Hurdada badan haweenka dhib ma u keentaa

Hurdada badan haweenka dhib ma u keentaa
Haweenka Kuwooda Hurdada badan waa kuwa ugu Furiinka badan, Inkastoo haweenku simneen hadana Alle Dabeecadaha muusan ka dhigin kuwa ay ka wada siman yihiin dhamaantood waxaa La xaqiijiyey Daraasad dhawaanahan la sameeyey in haweenka Hurdada badan ka kasbasha Fududyihiin Furiinka Kuwa Kale.
Daarasad gaaban oo lasameeyey ayaa lagu ogaaday in Haweenka La soo Furo ubadan yihiin kuwa Waqtiyada qaar iska hurda daraasadan oo xaqiijisay arinkan ayaa ka hadashay in hurdada badan ay dhaafineyso waxyaabo muhiim u ahaa Dhisnaanta Gurigaaa.
Subaxdii oo hurdada lagu daahaa waxay sababtaa in Haweeneydu ka caajisto Abaabulka Agabka guriga sida Quraacda iyo Kala hagaajinta Guriga waxayna ugu danbeyn sababsataa in Muran badan ka dhasho hurdadaas dabadeedna Lagu kala boodo Gurigaas.
Waa Talo Cajiib ah, Dumaroow iska yareeya hurdada badan waxay sababi kartaa in aqalkiinu si sahal ah ku burburo waana daaqad dhaxani kaasoo gali karto hadii aadan ka taxadarin.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

3 comments:

  1. Anonymous1/09/2012

    walalo anigu hadaan uurba qaado halka dumarku kawalacan aniga dhibka i haysta waa hurdo idhaha maka furi karo 4 bilood ee hore dabkan cunto saraya intaan ugaabiyo numberka si aan 5 daqiiqo useexdo waxaan kacaya cuntaadiyo gubatay dhawr mar ninkay ayaa yimi gurigo qiiqa aad yabaysid oo rashinki gubtay wa igu qayliya ana wax aan sameeyo ma hayo basku intu so socdo maxadan ku gam aya ila tali walalo maxaan iskaga kaxeeya dhibka riski bay naftaydu ku jirtaye

    ReplyDelete
  2. Anonymous1/30/2012

    Gabadha iga horeysa walaal adiga Hurdadaadu cudurdaar beey lee dahay Uur ka Aalle ku abuuray calooshaada baa kuu keenay ilaahay waxaan kaaga baryin in nin kaaga naxariis badan qalbigiisa laguu gesho lana dareeensiiyo ilmaha caloosha ugu jira inuu hurdada wato, si aanu kugu qaylin, haduu qayliyo waxaad ku badbaadi kartaa adigoon la murmin ee u dulqaata qayladiisa adoo gar leh, waayo wa marka keliya ee la doonayo in Dhirta iyo dhagaxdu idiin naxariisato iskadaa bini aadankee iyo weliba kan ku qaba. gabdha qoraagu uga digayo hurdada wa kuwa CAAYIBIINTA ah ama caajislayaasha.

    ReplyDelete
  3. Asc, inbadan waxaan arkaa dad kahadla furiinka iyo in lala guursado haweenka oo sabab oga dhigaan, in haweeneyda tahay mid hurdo lagu furay, ama midkagaabisay kasbashada ninkeeda, taasi waa qalad waayo dumarka jilicsan ama wahsiga badan waa kuwa ugu nasiibka badan xaga guurka oo waxey helaan badi rag mas uula oo ka ilma dhameeya, Tanse gaarida ah ama rag aqoonka ah maba hesho nin uqalma waana qadar alle furiinka sabab wuu yeeshaa sabab la'aana wuu dhacaa, qof ilma heysata oo tukaneysa maba hurdi karto, waajibka alle saarey qofkii guta kii reerkiisana wuu gudanaa, hooyooyinka qaar ayaa gabdhahooda kucayaara mustaqbalkooda oo kahaleeya udiyaarinta iney bari hooyo noqon doonto, taasaana ku ba'da isku haleyn ileyn hooyadeed baa bartay iney aroor ukacdo,marwalbana loogu dhageeyo Mahebla waa ilmo waligeed waxey isu heysaneysaa ilmo,.

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes