Nimanka goorta dhurwaa isu baddalaan

Saddexdan dambiile ayaa waxa ay degan yihiin Magaalada Dhandha – daanta galbeed ee dalka masar
Waxa ay ka tageen bini aadanimada xataa ayagoo hilmaameen in lagu jiro bil ramadaan ah.. Waxa ay gabadha ka afduubeen wadada dheer ee xaafada kufr casaam ayagoo ola soo baxeen hubka cad cad
Waxa ay u kaxeenyeen Meel beer ah, kadibna halkaa ayay ku kufsadeen, naxariis laawayaashaan ma aysan dhageesan xataa qeelada ka yeereesa gabadhan bikrada ah ee da’da yar.
sheekada intaa kuma dhamaanin ee waa la iska dabayimaaday
Gabadha Maamulka boliska ah deegaan kaas ayaa waxa ay eshtako ka heshay wiil gabadha saaxiibkeed ahaa laguna magacaabo maxamed dhigtana Kuliyada ganacsiga
kaasoo sheegay in saddex qof oo uusan garaneen in ay afduubeen gabadha saaxiibtiis ah ee saxar lagu magacaabo 19 sano jirka ah ayagoo wada socdaan aadaanka salaada maqrib kadib ayagoo wada socdaan kadib markii ay hub ula soo baxeen
Sida uu sheegayo wargeeska Alwafd waxaa la aasaasay koox bilos ah si ay u badbaadiyaan gabadha una soo qabtaan raga tuhanka la saaray
ugu danbeentiina waxaa lasoo qabtay saddexdii nin kuwaasoo ahaayeen niman fuundiyaan ah, Mahmoud 23, Brans 23, Abunnaja 24
nimankaan ayaa qirteen gabadha in ay kufsadeen, laakiinse waxa ay sheegeen in aysan waxba ka ogeen in wiilka iyo gabadha ay saaxiibo ahaayeen.
By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes