxaa waye gabdhaha waay xishodan,,,,

    ReplyDelete
  37. Anonymous8/14/2012

    asc walaalo waxaan donaya in an ogado,ingadaal laigaga tagi karo odageyga jecel ana waan ka baqaa meeshaas ayada ah in wax laga doon doono

    ReplyDelete
  38. walaalo gadaal way reeban yahay macnaa in duleelka futada geedka ninka la geliyo, laakin baryaha waa dhexgalin karaa taas way banaan tahay boqa ayaan la ogolayn

    ReplyDelete
  39. Anonymous8/16/2012

    Asc walAl waxaan ahay 18 jir waxaan iska reebi la'ahY sawirada xun xun....ani %100 waxaan jeclahay in aan iska dhaafo sababto ah wa dembi weyn ..xataa waan sooma si uu uyaraado dareenkeyga lkn jug jug mesha joog waye plz maxaa sameeya idinka khabiirin ah saan filaaa..maxaane keeno sidaan in aan sameeyo....wlhi murugta aduunka aan ku noolahay plz i caawiya Aakhirodeydaan u baqaaa..
    .

    ReplyDelete
  40. galmada kuma xirna yaraanta geedka iyo weynaata waxaa see ay ku xiran tahay adkaanta iyo awoodda inkastoo naagaha qaar ay ka helaan bahal weyn laakin ma sii badna kuwaa, haddii bahalka aad uu u yaryahay markaas waa laga yaabaa inuu gudan waayo doorka laga rabay sida hadduu ka yaryahay 5 sm

    ReplyDelete
  41. waxaad isaga reebi kartaa inaad ka fogaato kelinimada haddii pciga qolka kugu jiro ka soo saar, ku dadaal inaad guursato wax faa'ido ma laha Ilaahay ha naga badbaadiyo sharta ay leeyihiin sawiradaas

    ReplyDelete
  42. Anonymous8/16/2012

    Bismillaah .. ma waxaa jiro dad 5sm wax ka yar leh markuu koco kadib alxmdulilaah waaye markaas aniga waxaan ka qeelinaaye waxaa waaye 12sm taas caadi miyaa walaal thanks

    ReplyDelete
  43. Anonymous8/18/2012

    Waxaan ahay laba xaasle,

    xaaskeyga kowaad marki aan galmo sameyno waxey dhahdaa si fiican ma iigu raxeysid meel dheerne ma tago bahalkaaga ciyoowne waa biyo baxdaa.

    xaaskeyga labaad markaan u tago waxey dhahdaa waa i daalisay oo meel dheer ayuu joogaa ee maa ciyoow biyaha iska keentid.

    Bal labadaas fikrad wax iga dheh waa yaabee

    ReplyDelete
  44. middaas waxay u noqonaysaa labadooda ianay kala duwan yihiin mid ciyow ayay biyabbaxdaa midna way ka soo daahaan, teeda kale mid farjigeeda waa mool midna waa gow

    ReplyDelete
  45. Anonymous8/19/2012

    Mool iyo gow waa maxay ?

    ReplyDelete
  46. mool waxaa laga wadaa qusur dheer gudaha sii jira
    gow waxaa laga wadaa soo dhow

    ReplyDelete
  47. Anonymous8/22/2012

    waxaan rabaa inaan ogaado galmada dabada maxaa kaliya waaye in ninka bahal kiisa galiyo mise haduu fartisa galiyo ama afkiisa waxeey la midtahay isaga oo gadal kaga tagay...

    ReplyDelete
  48. galmada dabada waxaa laga wadaa in geedka ninka la geliyo marka ugu yartahay madxiisa, qofka sidaa sameeyo waxaa la dhihi karaa galmo dabo ayuu sameeyay laakin ruuxa haddii uu meesha marmariyo ama saarsaaro isagoo galinin lama dhiihi karo galmo dabo ayuu sameeyay, haddii farta uu ka geliyo iyada ma soo galayso galmada dabada, sidaa ayaa lagu qeexay kutubta faqhiga ah

    ReplyDelete
  49. Anonymous8/30/2012

    a/s salaan kadib walaal yaal waxaan idin weydiiyey waxaan ahayn nin kacsibadan marmarka qaal markuu dhalanyaro saaxiibaday ila faraciyarayaan ay bahalkayga taabtaan waan kacsadaa waxaa suuragal ah hadaan helaayo inaygacantiisa Aam kuraaxaysto lakin biyaha waan iska saraa intaa suuliga Aado waxaa idheer markaan wax dareemo ama Aan dumar Aan ladhacay Aan arko waan kacsan.....
    maxaa xal ii ah walaalayaa idinkoo mahadsan

    ReplyDelete
  50. falka aad hssegtay oo ah in saaxiibkaaga kula faracayaaro uu uu bahalkaaga taabto waa fal aad u xun wuxuu kugu ridiyaa falka qowmu luud ka towbad keen ka fogow inaad qof u fasaxdo inuu bahalkaaga taabto waa xaaraan, teeda kale maraad aragto naag oo aad kacsanayso taas waa la ogyahay ninka hadduu naag arko inuu kacsanayo laakin ka fogow inaad fiirfiiriso naag aan kuu bannanayn

    ReplyDelete
  51. Anonymous9/01/2012

    waxaan jiraa 21 sano waxaan ahay wiil xubinteeda taranka dhirikeda waa cm marka da,adeyda ma ku sii koreysaa mise jwb walaalyaaaal

    ReplyDelete
  52. Anonymous9/03/2012

    asc su aal wll xulbada naasaha adkayaa watee waxan aqaan labo xulbas untada lu darsado sida suugada iyo tan lacabo ee qararka ku jiro mahad sanid

    ReplyDelete

Followers

Somali pictures

Online visitors

 
RSS Feed: http://www.xidig.com/rss.xml
Copyright © 2013. Raaxada guurka - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger