Sida laga rabo inay u dhaqmaan ninka iyo xaaskiisa

Qoysaska soomaaliyeed inta badan waxey ku noolyihiin khilaafaad joogto ah oo soo kala dhex galo had iyo jeer, khilaafaadkaas ayaa ula ka qeybsamo labo, mid ku imaado kalgaceyl xadkiisii dhaafay, iyo mid ka imaado labada qof midkood oo dib u socod ah ama sedexeeye uu ka faaideystay.


Hadaba  halkaan waxaannu idin kugu soo gudbinaynaa dhowr qodob oo boorka looga jafayo had iyo jeer kalgaceylka ka dhaxeeyo lamaanaha si uusan khilaaf oo idil usoo kala dhex gelin, haddaba qodobadaan baro oo intaad isleedahay weey kaa caawinayaan xaaladaad hadda kusugantahay ka qaado.
Ugu horeyn waxaa lagama maarmaan ah inaad lamaanahaaga kagala hadasho dareenkaaga oo aad usheegto sidaad dareemeysid iyo sidaad u jeceshahay, Usheeg isbadalka ku imaaday noloshada kadib isbarashadiinii, usheeg waxaad damacsantahay inaad soo qabsato maantay.
Weeydii lamaanahaaga waxa aay jeceshahay iyo waxa aay necebtahay, oo noqo mid dabeecada qofka uu ladhaqmayo yaqaano, si aad ugu ilaaliso waxyaabaha keeni karo burburka qoyskaaga, noqo mid fahmi karo macnaha jaceylka si aad u noqoto jaceyl sameeye.
Ha noqon mid lamaanihiisa kula dooda meel aay dad ka muuqdaan amaba caruurtaada hortooda, waayo taasi waxey sababtaa naceyb dhexdiina ka aloosmo kaasoo dhamaad yeelan, ogoow khilaafaadka qaar waa dhamaan karaan halka kuwa qaar aay adagtahay in la dhameeyo, sidaasi awgeed la coloow magaca khilaaf oo heshiis kadhigo magaca jaceyl.
Beenta sideedaba ka fogoow waa sheyga u horeeyo ee dumiya qoysaska soomaaliyeed, runta haba laguugu naco balse saaxiib kadhigo runta, intii been hadiyad laguugu siin lahaaa, runta halaguu jirdilo, qoyska beenta wuxuu ku dhismaa maalmo, balse qoysku markii run lagu wado wuxuu ahaadaa qoys lagu waaro.
Marka aad guriga soo gasho ku biloow inaad caruurtaada la cayaarto waayo dumarka ayaga in taxadarka laga bilaabo waxey ka jeceylyihiin in ninku markuu guriga soo galo caruurtiisa halmar uu farxad wada siiyo, xusuusnoow farxadaasi ayada waxey ku yeelaneysaa saameyn aad u weyn, ayadana xiligeeda sii inaad la cayaarto.
Inta aad kamaqantahay inaad online ku sheekeysataan ama aad is wacdaan ogoow waxaa ka wax yeeleyn badan fariin gaaban oo jaceyl miiran ah inaad mobile-keeda ugu dirtid.
Ha noqon mid su’aalo badan oo isku dayo inuu xaaskiisa koontoroolo, dareensii ineey xur tahay wixii aad necbeysatana si degan ugu dhaadhici, waayo canaanta faraha badan dumarka waa ugu sii dartaa maadaama qalbigooda jilcanyahay, hanoqon mid canaan badan iyo mid waano badan.
Xusuunoow in lamaanahaaga aad u jeceylyahay inaad maqasho hadalkiisa oo aad taxadar siiso, waayo abwaan hore ayaa yiri “ Dad waxaa u wacanoo uguna wanaag badan ruuxa waanadaadiyo wax ku qaata hadalka ”
Markii aad la joogto ninkaaga / xaaskaaga oo aad jawi degan iyo cidlo qaadaneeysaaan haba yaraatee shan daqiiqo indho naxariis leh ku beer, aragtidaasi waxey si toos ah u abaartaa wadnaha kana dhisataaa guri aad u baaxad weyn.
Qodobkeena ugu danbeeyo waa inaad ahaataa qof isku kalsoon noloshana ka leh rajo noqo mid lamaanihiisa cibaadada iyo cabsida ALLE ugu baaqo, waayo imaankiina wuxuu ahaanayaa mid aah u adag, qufulka aad ku xirtana cid furto ama cid jebiso lama helayo.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

16 comments:

  1. Anonymous3/03/2012

    As/al-walaal waxaan idin waydiin laha waxaan ku arkay webkan,in inta ugu fican oo ay socoto galmadu ay tahay 20,daqiiqo.
    Haddaba socoshadu micnaheedu ma inta ay labada farji isku jiraan oo ninku biyaha sugayaa mise waan inta baashaalka oo dhan socdo?.
    waxan ula jeedaa waxaa jiro wakhti badan oo baashaal lagu jiro laakiin aynan isku jirin labada farji ama hadday isku jiraanna aynan u diyaarsanayn biyo bax.
    Waad mahadsan tihiin

    ReplyDelete
  2. 20 MINTI WAXAA LAGA WADAA MARKA AY ISGALAAN LABADA GEED

    ReplyDelete
  3. Anonymous3/03/2012

    asc, galmadaa malinti ila sedax jir dhib may ii keni karta, subaxdii salada subax kadib, casirkii marka la dugta iyo habeenkii saq dhexee, wa sedax jer oo xoga kala dugan, galmadaas dhib miya mase waa badan tahay oo wax wey u geysane qofka duamrka amaba raga ah?

    ReplyDelete
  4. Anonymous3/05/2012

    anigu haddaan galiyo oo aan is iraahdo ku baashaal biyahayga waxay qaadanayaan muddo aanan ka badnayn 1-daqiiqo,laakiin haddaan isku dayo inaan ku laabto marba marka ka danabayso way sii dheeraanayaan,waxaase dhibka iga haystaa sidiii aan xaaskayga ku fahamsiin lahaa inaan dhawrjeer isku laabanno oo marka hore ayay biyo baxaysaa,tan kale waxaan aad oogu baashaaliyaaa gacanta illaa ay kasoo dhawadaan biyaha,su,aashayda waxay tahay biyaha ku imanayo daqiiqad macaadibaa mise dhakhtar ayaan u tagaa?,sidense gabadha oga dhaadhiciyaa inaan isku laabanno si aan u raaxaysto?

    ReplyDelete
  5. Anonymous3/05/2012

    asc dhmmaan RG waxan rabaa inaad arin iikala bixisaan naagteyda markaan u galmoonaayo ama aan u raaxeynaayo waxey dareentaa gaadi markey galmada macaansato waxaa ka soo booda biya waxay loo yaqaan squirting waxaas ma kaadi baa mise waa biyo kale ma inaan dharka sariista saaran dhaqaa mise waa lagu jiifan karaa fadlan ii soo sharaxa thanks

    ReplyDelete
  6. seddex jeer dhib ma keento maalintii

    ReplyDelete
  7. naago waxaa jira biyo ka soo daata marka ay galmada ku jiraan, waa biyo sida kaadida u eg laakin an kaadi ahayn, marka iska hubi biyahaas haddii aysan kaadi ahayn uma baahnid inaad dhaqdo marada

    ReplyDelete
  8. Anonymous3/10/2012

    biyahaan soo burqada in anysan kaadi ahyn maxaa lagu ogaan karaa. aniga xaaskeyga xataa way leedahay lakiin waxaa suaal iga ah ma biya baxeda ba sida ah mise orgasmkeda baa dhow ii faahfaahiya plz thankss

    ReplyDelete
  9. Anonymous3/10/2012

    ASC WAXAN WEB KAN KA AKHRISTAY ARIN KA HADLAYSA SIDA HINAASAHA XAASKA LOOGA BI'IYO hadaba taa wan fahmay o wa marka gabar kale lala guursado waxan jeclaan laha in talo bixin layga siiyo naagtii oo hinaastay masayrtay tiiyon waxba jirin micnaha aan naag kale lala guursan shaki uun hinaase indha la'aana maxa lagu dabiibaa wsc

    ReplyDelete
  10. Anonymous3/12/2012

    walal waxan ahay wiil somaliye wax ihesto cilad ciladas waxa ay tahay dabadadayda aya waxa ka socda biyo anan garaneynin waxa ay yihin haba ugu badnato markan utagayo xaska marka maxay noqon karan walal qabowse dabada magala wax xanun ah igu hayan lakin waa cilad aan isku arkoyo mudo 2bil ah marka iga sojawab walal biyaha waxa biyahas

    ReplyDelete
  11. Anonymous3/12/2012

    asc walal dawda la yiraa penegra 50 raga ma awood dhanka galmadaa miyay siissa maxaase dhibaato iyo faa iido raga uleedahay

    ReplyDelete
  12. Penegra waa sida fiyaagaraha oo kale waxaa loogu talagalay ragga laakin wuxuu leeyahay side effects sida wareer madax-xanuun ama xasaasiyad ama inay biyaha kaa bixi waayaan muddo dheer marka waxaa fiican inaadadn qaadanin adoon dhakhtar kuu qorin

    ReplyDelete
  13. Anonymous3/13/2012

    asc walal somaligayga ma fiicna. so can i ask in english i read somali but can write it

    ReplyDelete
  14. Anonymous3/19/2012

    asc dhamaan waa idin salamay inta daneysa jaceelka

    ReplyDelete
  15. walaal aniga waxaan qabaa xaas makaan baashaalsiiyo ilaa 20daqiiqo biyo ayaa ka imaado markaan 10 daqiiqoo kale kusii wado ama kabadan waxaam bilownaa howsha waxaana bacda mudo udhamaysanaa sida wada jira oo qof walba wax soo arkay soona dhamaystay lkn su,aashaydu waxay tahay qoyaankaas hore oo ah gabadhoo horay ubiya baxday dhibaato ma iikeenaa ama ayadaba

    ReplyDelete
  16. maya dhibaato kuuma keenayo haddii ay biyabbaxdo hortaada

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes