Roomaan muxuu taraa

Roomaan muxuu taraa
Roomaanka  caafimaad badan ayuu leeayahay siiba jirrooyinka ku dhaca wadnaha sidoo kale wuxuu yareeyaa tabardarida jirka wuxuu xoojiyaa awoodda galmada  roomanka wuxuu leeyahay vitamiin A, iyo vitamiin G, iyo vitamiin D iyo vitaminada iron iwm. waxa kaloo la ogaaday romaanka inuu daaweynayo bakteriyada dhalisa shubanka wadnahana wuu u roonyahay kaadidana waa socodsiiyaa dhagxaanta keliyahana waa burburiyaa  kulayka jirkana wuu qaadaa dheefshiidxumidana wuu daaweeyaa
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

6 comments:

  1. Anonymous11/12/2011

    rooaamnka magac kale maleeyahay stropery miyaa mase waa geedkale? afsoomali haduu leeyahayse maxaalagu dhahaa

    ReplyDelete
  2. romaanka afka englishka waxaa la dhahaa
    Pomegranate

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/12/2011

    Xagee laga helaa romaanka Somaliya malaga helaa

    ReplyDelete
  4. haa waa laga helaa xamar ayuu ka bixi jiray filooyinka dhexdooda ayaa lagu beeri jiray siib madiina marka waad heli kartaa ayaan filayaa

    ReplyDelete
  5. Anonymous11/13/2011

    asc walaal geedaha loo isticmaalo kor dhinta raaxada daawo ma u noqon karaan xanun xiniinyaha raga kaga dhaca ee layiraahdo varicocele afka qalaad wax daawo dhireed ah oo loo isticmalao majirtaa wadankeena ama wadamada islamka mahadsanidin walal jasaakalaahu qeeran asc

    ReplyDelete
  6. walaal cudurka loo yaqaano Varicocele shaqo kuma laha geedka aan soo sheegnay

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes