Halmaanka badan maxaa keena maxaasee lagu daaweyn karaa

Halmaanka badan maxaa keena maxaasee lagu daaweyn karaa
Walaal halmaanka saaidka ah waxaa keena dhowr waxyaalood
1- qofka ay aadka uga baxaan biyaha cad oo manida aan ahayn oo soo baxa marka naag ama galmo laga fikiro
2- seegada madan
3- mashquulka badan iyo waqtiga qofka aan habaysnayn sida wax badan marka ay kaa kala daadsanyihiin
4- dembiga badan waayo wuxuu dhalinayaa murugo badan oo qalbiga mashquulisa
5- dhafarta badan
6- nafaqo darida

waxaa noo dhan way keenaan  waxaad ku daaweyn kartaa inaad dembiga iska yarayso seegada aad joojiso haddii ay seego jirto inaad dhaqsi seexato inaad cunto nafaqo leh ku dadaasho, siiba inaad cunto subax walba sabiibka intaadan wax kale cunin subaxdii banaanka inaad soo baxdo si aad u jiido layrta aroortii la helo inaad waqtigaaga nadaamiso nadaafadda jirkaaga siiba madaxaaga iyo dharkaaga aad ku dadaasho
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

9 comments:

  1. Anonymous11/15/2011

    jawiga ayaa fadlan iima dham dhamaayo ee ii sheeg sidii aan u heli lahaa jawi fiican

    ReplyDelete
  2. Anonymous11/15/2011

    aniga mushkiladaydu waa biyahan cad dhibka ay igu hayaan waxa weeye hadan himoodo ama aan eego haween amaba runtii aan akhriyo sida webkan qoraalada ku qoran ee galmada kahadla way iga soo baxayaan laamaxaala aniga iyo saladaydii dhib baa nakala haysta maxa dawo ah mahadsanidiin

    ReplyDelete
  3. waxaa lagaa rabaa inaad kacsiga la dagaalanto sidds keliya ayaad isaga reebi kartaa biyahan cad

    ReplyDelete
  4. Anonymous11/16/2011

    walolo waxan rabaa inaan su'aal ina waydiiyo sideen ku ogaan karaa in aan horay u biyo baxi karo amse uu geedkaygu jilicsan yahay. mid kale walolo waxan ahay wiil aan guursan waligii naaga u galmoon hadii aan seego dhaho waxan geedkayu bilaa tamar noqodaa markaan 4jeer ilaa 5jeer seegasyto bahda RG waxan waydiinayaa hadii aan xaas guursado ma qani karaa hadii aan 4 jeer ilaa 5 jeer aan saygan karo

    ReplyDelete
  5. deegada iyo galmada labo ayay kala yihiin isku mid ma aha, galmada ayaa u baahan karti weyn shaqo badan

    ReplyDelete
  6. Anonymous11/17/2011

    Walaal Siigada iyo Galmada maxaa farqi ah oo u dhaxeeya.. labo goorba biyaha wey iga imaanayaa somahan.. Tan kale Galmo oon Sameeyo soo igama jilcineyso xitaa Geedka.

    ReplyDelete
  7. seegada biyaha si waxay ku imanayaan awood ku jirto laakin galmada waxay ku imaanayan si dabiici ah, galmada waa wax loogu talagalay inay biyaha ku baxaan laakin seegada looguma talagalin, galmada marka la samaynayn raaxo dabiici ayaa la dareemyaa laakin seegada waxaa la raadinayaa raaxo walaal seego iyo galmo la iskuma barbardhigi karo

    ReplyDelete
  8. Anonymous11/22/2011

    seegada si aad iskaga yarayso dumar haka fikirin, kubada ama banooni cayaar maskaxdadana ka ilaali wixi galmo shaqo ku leh inaad ka fikirto

    ReplyDelete
  9. Anonymous11/22/2011

    walal waxan raba in ad ii sharaxdid dhibatoyinka ay siigada ledahay dabina ma tahay.

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes