Dumarka maxaa ka reeba kacsiga

Dumarka maxaa ka reeba kacsiga
Rag badan ayaa ka sheegta kacsi la`aan ay kala kulmaan lamaanayaashooda taasi oo ku reebta niyad jab , hadaba maxaa u sabab ah kacsi la`aanta haweenka .

Hadaba sedex qeyb ayaan u kala qaadeynaa , qeybta koowaad haweeneyda ayuu la xariira midda labaad ninka halka midka sedexaadna uu ka dhaxeeyo labadooda.

Qeybta koowaad ee haweeneyda la xariirta: waxaa ku keena kacsi la`aanta in ay jiraan xanuuno ka haya dhanka xubinta taranka , in miskaha laga hayo , ama in qaladaad ay ka jiraan dhanka Hormonadeeda.

In ay jiraan mashaakilo dhanka nasfiga ah oo haysta sida wel wel, neerfo kacsanaan, , murgo , rajo beel , cariiri , in ay jiraan xasuusyo xanuuno ku reebay., waxaana sii dheer haddi ay sameeyaan galmo gacmeed(Siigo) iyo in xubinta taranka ay xanuuneyso marka weerarka la sameynayo.

Qeybta labaad ee ninka la xariirta: in ninku yahay macangag, in uu la dhaqankiisa xun yahay, iyo in uu balwad leeyahay sida qamri.

In Ninka uusan sameynba baashaalka iyo gogolka xaarka physiological-ka loo yaqaan ee ka horeeya gilinta malabyarowga xubinta taranka gabarta .

Sidoo kale in biyaha uu durbo soo tuuro iyo in da`diisa weyn tahay ama uu qabo jahli jinsiyadeed(Galmada Wax Ka Aqoon).

Qeybta sedexaad ee labada lamaane ka dhaxeeysa:In uu jiro is faham la`aan iyo in aan la helinba fursad lagu wada hadlo .

In dhibaatooyin qoys oo aan fadhin in uu ka jiro dhexdooda , iyo in ay jirto qiyaano qoyseed oo ninka ama naagta ka tamid .
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

19 comments:

  1. Anonymous12/16/2011

    Walaalayaal waad mahadsantihiin RG waxaan idin waydiin lahaa suaal kusaabsan noocyada galmada ama positions looyaqaano xaaskayga majecla inay iga kor marto si aan aniga udareemo raaxo oo waxay doonaysaa kaliya halka nooc ee traditionalka ah marka maxaan sameeyaa oo aan kubadali karaa inay noocyada badan ee wanaagsan ay ogolaato mahadsanidiin.

    ReplyDelete
  2. walaal waxaad ku dadaashaa inaad ku qanciso xaaskaaga noocyada badan ee galmada, ruuxa marka loo bandhigo wax ku cusub kama helo laakin marka si aayar loo baro hadhow isgaga ayaa soo raadsanaya, weli naagaha soomaalida aad waxay u necayb yihiin foorarka

    ReplyDelete
  3. Anonymous12/18/2011

    walaal aniga raaxo badan ma dareemo marka aanu u galmoonayo xaaskayga maxaa yeelay iyada ayaan ila raaxeysanayn oo waxaabay jeceshay inaan hore biyaha iskaga keeno oo waxay leedahay hore u dhameyso howshaada, markaa maxaan yeelaa sxbyalaal bal ila taliya????????????????????????

    ReplyDelete
  4. waxaa lagaa rabaa inaad baarto dhibka haysta xaaskaaga oo ka reebay inay kacsato kaddib markaad ogaato waad xallin kartaa

    ReplyDelete
  5. Anonymous12/24/2011

    sc dhmantiin walal anigu wxan ku waydiin laha macanha siigda eraygaas waan maqalaa uuun ...

    ReplyDelete
  6. Anonymous12/25/2011

    asc dhamantiin.dhib waxaa uu nakala haystaa
    aniga iyo xaaskayga waa waxaan aad u is ticmaalaa basbaska waqtiyada qaar sharaab ahaan ayaaban u cabaa markaan hadaba
    xaaskayga u galmoonaayo waxaa na dhex mara dagaal galmada dhexdeeda ah
    marka ay dareento biyahayga waxay sameysaa
    qandhiifo ama cidiyaha ayay igu goosataa
    anigana waa hamad jabaaba


    dhibkaas wax iiga sheega

    ReplyDelete
  7. baasbaaska inuu wax saameeyo oo biyaha kululeeyo ma cadda ilaal iyo hadda, laakin wax suuraggal ah

    ReplyDelete
  8. Anonymous12/27/2011

    Waxaa layidhi Nabi Allow Nuur Allow Ninba Afkii ku gu Amaan Waamaxa baasbaasku haduu biyaha kululaynayo waaban cunilahaa nikaygu ha idaayee

    ReplyDelete
  9. asc sxbyal hal dhib ayaa jiro markaan xaaskeyga la gal moonayo ma dhaafsiin kari mudo 5 daqiiqo dhib kaas xaguu ka yimaaadaa bal iga jaahil bixiya waxaan rabaa mudo dheer in aan qaaato plz

    ReplyDelete
  10. Asc suaal odeyga hore aan kala tagney oo wali aan is jecel nahney qofkeen qofka kale balse dhibka jiro naag kale buu guursadey wuxuuna ii dhahaya adiga ba aifka kugu jeclahay ee maxaan sameeye wuuna ii og yahay aan share la noqon karin maxaan sameeye talo doon.com

    ReplyDelete
  11. Anonymous12/30/2011

    As\c all ninka xaaskisa ak soo dacwootay isagana aya qaldan saan ani is oran laha ma yaqaan xaaskisa nooca ay rabto iyo duqeeda ama waa nin la nacay oo la jecleen qof aadan jeclaan ku macaansan maysid raaxdis soo ragow kow naftina ha ka fakarin ee xaaskaga ka fakar hadii aad iyada qancisid adna waad qanci oo way ku qancinaysa balse hadii ay tahay me me me adna your love aad iloowdiid de hoosho waa adiga kaliya.

    ReplyDelete
  12. ninkaaga haddii uu naag kale guursaday oona weli uu jacayl kuu qabo u noqo waayo wax dhib ma laha naag kale inuu kula qabo waayo waxaa u banneeyey sharciga

    ReplyDelete
  13. Anonymous12/30/2011

    asc walaal waxaan rabaa in aan kula hadlo hadee suura gal tahay waxaan jeclahay in aan guursado hadane shaki ayaa iga galay oo waxaan is dhahay maguursan kartid arin taas ayaan kuu sheegi lahaay walaal macaan maleedahay nambar lagaa soo wici karo si aan kuula hadlo mahadsanid

    ReplyDelete
  14. haa waad ila hadli kartaa waxaad iga soo wici kartaa taleefankan +201116741156

    ReplyDelete
  15. Anonymous1/06/2012

    Bisbaaska ragga shahwadooda wuu kululeeya taas aniga ayaa og oo dareema markuu ninkeygu bisbaaska badsado shahwadiisa wey i gubtaa

    ReplyDelete
  16. Anonymous1/07/2012

    xaaskayga hadaan telefoonka uga raaxeeyo maxay diintu ka qabtaa, ma ogi inay iyadu gacan istimaasho iyo inkale laakin laakin anigu iyada uunban is iraa u raaxee pls si deg deg ah iigu jawaab

    ReplyDelete
  17. Anonymous1/07/2012

    aniga ma hubo in basbaas biyo kululeeyo waa la iqabaa saygaygana basbaas macuno markastana waa igubaan biyahiisa waliba kulayl daran waaye marka hore cabaar kadibna ok ayaan iska noqdaa, marka waxaan umalaynaa in waxa raga oo dhami kulayl yihiih sax? basbaas iyo basbaas la'aan

    ReplyDelete
  18. Anonymous1/15/2012

    WAR WAA NAWARERISEN WALIGAYBA MARKINE WAXKULU KULEEK LASHEGAYO BENMIYAA MISEH WAA RUUN IKALACADEY DAADOW

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes