Xaflad lagu taageerayo degaanka SSC Columbus, Ohio

Xaflad lagu taageerayay maamulka Sool Sanaag iyo Cayn (SSC) ayaa lagu qabtay magaalada Columbus ee gobolka Ohio maalintii sabtida June 12, 2010.
Xafladdan oo ahayd mid ay soo qabanqaabiyeen dhallinta SSC ayaa u dhacday si habsami leh, waxaana khudbado halkaas ka jeediyay waxgaradka reer SSC.
Hoos ka fiirso sawiradii xafladda iyo video ka hadlaya xafladda.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes