Farqiga shukaansiga u dhexeeya ninka iyo naagta

Waxaa la ogaaday in nimanka aad iyo aad u jacalyihiin naagaha si bareen inay ula hadlaan, xiliga shukaansiga wiilasha badankooda waxay ka helaan inay dumarka qaabilaan hor ka hor, laakin haweenka sidaa ma aha waxay ka helaan inay taleefan ku sheekeeyaan, gabdhaha marka ay ninka horjoogaan kuma hadli karaan waxa ay rabaan inay sheegaan, laakin marka ay taleefan qol la galaan wax badan aan afka soo qaban ayay ku hadlaan, taas waxaa daliil u ah paltalk, gabdho badan ayaa ka hadla jirkooda bal qaar baa wejiga qarsada kaddib tusiya nimanka alaabahooda, waxaan u soo jeedin lahaa haweenka inay iska jiraan shukaansiga taleefanka iyo kan bareerkaba waayo nimanka la iskuma  halayn karo waxaa la rabaa inaad ogaato ninka rabo inuu jrkaaga taabto iasgoo aan ku guursan inuu yahay dhurwaa yac iska dheh hadal macaan yuuna kugu sirin haddii aad jrkaaga dhiibato waad ka shallaaynaysaa adduun iyo aakharabo ogow nin ku guursan rabo wax xun kaama dalbayo
 
Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

17 comments:

  1. Anonymous11/11/2011

    ASC
    walal gabadh ayaan is jecelnahay mudo dheer wada shekaysanaynay dabadeed gabadhii waan kala foganay taleefonka marka aan kala hadlayo waxaa iga yimada biyo cad ama dheerer,amaba shawadu intay ka iman biyaha dheererka ah, xininyaha/guska .walal qof ehlu salada ayaan ahay markaas ma jinaba mise maha dhowr qof oo aan waydiyay waxay yirahdeen waa cadi iska istijio halka ay ka gadhayna maydh lkn jinabo maha. walal macal marka aan la hadlayo niyada wax xuun ma gashado jacayl qudha ayaan uga shekeyaa macal galmo kama shekeyo. iga soo jawaba allahu yaclam.

    ReplyDelete
  2. walaal biyaha kaa imanayo waxaa la dhahaa المذى af soomaaliga waxaa la dhahaa kuulato waxay ka soo horreeyan manida biyahaas waa najaato waa la iska dhaqaa waa laga weysaystaa kaliya ee qubeys ma waajibiyaan

    ReplyDelete
  3. Asc.
    Waxan raba inaaddhibaato i haysata talo iga siisaan hadad igu dhaantaan. Waxa aan isjeclayn ilaa sadex sano wiil runtii aanu ku kala noolayn labo wadan oo aad u kala fog.
    waxa aanu ka wada hadli jirnay internettka ama telefoonka.

    markaas markiii aanu wada soconay ilaa labo sano ayuu bilaabay inuu iga dalbaday mararka badan inaan telka ama netka igu raxeeyo, balse maan ka yeelin oo waan iga diiday. aad ayey i dhaawacady arintaasi, isagna waan u sheegay inaan doonayn arintan, waxaabu i balanqaaday inaanay dhici doodin arintan mardanbe. balse balantii wuu ka so bixi wayey . Dhowr jeeer aan ka hadhahy arintaas awgeed, marwaliba wuu igu so noqday oo waxa u dhahay ma ka maarmo raali noqo , agtayda qaalibaad ka tahay cml. ilaa hadda wiilkii muu iga hadhin aniga uun ayaa ka dhahay. Wali anigu aad aan u jeclahay, isna sidookale waxa uu leeyahay waan ku jeclahay, balse anigu ma aaminaayo?

    Markaas maxa umalaynaysaan arintan waxa u sabab ah ?
    1) Ma run ayaanu i jeclahayn oo waxa uu igu sheekaynyaa been?
    2) Ma waxa weeye nin xun?
    3) MIse tolow wakhtigan la joogo ayey dadkii wax kastaba caadi ak dhigteen?
    4) Side aan ninkan qalbigayga uga masaxikaraa?

    ReplyDelete
  4. nin kaa dalbayo inuu taleefan kugu raaxeeyo laguma tilmaami karo inuu yahay nin fiican, hal mar la gartay laakin dhowr jeer inuu kugu soo celceliyo waa ceeb, haddii uu dhab ka yahay jacaylka waa inuu sugaa ilaa aad iska guursanaysaan haka yeelin arrinkaas, midda kale oo aad leedahay waan jeclahay taas waxay u noqonaysaa sida uu yahay isaga iyo akhlaadiisa iyo wanaagiisa adaa lagaa rabaa inaad go'aan ka qaadato adigoo eegaya dhan kasta

    ReplyDelete
  5. Asc.
    Waxan raba inaaddhibaato i haysata talo iga siisaan hadad igu dhaantaan. Waxa aan isjeclayn ilaa sadex sano wiil runtii aanu ku kala noolayn labo wadan oo aad u kala fog.
    waxa aanu ka wada hadli jirnay internettka ama telefoonka.

    markaas markiii aanu wada soconay ilaa labo sano ayuu bilaabay inuu iga dalbaday mararka badan inaan telka ama netka igu raxeeyo, balse maan ka yeelin oo waan iga diiday. aad ayey i dhaawacady arintaasi, isagna waan u sheegay inaan doonayn arintan, waxaabu i balanqaaday inaanay dhici doodin arintan mardanbe. balse balantii wuu ka so bixi wayey . Dhowr jeeer aan ka hadhahy arintaas awgeed, marwaliba wuu igu so noqday oo waxa u dhahay ma ka maarmo raali noqo , agtayda qaalibaad ka tahay cml. ilaa hadda wiilkii muu iga hadhin aniga uun ayaa ka dhahay. Wali anigu aad aan u jeclahay, isna sidookale waxa uu leeyahay waan ku jeclahay, balse anigu ma aaminaayo?

    Markaas maxa umalaynaysaan arintan waxa u sabab ah ?
    1) Ma run ayaanu i jeclahayn oo waxa uu igu sheekaynyaa been?
    2) Ma waxa weeye nin xun?
    3) MIse tolow wakhtigan la joogo ayey dadkii wax kastaba caadi ak dhigteen?
    4) Side aan ninkan qalbigayga uga masaxikaraa?

    ReplyDelete
  6. Anonymous11/12/2011

    Way dhici karta inusan xumeyn ee uu jacaylka uu kuu qabo dareenkiisa qaato, dhinacyada kale ka miisaan una sheeg inu adkeysto kuna dhiiri geli inad isgursatan madama aad is jeceshihiin, midda kale salaad istiqaaro tuko niska danbe habeenkii 8saac habeenimo kadib.
    Towfiqda allaha ku wafajiyo

    ReplyDelete
  7. Anonymous11/15/2011

    bloga waxan waydina ma ugu raxesan karna aniga iyo ninkayga wax danbi ah miya ka iman kara??

    wabilahi towfiiq

    ReplyDelete
  8. Walaaal qofka su aasha kowaad waydiiyay ee wiilka ay wada socdeen sadaxda sano wlhi walaal aniga run ahaantii wiil ayaan ahay saas ay tahay gabar ayaan aad isku jecelnahay wlhi waliba si xad dhaafa ayaan isku jeclenahay mudo ayaan wada soconaa gabadhaas waxaanu kubalanay inaa isguursano wlhi walaal sidaad horay usheegtay aniga ahaan waan kawada sheekesanaa qadka ama Internedka marka mala dhihi karo waa saqajaan wlhi aniga iskuma kafaalinaayi nin ahlusalaad ayaan ahay hadana sooma saas ay tahay hadana walaal dareenka aan uqabo ayaa sidaa ah wlhi mararka qaar waxaan dhahaa oo aanba dareema in ay xaskayga tahay waana usheegaa ayadanana sidoo kale marka walaal xumaanta kaliya ha eegin dhanaka wanaagana eeg jacaylka uu asaga kuuqabana waad ogaan kartaa ee qiyaas jacaylkiisa kadib jawaab cad ayaa kusoo baxeeso lkn waa niyad jab walaal qof aad mudo wada socoteen hadana in aaad damacdo in aad kala fogaatan hadana aad ka aaminto in uu xunyahay 3 sano wlhi ciyaar ma aha wlaal waa aniga fakarkayga xun kaasina thanks

    ReplyDelete
  9. Anonymous11/16/2011

    Waad ku mahadsantihiin talooyinkiina dhamaantiinba.

    ReplyDelete
  10. Anonymous11/17/2011

    bahda RGka waxan ini waydiinayaa sxb waxan ahay nin kacsi badan hadii aan marar iska keen dhaho shahwada waxa suuro gal ah inaan ilaa 4 ilaa 5 jeer aan ku nafiso. hadii aan intaas samayn waayo kacsigu igam jabayo . qof intaa iska keenay imse jeer ayuu naag u tagi karaa.

    ReplyDelete
  11. taas lama ogaan karo seegada naagta aad bay u kala duwanyihiin

    ReplyDelete
  12. Anonymous11/18/2011

    Asc wr wb walalaha salan kadib qofkasta waaa inuu ku fakarin waxay naftiisa jaceshahay . sidaas darteed walaalaha waxaan ku talin lahaa walalaha aniga ma ,aqaan qof aan sadax sano wada socono inaan is guursano maxaa naga hor joogo inta ay imaan netka igaaga raaxay . fidnada waxayba ka bilaabataa wax yar oo fudud marka inta ayay waynaan waxaan kula talin lahaa in sheekada la soo af jaro . waayo hadaan exembel soo qaadano qofka markuu balwad baraayo waxuu ku bilaabaa taab taabasho marka qofkasta waxaan kula talin laaha inuu iska guursado , hadaan ixasuusiyo xadiith aan wada ogtihiin Nabiga SCW inuu yiri dhalinyarooy hadaad awoodaan guursadada hadaan awoodina Sooma . soonkuna waa gaashaan wax kasta oo xumaan aad ku kici laheed hadaad soomantahay waad ka waan toobeeysaa markasta ku dadaala cibaada iyo inaaan markasta masaajidka ku xirnaato waxay qeyb ka qaadaneeysaa inaad xaka meeyso shahwadaada walilaahi tawfiiq Asc

    ReplyDelete
  13. Anonymous11/18/2011

  14. Anonymous3/21/2012

    asc walalayl ila taliya waxa xarir jacel igala dhaxeyay wiil waxana kala jognay laba wadan waxana wada socnaya mudo ku dhaw laba sano marka waxu aday kenya meshas ayu nag ku so gursaday waxuna i dhaha waa ku jacelahay oo wali waa ku raba anigane waa u shiigay in asan turto gal ahen marka side yela ila taliya wllo yal asc wr wb

    ReplyDelete
  15. asc walal waxa ahay gabar shaki badan waa xarir lahenahay wiil an isku magalo jogno marka waxu i dhaha waa ku jacelahay ee shakuga iska sar waxa balan iyo axdi ku dhiiganay in an is gursaneni labadena marka side shakiga iskaga sari kara wlalo asc wr wb

    ReplyDelete
  16. Anonymous3/23/2012

    asc wr wb waxan raga inan waniyo gabadhan qortay san shakiga iskaga sara walal waxan kugula talinaya inad salada ilaliyso iyo cibadada qurankana dhagayso muxadiroyinka dhagayso marka shakiga wuka baxaya isagana isku day inad amiinto isku magalaba tihine maxa kasha kiyaysa walal shakigu ma wacna ruuntiy waayo waxkasta waxa ina dhafinaya shakiy aniyga kula hadlaya wan shaki badanahay hadana quranban waqtiga badan siya iyo muxadiroyinka qiyamaha ka shekaynaya waayo adunyada wad nacaysa marka diinta ku xiidh nato marka waxa iga wana inad isla ogato diinta macanka badan mahadsanid shakiga dawadisu waa diinta iyo inad illahay ku xiidhnato marka qofna waxba kamaqadayo waayo aduunkana wad nacaysa waxa akhiro inaga danbeya markad ogato waayo waxa daremaysa naxariis badan shakigana haba sheegin isagu daqadu kabaxaya marka waxan isku ognahay khyr dhaman

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes