Naag intan ayay kaa rabtaa

Naagaha waxay ka helaan ninka naxariista badan oo aan yasin oo mar kasta isku daya inuu wareysto xaalkooda, una koolkooloya sida ilmaha yar oo kale, marka uu wax samaynayo la tashada oo ra'yigooda tixgaliya, nin aan bakhayl ahayn marka laga dalbado dalab isla markii fuliya, nin daacad ah aan beenlow ahayn, nin romaansi ah oo xaga sariirta ku fiican iyo istiinka, dhanka bulshada waxay ka helaan inuu ahaado ninka mid dadka ka dhex muuqda oo la jecalyahay oo geesi ah aqoon leh qurux badan intan waxa ay naagaha ka helaan guud ahaan way dhci kartaa inay ku kala badalanyihiin xaaladaha qaarkooda
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes