Haweenka dareenkooda ayay qariyaan inta badan

Baaritaano la sameeyay ayaa lagu ogaaday in %75 haweenka aysan gaarin gariirka galmada(macaanka raaxada) waxa ayna qubarada ku xeel dheer nolosha qoyska u cuskadeen in tani ay sabab u tahay arimahaan soo socda.
Iyada oo ka cabsi qabta in ay ka baxdo qadka: haweenka si weyn ayay uga baqaan in ay banaanka soo dhigaan dareemahooda ee ay ka helayaan macanka raaxada xiliga ay socoto ciyaar sariireedka taasina waxa ay ku qasabtaa in ay aysan helin gariirka galmada maadaama ay ku jiraan is caburin dhanka dareemaha ah.
In aysan isku kalsooneen ama ku kalsooneen dhismaheeda banaanka: haddii maskaxdaada mashquulsna tahay oo ay ka fekareyso waxa uu ninkaada ka aamisan yahay hab dhismeedkaada dibada ama in aad iso weydiineyso in ninkaada siineyso macaan oo uu dareemayo raaxadada , hadaba ogaaw hadii maskaxdada waxa ay doonto mashquul haku ahaatee in marnaba aadan heleyn raaxo garabryaheey.
Waxaan kula talinaynaa in dareemahaada aadan qarin xiliga ciyaaraadka una sheeg ninkaada si wleiba oo aad dareen ku heli karto maadama haweenka ka dareen adag yihiin ragga .
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

6 comments:

  1. Anonymous3/06/2012

    asc wr wb waxan idin sheegaya qorayasha horta wa ruun dumarka way qariyan dareenkoda beena maha balse waxa mesha tal sidi logu sheegilaha badana waxay u qariyan hada is tirahdiid niinkaga u sheeg wuxu is oronaya maxa baray waxan wayna adag tahay gabadhu markay guur hoore so marin siday u sheegta wayo way xishonaysa waxan iska dhadhicinay fikrad qalada waayo qofkan noloshu kula qaybsaday inaad waxka qariso ma wacna hadana wa dhaqan dumarku kasiman yahay aniygaygan wax qoraya ma awodo inan u sheego odaygayga waxba marka waxan oran laha raagu hano samran insha allh waxkasta way iska hagagayan waayo niinkagu wakad ku siirqarsan lahad marka illahay xaqa hanawafujiyo dhaman umada musliminka

    ReplyDelete
  2. Anonymous3/14/2012

    aniga suasheyda waxey tahay aniga dumar ayaan ahay raxada oo dhan waa daremaa sida istinka ama far ama carab balse hadi farjiga ninkega iga galiyo qalabkisa wax said ah kama daremo maxa sababi karo

    ReplyDelete
  3. raaxada maskaxda ayaaa laga dareemaa wixii kugu borogaraamaysan, farta iyo bahlka ninka waxaa raaxo badan bahlka ninka laakin haddii aad seegaysan jirtay waxaad ka faddilaysaa farta waayo waad u baraty

    ReplyDelete
  4. WAXAAD BARATAA WA BAASKAA

    ReplyDelete
  5. Anonymous3/15/2012

    walalyaasha raaxada guurka aniga dhibka gabdha haysta waa i haystaa weligeyna ma siigeysan farna ama waxyaalo kalena isma gelin lakiin kintirka baan wax ka dareemaa oo markuu ninkayga geedka geliyo waxba ma dareemayo walalyaal ma dhaqtar baan u bahanahy mise wax kale baaa iga qaldan qof dareen yarna ma ahi i feel him lakiin gudaha waa nothing sidee weligay raaxo ku garaa

    ReplyDelete
  6. walaal kacsiga dumarka wuxuu ku jiraa %93 kintirka, naagaha marka ay gaaraan 30 sano ayay gudaha ka adreemaan, laakin waxaad isku daydaa inaad maskaxda geliso macaansiga marka aad u tagayso ninkaaga, si aad isugu xirto kacsiga kore iyo midka hoose, sida la ogyahay maskaxda waxay ka ciyaartaa door weyn, tusaale ninman badan marka ay arkaan rajabeeto ama kastuumo naageed way kacsadan qaar baa ku raaxaysta taas waxaa la dhihi karaa ruuxa wuu iska dhaadhiciyay

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes