In badan waxaan ka soo hadalnay naagaha meesha ay wax ka dareemaan jirkooda, dad badan ayaa
na soo weydiiyay in aan ka hadalno nimanka meesha ay ka kacsadaan oo ay jecel yihiin.saan ognahay nimanka iyo naagaha waxaa u dhexeeya farqi weyn dhanka dareen
waxaan kuu soo duuduubaynaa nimanka waxa ay ku kacsadaan iyo meelaha ay ka kacsadaan

1- aragtida  ninka markuu arko xaaskiisa dhar fiican wadato ama hadduu arko iayadoo isqurxisay aad buu u dareemaa kacsi
2- hadduu wax carfaya ka uriyo jirkeeda
3- hadduu ka maqlo ereyo macaan oo soo jiidasho leh
intan ayaa ugu muhimsan waxa kiciya ninka

meelaha uu kacsiga ka dareemo ee jirkiisa waa

1- in jirkiisa lagu duubsamo ama xaaskiisa ay qoorta geliso
2- in xaaskiisa ay ka qabato balka
3- xiniinyaha in ay si tartiib u salaaxdo meesha ugu dareenka badan jirka ragga waa bahalka madaxiisa
4- in xabadka loo salaaxo
saan ognahay ninka iyo naagta waxaa u dhexeeya farqi weyn dhanka jirka

Tags:

91 Responses to “Ragga meelaha ay wax ka dareemaan jirkooda”

Anonymous said...
8/21/2011

waxbaa kajiraa waxna kamajiraan warkaan


zaki said...
8/25/2011

w/w/w/ waa un inta aaad sheegtayba lakaiin su aal ayaa jirto
oranayso adiga xaawa luul ahaan masamayay arintaasi oo xaas ma atahay mise udiyaar tahay inaad samaysaa hadii aad guursato


Anonymous said...
8/28/2011

asc waxaa rabaa inaa ogaado sida ugu fuded aan xaaskayga ku bigro jaben lahaa iyo wax isticmaali lahaa oo meesha marin lahaa plz muhiim u ahay thnx all


RG said...
8/28/2011

bikrajabinta ma aha in awood loo adeegsado waxaa la rabaa si jacayl ku jiro oo naxariis leh in lagu jabiyo bikrada, waxaad samaysaa inta labada lugo kor aad u qaado oo ay si fiican u kala bixiso ayaad marinaysaa Vaseline kaddib bikrada ayaad si aayar ugu riixaysaa kuna dadaal inaad u tartiibiso


Anonymous said...
9/30/2011

sida ugu sahalsan bikarada loo jabiyo,,sida walaalka iga horeeyey uu sheegay lugaheeda qoorta saaro,, waxaad sii diyaarsataa xabka ukunta bahalka mari, jabinta haduu tolanyhay waa 3dax habeen ,hadii suna ugu danthay waa 20 daqiiqo. kabdhaha ha sabraan xanunkaas .. kadibna raaxo ayaa kuu danbeyneyso


Anonymous said...
10/01/2011

walaal ukunta xabkeda bahalka gabadha miyaa lamarinaa mise ka ninka gabadha fircooniga ah ayaan u fahmay qofka loo isticmalaaayo xabka asc isoo jawaba


Anonymous said...
10/01/2011

Gawadha bekrada ahi lagudayna fircooni lama saaro sariirta.ee dhulka ayaat kusameeyneeysaan shaqada bikro jewinta waxaana rajeeynaayaa ninka rawo inuu bekro jewiyo inuusan aheeyn nin eey seego guska kajilcisay waxaafiican in uu guska xooganyahay hadusan xooganeeyn oo markuu riixo bahalka kaqaloocdo waxba ha isku daalinin ee orodoo dhaqtar doono!


jama said...
10/05/2011

asc bahda raaxada guurka waxaa li waydiinayaa ,,, wiil walaalkee ah ayaa wuxuu ii sheegay inuu bahalkiisa marka uu jiifo la moodo inuu yahay war yariis yahay,, markuu kacsanyahay wuu yahay wax weyn oo taagan markaa isaga bahalkiisa miyaa sida ah mise dadkale oo la qabo way jiraan ,,,
waliba maxaa waxaas keena plz jawaab buuxda ii siiya aad ayaa u mahadsantihiin


RG said...
10/05/2011

waa caadi bahalka ugu yar marka uu dansanyahay ayaa ugu dheer marka uu kaco


jama said...
10/06/2011

aad ayaa u mahadsantiiin.. waxaad wadaa meesha ka sii wada


Anonymous said...
10/10/2011

waa salaamantihiin dhamaan bahda RG waxan jeclaan lahaa suashaan in ragu iiga soo jawaaban ,hadii ninkayga aan ka baqaayo oo aanan taaban karin bahalkiisa isna ii fududynaynin inaan taabto maxn sameeyaa.Runtii markasta waxn jeclahy inaan raaligaliyo.


RG said...
10/11/2011

ninkaaga waxaa fiican inaad ka wada sheekaysataan ood is fahantaan marka la soco haddii jacayl rasmi la idinka helo dhanka gogoshana waad isku fahmaysaa


Anonymous said...
10/11/2011

WALAAL HADII AAN BIGRO JABIN KARIN XAASKEYGA UU JILAC SAN YAHAY MAXAAN DAWO AHAAN U CUNI KARAA BAL IGA SO JAWABA


RG said...
10/11/2011

geedka Ginseng si fiican u badso


Anonymous said...
10/11/2011

waaad mahad san tahay mudane ginseng farmashiyaha malaga helaa adiga oo mahad san mase melo qas ah ayaa lagu gadaa hadii aan helo isaga oo ged ah sideen u is ticmali karaa faah haafin dheraad a iga sii ajir iyo xasanaad ilaah ha kaa siiyo in aan kaa faa iideysto ayaan rabaa nin hada guursan rabo ayaan ahay siiigadana aad u badsaday marka wax walba oo ii adkeyn kara ii soo qar hadii aad ciwaan kaaga ii soo qori karto ii soo qor bro siigadaan badsaday hadana wax meesha ku ma haayo ee sxb i caawi ilaah ha ku caawiyee


Anonymous said...
10/11/2011

Gin-Chia Ginseng Tablets kan iyo ginseg cadiga ah maxaa far qi ah oo u haxeeyo bro mase waa isku mid


Anonymous said...
10/11/2011

Gin-Chia Ginseng Tablets iyo ginseng maxaa u dhaxeyo maxeyse ku kala duwan yihiin waxaan heli karaa gin-chin ginseng tablets ee ma heli kari mid ah ginseng oo kaliya marka faah faahin ka bixi sxb


RG said...
10/11/2011

Ginseng waa geed caan ah
waxaa ku qoran Ginseng farmashiyaha waa laga helaa isagoo kaniini ah


Anonymous said...
10/12/2011

Geedka ninka o qaloca ma dhiba una cadi yahay awodisu thanksGeedka ninka o qaloca ma dhiba una cadi yahay awodisu thanks


RG said...
10/12/2011

geedka ninka hadduu qollacanyahay waxa dhib ah ma laha qalloca waa labo nooc mid waa inuu kore u qalloocanyahay midda labaad waa inuu hoos u qalloocanyahay


Anonymous said...
10/12/2011

GINSENG WAX BADALI OO BOOSKIISA BUXIN KARO MA JIRAA HADII UU TARANKA RAGA JILAC SAN YAHAY MASE TAQAAN WAX LAGU BADALI KARO HADII LA WAAYO GINSENG?


Anonymous said...
10/12/2011

asc wr
walaal see lagu ogaan karaa inee inantu bikro tahay coz hymen ka hadoo jabo bikro matihid ayaan maqlay lakiin hadaa ledahay oona horay usoo galmootay bikro miyaa tahay wali??


Anonymous said...
10/12/2011

A/S WALAAL DUMARKA MARKA AY BIYO BAXAYAAN MAXAA LAGU DAREEMAA? MIYAY GARIIREYSAA MASE SIDA RAGA UU U BIYO BAXO AYAY YADANA U BIYO BAXEYSAA WALI MA ARKIN DUMAR BIYO BAXAYO IN AAN GURSADANA WAAN RABAA YAAN KU JABINE ASTAAMAHEEDA IGA FAALO THNK YOU


Anonymous said...
10/12/2011

hadii marka uu kacsan yahay aad gacantaada hoos oogu qaloocinaysid ma jileecbaaa dhinac ama kor ma u qalooc samaayo lakin hoos waa uqaloocsamaa marka ka aan kiciyo marka tabar dari miyaa asc thanks


RG said...
10/12/2011

walaal halkaan ka akhriso sida lagu garto biyabbaxa naagaha


http://raaxadaguurka.blogspot.com/2010/09/sidee-lagu-gartaa-inay-biyabaxa.html


RG said...
10/12/2011

naagta aan bikro ahayn iyo naag bikro ah isku darsami karaan meel furan iyo meel xiran miyaa la isku qaldaa???!!!


RG said...
10/12/2011

Wax kasta nafaqo leh galmada waa badiyaa bahlkana waa xoojiyaa sida kalluunka iwm.


Anonymous said...
10/13/2011

OK WAXAAN FAHMI WAAYAY DUMARKA GARIIRKA IGA FAALO IGA SII THNK YOU BRO


RG said...
10/13/2011

dumarku gariika way ku kala duwanyihiin wuxuu u noqonayaa sida ay u kala kacsi badan yihiin, gariika waxaa laga wadaa haweeneydu inay gaarto meesha ugu sarraysay raaxada galmada waxaa aad u boodboodaya farjigeeda si daran ayuu isu qabqaban isagoo dhecaamaya


Anonymous said...
10/13/2011

asc hadii marka uu kacsan yahay aad gacantaada hoos oogu qaloocinaysid ma jileecbaaa dhinac ama kor ma u qalooc samaayo lakin hoos waa uqaloocsamaa marka ka aan kiciyo marka tabar dari miyaa asc thanks


RG said...
10/14/2011

maya ma aha tabar dari


Anonymous said...
10/14/2011

galmo ma gudan karaa geedka marka geedka oo kacsan hadii gacanta lagu qaloocin karo asc


cabdulrahman said...
10/18/2011

asc bahda RG walaalayaal waan idin salaamayaa salaan kadib waxan doonayaa in aan guursado markaa
waxan ahay nin hore usoo seegaysan jiray ilaa 7sano markaa bahalku waa uu iga jilcay somaliyana lagama helo geedka ginsend markaa sinjibilka ma ku darsan karaa shaaha oo ma adkaynayaa bahalka


RG said...
10/19/2011

sanjabiila ma adkeeyo bahalka ninka oo jileec noqday, laakin sanjabillka waxaa lagu tiriyaa dhirta dareenka galmada kicisa


shaakirson said...
11/16/2011

Walaal waxaan idin waydiiyay haday xaaaska galmada kahor aysan dheecaan badan keenin bahalkeeda malagayaaba in ay gaartay heer ay galmo sameso mise waxa ay ubaahantahay istiimin dheeraad si dheecaan badan uu uyimaado thanks


RG said...
11/16/2011

sida la ogyahay dhecaanka cambarka wuxuu sahlaa galmadada wax xanuun ah ma dareemeeyo naagta marka ay dheecaan leedahay, laakin naago waxaa jira marka la istiimiyo aan dhacan badan keenin oo raba in loo geliyo taas waxaad ku ogaan kartaa bahalkeeda ayaa bararo oo dhaqdhaqaaqo iyada way is qalqaloocin sida qof caloosha xanuunayso oo kale markaas ayaa lagu bilaabayaa galmada dhabta ah


Anonymous said...
11/16/2011

wl waxn idiin waydiiyey hadii qofka dumara markaste dheecaan leedahy qoyaankeedu badanyahy maxaa lagu garankaraa iney gaarty oo gaakmo lala sameeyo.


RG said...
11/16/2011

naago waxaa jira dhecaan badan iyo kuwa yar dadka way ku kala duwanyihiin


Anonymous said...
11/19/2011

Walaal Waxan soo gaday Geedka Ginseng. oo Dabiici ah. WAA SANJABIIL ! Aniga wax kale ayanba uheystay.. Waxuu u Carfayaa sida Sanjabilka oo kale wuuna udhadhamayaa. Soo sidaas mahan mise anigaa geed qaldan soo gatay.


RG said...
11/19/2011

geed qaldan ayaad soo gadatay sanjabiil oo kale uama dhedhamo mana kulula laakin waa u egyahay qaab ahaan


Anonymous said...
11/19/2011

Waxa an so gaday waa Geed sida Xididka oo kale ah aadne ukulul


RG said...
11/19/2011

ginseng ma kulula


Anonymous said...
11/22/2011

xaskeyga hadaa canbarka u leefo wax danbi ah miyaa igu sugan sido kale hadey ayada gedka i dhuqdo raaxo darted ma danbi ayaa noga imanaya halkaas.


Anonymous said...
11/24/2011

walaaal waxaa ku weydinaa adiga oo mahadsan waxaa qabaa waxa la yiraahdo biyo bax dag dag ah 1 ama 3 daqiiqo ka badan ma heyn karo biyaha waana dhibsaday oo waxa aan nici rabaa galmada wayoo hadaan si dag dag ah ku biyo baxo waa uu iga dabaa geedka marka maxaa talo ah ama daawo ah oo aad igula talin laheedeen please


RG said...
11/25/2011

biyabbaxa degdegga ah dhowr waxyalood ayaa la isaga reebi karaa
1- marka ay soo dhowaadaan dhaqdhaqaaqa jooji ama qaabka badda
2- niyadda wax kale gali ee haka fikir jirka xaaskaaga si xisaab iwm, maskaxda geli
3-qaabka foorarka ha samaynin


xog waran said...
11/27/2011

walaal waa mahadsantihii asxaabta raaxada guurka iyo inta la xiriirtaba waxaanse dadka ugu faa'ideyn lahaa aniga waxaan ahaan jiray raga biya baxa deg dega qaba laakiin alxamdululaah hada waanka nastay heer waxaan gaaray biyaheeyga aan celin karo mudo saacad ah waxaana ku helay arintaasi aniga oo sameeyay marka aan galmada sameynayo marka horeba in aan qalbiga raaxada aan ka saaray midda kale in marka aan dareemo in ay biyaha iga soo dhowaaadeenba aan bedelo qaabka galmada marka aan sameeyay dhowr mar oo kala bedel ah ayaan ku guuleeystay in aan helo raaxo igu filan misna ku filan xaaskeyga sidaa daraadeed aqyaarta sxbadeyda ah waxan kula talin lahaa in ay sameeaan sida aan sameeyay cunada nafaqada lehna ku dadaala xiriir wacan


xog waran said...
11/27/2011

dumarka marka ay biya baxaan mar kale ma kacsanayaan isaga oo weli ku jiro bahalka mahadsanid?


muuska said...
11/27/2011

bahda raaxada guurka idinka oo mahadsan waxa iga su'aal ah marka aan xaaskeyga u tago oo bahalka aan ka soo bixiyo isaga oo qoyan dheeceenka siilkane leh afka ma u gelin karaa wax caafimaad daro ah maka imaan kartaa? jawab


RG said...
11/28/2011

bahalka naagta wuxuu leeyahay bakteriya oo haddii ay afka soo gaarto dhalin karta cudur, waa caafimaad ahaan, diin ahaanna waa wasakh aad u jeeddo qoyaankaaga iyo midkeeda isku dhexdarsamay raalli maka tahay inaad koob ku shubato oo add cabdto؟؟؟!!!


RG said...
11/28/2011

haa qaar baa jira dhowr jeer biyabbaxa


Anonymous said...
11/28/2011

as fadalan iiga jawaab xaskayga markaan malabyrowgayga kula jiro waxan taabtaa wax aad kurtun moodo wayna boodaa markaan taabto iyadana makasayso ana ma aqaan dhibna waan kabaqnay bahalkaygana maaha mid wayn fadal isoo jawab mahadsanid


RG said...
11/29/2011

waxaa laga yaabaa ilmagaleenka afkiisa inuu soo baxsanyahay oo meesha uu gaarayo bahlka


Anonymous said...
11/29/2011

SCW Walaal waxaad iga jawabtaa adigo rali ah hadi an xaskeyga u tago lkn anan diyar u aheyn iney uur qado daruuf owgeed sideen uga ilalin karaa galmadas iney ur ku qaado jawab fican iso dir walal mahadsanid.


Anonymous said...
11/29/2011

walaal xaaskeeyga futada maka shuumin karaa ama maka leefi karaa


Anonymous said...
11/29/2011

walaal siigo af englis maxaa lagu dhahaa


RG said...
11/29/2011

halkaan ka eeg
http://www.daruur.com/main/Dictionaries/English%20to%20others%20languages/English_Arabiclist.asp


RG said...
11/29/2011

futada halkeed ka wadaa ??? soo cadee


RG said...
11/29/2011

naagta maku ficna inay cabto kaniiniyada uurka lagu celiyo dhamaan aad ayay u dhib badan yihiin haddii aad awoodo inaad bannaanka ku shubtid biyahaaga samee


Anonymous said...
11/29/2011

walaal waa futada dabada maka leefi karaa oo maka shuumin karaa haddi aan wax galmo eh ka sameey futada naaga


Anonymous said...
11/29/2011

website aa ii dirtay maku jiro af somali ee ii sheeg waxa siigo lagu dheho af english


RG said...
11/30/2011

BARYAHA WAAD KA SHUMIN KARTAA LAAKIN FUTADA DULEELKA KA FOGOW


Anonymous said...
12/01/2011

SCW Walaal waxaan ahay nin hada gursaday lkn an wali u tagin xaskeyga waxeyna ishegtay iney fircooni u gudantahy sideen u bikro jabin karaa waligey uma tagin qof tumar ah talo iga sii habka an ugu raxeyn lahaa thank you.


Anonymous said...
12/01/2011

Hadii uu ninkeyga iga codsado inaan u dhuuqo guskisa maka aqbalyaa hadanse ka yelo maxaa danbi ah oo iga iman karaa


RG said...
12/01/2011

haddii aadan ka helin waad dhihi kartaa ma rabo inaan dhuuqo bahalkaaga wax dembi ah kaama soo gaarayo


Anonymous said...
12/02/2011

Asc walal waan idin salamay salan ka dib waxaa iga su,aal ah hadii aan ka maqanahay xaaskeyga tellka ma uga raaxeynsan karaa xiligaasna biyaha gacanta ma isaga keeni karaa ayada oo ila hadleysa taasna siigo ma lagu macneen karaa oo mustaqbalka ma waxbey ii dhimi karta diintase maxeey ka qabtaa. su,asha labad waxa weeye hadii aay xaaska uur yar leedahay qaabka fooraarkana aan aad u jelahay ma sameen karaa uurkaas oo ilaa sedex bil ah mahadsanid.


RG said...
12/02/2011

walaal su'aashan waan ka hadalnay jawaabteeda inta ayaad ka helaysaa
http://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/11/ninka-iyo-xaaskiisa-kala-maqan-ma-u.html


Anonymous said...
12/02/2011

Asc: waxaad iisheegta walaal dawada ugu haboon ee biyabaxa degdega looga hortegikaro


Anonymous said...
12/03/2011

walaalo waxan raba inaad iga jahilbixisan qoyaanka ka yimada farjiga? Anoon kacsan amaba ninkaygu itaba oo ana wax darena niyada ku hayn ayaan waxa dhareema qoyaan cad sida xabka okale mana urayo sida qoyamada lagu garto infactinka waa wax an dareemaye ilaa gabar nimadaydi. Bisaraxa iga so jwaba.
mahadsanid


RG said...
12/03/2011

waa dhacaan cad oo adag ka yimaada naagaha waa wax dabiici ah ma tusayo jirro ama kacsi toona


RG said...
12/03/2011

daawo iska ilaali oo biyaha daahisa waxay leedahay dhibaatooyin fara badan


Anonymous said...
12/04/2011

@ abayada so waydiisay ninkayga ma u dhuuqi kara...abayo waxan ku dhihi laha haka laba laben ninkaga wa meesha kaliya ee aad cirka ku heen karto inaad farjigisa dhuuqdo ama xaniiyaha u leefto iguna ogow waligiis ku ilaabi doono "Wax danbi ahna malaha Abayada kale o dhahday ninkayga waxiisa ma taaban karo wan ka baqaa runti wa wax lala yabo side iskugu raxesanesan hadii aad tabasho ka baqeeso abayo waxn ku dhihi laha ninkada adiga kalosooni si marka hore o isku so qurxo dhar qafiifa ama qawana u xiro wa sida ugu fudud aad kalsoonidiisa ku hanan karto muujina geesinimo o adiga ka siib dharka markiisa una raaxee ninkada mida labaad wa ina sexga ka hor awood u leedahay ninkada ina ku tirahdo macaane kalay aan isla so qubeesane adigo u qubeenayo fadlan gabdho daaya hagardaamada ee siiya ragiina waxa ala idinkugu dhiibay good luck ya all


Anonymous said...
12/05/2011

ASc, kadibna aad baan idiin salaamay. horta waxaan ahay nin xaas leh , waxaana jecelyahay in aan ka leefo xaaskayga bahalkeeda , iyaduna way ii dhuuqda bahalkayga. wax danbe ha xagaa ma iga soo gaadhaya?, waad ku mahadsantahay jaabtaada?


Anonymous said...
12/07/2011

Aad iyo aad ban ula dhacay inankaa hadalkisa ah inaan ragena an xalaasha u nahay raaligalino waa wax inagu wajiba misana loo bahanyahay maha ninku kaligi inu wax doon yahay ee inaguba waxuu donayo banau donayna micnuhu waa dareen tisa lamidaanu sidana mahan inu isagu kolba dhinac norogto


cabdiqani said...
12/09/2011

ascwrwb.
anoo marka hore aad u salaamaya Walaalka ama walaalaha isku howlay iney sameeyaan bloggan iyo websitekaba Waxaan idin leeyahay Allaah ha idinka abaal mariyo halkiinaasna ka wada waa wax lagu farxo in dadkeena loo faaiideyo qeyb ka mid ah noloshooda ayadoo ay ku dheehantahay diin iyo akhlaaq.

Tan kale waxaan arkay walaalo u jawaabaya walaalkii su'aal qaba, taana waxaan dhihi lahaa in walaalahaasu ay ixtiraamaan walaalaha khibradda u leh ee boggan furay ee buugaagta ka qoray oo aysan u fahmin meeshan meel la isaga sheekeysto. cilmigana tixgaliyaan.

Illaahbaan idinkaga tuugayaa in uu labanlaabo abaalkiina camalkiinana ikhlaas idinkaga yeelo


Anonymous said...
12/13/2011

slcm all iyaydoo dadki aqoonta lahaa joogaan hadana waxay ila tahay ninka leefa farjiga inaan arintaasi habonayn ayna tahay wax aan ku habonayn xasaska .dhaqankeeni suubana ee islamkuna ogolayn


QAALI said...
12/13/2011

WALAALAYAAL DHAMAANTIIN WAAN IDIN SALAAMAY SIDAAD U DHAN TIHIIN WAADNA KU MAHADSAN TIHIIN SU,AALAHA IYO JAWAABAHA LA IS DHAAFSANAYO ,ANIGA SU,AASHEYDA WAXEY TAHAY NINKEYGA GUSKIISA WUU JILICSAN YAHAY HADANA KACSI SIDAAS WAALI U AH MA LAHAN WAXAASE LA II SHEEGAY HADII MALAB IYO SANJABIIL LA ISKUGU KARIYO KACSI BADAN AYAA IMANAYA WAA MIDA KOOWAAD MIDA KALE HADAAN EEGO DHINACA JILICSANAANTA WAXAA U FIICAN AYAAD SHEEGTEEN GEEDKA GINSEG LA YIRAAHDO MARKA MA KANIINIGA AYAA FIICAN MISE MIDKA DABIICIGA MASE KA HELI KARAA SUBER MARKETYADA YURUB,IMISA JEERSE AYAAN SIIN KARAA MAXAANSE UGU DHEX DARAA MARKAAN SIINAYO PLZ SI DEG DEG AH IIGU SOO JAWAABA IDINKOO MAHADSAN


QAALI said...
12/13/2011

WALAALAYAAL


QAALI said...
12/13/2011

WALAALAYAAL WAAN XIISEEYAA HADANA WALI RA,YI KAMA DHIIBAN HADEER AYAAN JECLAADAY INAAN IDIN KU SOO BIIRO MARKAAN SHEEKADA DHUUXAY ,MARKA WALAALAYAAL NINKEYGA GEEDKIIS WAA XOOGAA JILICSAN YAHAY HADANA KACSI BADAN MA LEH MARKA WAXAAN MAQLAY KACSIGA INUU BADIYO MALABKA IYO SANJABIISHA OO LA ISKU KARIYO CAANANA LAGU KARIYO MIDA KALE EE JILICSANAANTANA WAXAAD TIRAAHDEEN WAXAA U FIICAN GEEDKA LA YIRAAHDO GINSEG AMA TABLETKIISA MARKA MIDKEE U FIICAN MA MIDKA NATURALKA AH MISE MIDKA FARMASHIYAHA YAALA SUBER MARKETYADASE MA KA HELAYAA GEEDKAAS DABIICIGA AH SIDEESE LOO SAMEEYAA MEEQA JEERSE AYAA LA SIINAYAAA


Anonymous said...
12/13/2011

asc wallal waxan qabaa su aal ah waxan ahay 23 jir hada ayaan guursdey lkn wali ma aqal gelin gacelisadeyda iyo aniga marabno caruur badan hadana 1ka sano ee hore hore waxaa rabna inaa iska bashaalno teeda kale ma rabno in ilahay u gafno oo waxayaabaha kaniiniga iyo la mid ah qaadano so maxaa danbi ah oo iga iman kara hada biyahayga bananka ku shubo oo xaaska fajerkeeda ka ilaaliyo hadana se dee xaaskeyga uga ilaalin karaa biyaha waad mahadsantiihin


Anonymous said...
12/13/2011

asc wallal waxan qabaa su aal ah waxan ahay 23 jir hada ayaan guursdey lkn wali ma aqal gelin gacelisadeyda iyo aniga marabno caruur badan hadana 1ka sano ee hore hore waxaa rabna inaa iska bashaalno teeda kale ma rabno in ilahay u gafno oo waxayaabaha kaniiniga iyo la mid ah qaadano so maxaa danbi ah oo iga iman kara hada biyahayga bananka ku shubo oo xaaska fajerkeeda ka ilaaliyo hadana se dee xaaskeyga uga ilaalin karaa biyaha waad mahadsantiihin


Anonymous said...
12/13/2011

asc wallal waxan qabaa su aal ah waxan ahay 23 jir hada ayaan guursdey lkn wali ma aqal gelin gacelisadeyda iyo aniga marabno caruur badan hadana 1ka sano ee hore hore waxaa rabna inaa iska bashaalno teeda kale ma rabno in ilahay u gafno oo waxayaabaha kaniiniga iyo la mid ah qaadano so maxaa danbi ah oo iga iman kara hada biyahayga bananka ku shubo oo xaaska fajerkeeda ka ilaaliyo hadana se dee xaaskeyga uga ilaalin karaa biyaha waad mahadsantiihin


RG said...
12/14/2011

haddii ay xaaskaaga raalli kaaga tahay bannaanka waad ku daadin kartaa sharciga wax diidaya ma jiro haddii aysan rabin bannaanka kuma daadin kartid


RG said...
12/14/2011

waxyaalaha aad sheegtay sida malabka iyo caanaha iyo sanjabiisha waa ay fiican yihiin, laakin geedka Ginseng ayaa ka sii fiican dhammaan waa isku isticmaali karaa waayo waa wada dabiici midka farmashiyaha waxaa ku jirka kimikaal dabiici ma aha meelaha geedaha lagu gado ka raadi


Anonymous said...
12/14/2011

Salaamu calaykum
walaal waxan idin waydiin lahaa hadii aad awoodaan waxan leeyahay dheecaanka cad ee aad hore u soo hadal qaadeen waxa jirta aniga oo wayso qaatay in aan tago jamacada iyo meelo kale siina wayso qaatay markaa hadii uu iga yimaado biyahaasi ma wayso qaadan karaa mise waa iska caadi oo waan ku tukadaa @ su aal kale dheecaankaasi aad ayuu iigu baan yahay ee wax dhiba ma ii leeyahay xaga u raaxaynta ninkayga


Anonymous said...
12/14/2011

Asalaamu calaykum

walaal waxad iiga soo jawaabtaan waxan ahay gabadh waxan u mehersanahay nin walina is maanaan arag markasta ama intii hore ee aanan ninkan is guursan waxan lahaa dheecaan cad oo iiiga soo baxa siilka waxan dareemaa aniga oo meelkasta joogaa aan wax galmo ahna niyada ku ahayn markaa iiga soo jawaaba waxa uu yahay ta kale marar badan ayuu siilku si i balaadhan noqdaa oo kacsan markaa bal ii soo jawaaba waxa uu yahay arinkaasi


RG said...
12/15/2011

DHECAANKA DAREENKA KEENO WUXUU JABIYA WEYSADA LAAKIN MIDKA CAADIGA AH OO AAN LA XIRIIRIN DAREEN OO ISKA AH QOYAAN CAADI AH MA JABIYO WEYSADA


Anonymous said...
12/15/2011

Aad ayaad u mahad santihiin waxad ii sheegteen hadii aanay dheecanka cad wax kacsiyi keenin waan ku tukan karaa hadii aan markii hore wayso qabay


Anonymous said...
1/04/2012

Asalaamu calaykum
Walaal aad ayaad u mahad santihiin walaal waxaad ii sheegtaa dheecaankaa hadii uu iga imaado kacsi iyo kacsi la'aanba qubays maa igu waajibaayo. Mahad sanid


RG said...
1/04/2012

dhecaanka qubays ma waajibiyo haddii naagta ay gaarto gariirka galmada oo ay danteeda dhamaysato waxaa lagu tiriyaa inay biyobbax ay gaartay markaas ayaa qubays ku waajibo, laakin haddii la istiimiyo oo ay dheceen keento oo aysan gaarin xad biyobbax ah qubays kuma waajibo


Anonymous said...
4/16/2014

galamada futada dareen xoog badan ayay leedahay gabdhaha qaar way jecel yihiin


Anonymous said...
4/30/2014

Asc RG walal waxan raba in aan guursado mardhow Inshaa Allah hadane waxa igu jirto cabsi oo waxan ahay gabar loo guday qaabka fircooniga ah.runtii waan maqlay wana aqristay dhibaaton yinka kasoo wajaho gabadha fircooniga loogudo marka sidee ugu fudud xaga bikra jabinta meeqa habeen ayeey ku,qadataa raga maxasa kintirka lagu daawen karaa.maxad igula talineysaa walal. Please iiso jawaab :((


Post a Comment

Su'aalaha iyo jawaabaha

Followers

Emailkaaga

Kala soco wixii cusub emailkaaga

© 2013 Raaxada guurka iyo Somali news. All rights reserved.
Designed by SpicyTricks