Biyaha caafimaadka jirka ayay kordhiyaan eeg waxtarkooda


Biyaha caafimaadka jirka ayay kordhiyaan
Dad badan ayaan ku buraarugsanayn in biyaha jirka ay u roon yihiin, marka aad cuntid cunto waxaad u baahan tahay inaad biya cabto, waayo cuntada marka uu jirka qaadanayo waa inay sahal noqotaa, siiba marka ay dheefshiidka marayso, biyaha waxay sahal ka dhigaan cuntada, sidoo kale keliyaha waxay u baahan yihiin biyo, iska ilaali inaad oon isku disho, siiba marka aad cunto raashin, sidoo kale biyaha jirka ayay nadiifiyaan gudihiisa, calooshana way jilciyaan, dadka jirkooda ay ku yar yihiin inta badan saxarada ayaa ku dhegto marka iska ilaali inaad harraad ku joogtid muddo dheer, sidoo kale marka xaaskaaga aad u galmooto way fiican tahay inaad hal galaas cabto muddo kaddib caano cab galmada si ay kuu saamaynin awooddaadana ay ay si fiican kuugu soo nqoto, ma ogtahay in dhidid kaa baxayo marka aad macaan shaqada ku jirto waxaan ula jeedaa raaxada sariirta siiba marka aad xaaska foorariso aad baad u daalaysaa shaqo badan ayaad qabanaysaa, foorarka waa dhib badan yahay, hablaha buuranna si daran bay u dhididaan marka dhawmada ku socoto shiir badan ayaa u soo go'a kilkilahooda, ragga qaar waxay ursadaan shiirka dumarka oo aadka u kulul wayna ku raaxaystaan
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes