Fadlan dhagayso Muxaadaroyinkan hoose hadii aad rabto inaad barato axkaabta guurka iyo Arimaha la xidhiidha, Sida:Ahmiyada Guurka, Doonista Gabadha, Walaayada, Aqal galka,Masruufka & Nafaqada, 30 ka Dumarka ah ee guurkoodu kaa xaaranta yahay, Furiinka, Fasaqaada, Dhaarta & Nidarka, Qaladka Dumarka & Raga, Waqtiga Guurku Xaaraanta yahay iyo Korinta Ubadka. iwm. Runtii waa Cilmi Muhiim ah 100%.
1 Ahmiyada Guurka Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
2 Fiqiga Guurka1 Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
3 Fiqiga Guurka2 Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
4 Fiqiga Guurka3 Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
5 Fiqiga Guurka4 Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
6 Fiqiga Guurka5 Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
7 Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
8 Guurka  & Axkaamtisa Sh. Boqolsoon (Raximahullaah)
9 Barbaarinta Ubadka Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil
10 Xijaabka Dumarka Sh. Boqolsoon (Raximahullaah)
11 Xanta iyo Dhibaatadeeda Sh. Boqolsoon (Raximahullaah)
12 Xaaska Wanaagsan Sh. Boqolsoon (Raximahullaah)
13 Taarikul Salaad Sh. Boqolsoon (Raximahullaah)
14 Xuquuqda Labada-isqaba Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil
15 Aadabta Furniinka Sh. Maxamed Umal
16 Balantii Rasuulka (S.C.W.) ee Dumarka Sh. Maxamed Umal
17 Dumarka Sh. Maxamed Umal
18 Waajibka Dumarka Saaran Sh. Maxamed Umal
19 Dowrka Gabadha Muslimada Sh. Maxamed Idiris
20 Masuulita Waalidka ka saaran Caruurta Sh. Maxamed Khadar
21 Axkaamta Guurdoonka Sh. C/Risaaq Takar
22 Kunoolaanshaha Dalalka Galbeedka Sh.Cabdiraxmaan Sh. Cumar
23 Xukunka Heesaha & Muusiga Heerka Diinta Islaamku Sh. Cusmaan Cali Xusseen

Tags:

3 Responses to “Muxaadarooyin guurka ku saabsan ka dhegeyso halkan”

Anonymous said...
11/20/2011

masha allah walaalaha webka aad baad ugu mahadsantiin muxaadaraadka,


Anonymous said...
2/28/2012

asc

walalayaal halkaaan Waxaan Idinku Soo Gubinaynaa
Muxaadaro ka Hadleeysa Su.al Mar badan soo soo laabatay

MA BANAANTAHAY NINKA XAASKIISA FARJIGEDA IN UU AFKA GALI AMA AYADA GALISO

Marka Halkaan ka ka wada faa ideysano Muxaadarada

Su'aasha
waa tan



Ama halkaan ka dagso

http://www.youtube.com/watch?v=J0n-H6LiO1A

Bahda Raaaxada guurkan waan in ay soo saaraan muxaadaradaan ciwaanka u soo yeelaa si a y dadka oga faaa ideystaan


RG said...
2/29/2012

Walaal mas'aladan waxaa laga hadlay 800 sano ka hor waxaad ka eegtaa تفسير القرطبى
marka dad way baneeyeen dadna way diideen dadka baneeyey ayaa ka raajaxsan kuwa xarrimay


Post a Comment

Followers

Emailkaaga

Kala soco wixii cusub emailkaaga

© 2013 Raaxada guurka iyo Somali news. All rights reserved.
Designed by SpicyTricks