Daaweynta dabiiciga ah ee timaha daadanaya
Timaha daadanaya  sida lagu daaweyn karo ayaa ah sidan : waxaa la isku daraa xabadsowdo iyo dhacaanka bagalka iyo hal qaaddo khal iyo nus koob saliid seytuun inta si fiican la isugu qaso, waxaa la marinayaa maalin kasta habeenkii kaddib waxaa lagu dhaqayaa biyo qandac ah,

TIMAHA MAXAA LAGU BADAIN KARAA

haddii aad arbto timaha inay si fiican koraan u bataan waxaad adeegsanaysaa saliid khirwac (Castor Oil) waxaad marsanaysaa usbuucii 3 jeer

Tags:

29 Responses to “Daawo dabiici ah oo timaha dhacaya celisa”

Anonymous said...
8/22/2011

Walaal ma timaha dumarka keliyaa mise raga bidaarta lehna timaha ayeey dib uhelayaan hadii ey isticmaalaan alaabtan ?


RG said...
8/22/2011

nin iyo naagba way isticmaali karaan, laakin bidaar ma celin karaan waxaa loogu talagalay dadka timaha ka daadanaya oo ka googoaya


RG said...
8/22/2011

bidaarta haddii ay bilow tahay waa laga yaabaa inay wax ka tarto, laakin marka ay garoon ay noqoto wax kama tari karaan


Anonymous said...
8/25/2011

idinkoo mahadsan walaalayaa ma lamarikaraa timaha jilcisadale ee daadanaya


malik said...
8/26/2011

halkee laga helaa ayadoo isku jirto sxb


RG said...
8/26/2011

ma heli kartid iyadoo isku jirto waxaad soo gadanaysaa alaabtan kaddib waad isku qasaysaa


abdinuur said...
9/16/2011

bagalka see dhacaan looga keeni karaa ........saan ognahay bagalka waa caleynee


RG said...
9/16/2011

waa la shiidayaa kaddib ayaa laga miirayaa dhacaanka caleentiisa


Anonymous said...
9/19/2011

Bagal af ingriis maxaa lagu dhahaa?


RG said...
9/19/2011

bagalka afka englishka waxaa lagu dhahaa Watercress


somaliss said...
10/23/2011

Asc Walal wan ku salmaya san ka bacdi waxa ku waydiina yaa fiican alaabta la qasaayo iyo saliida castor oil waxa kolo ku waydina saliida imisa malin aya la marrinkara mise 3 week hal mar kaliya aya marinaysa mahadsanid walal


RG said...
10/23/2011

walaal waxaad marsanaysaa ilaa ay ka joogsanayaan timahaaga, inshaa Allaah 3 bilood haddii aad marsato waxaad ka gaaraysaa natiijo fiican


Anonymous said...
11/07/2011

hadana bagal helikarin intakale ma isku qasan karaa oo natijo maka helaya
xaba sowdada saliid saytun khal inta ma i cawin karan?
cilanka an dawaysnayn asagu maxu u tara timaha daadanaya?


RG said...
11/08/2011

taas ma ogi laakin bagalka waa ku jiraa waxa natiijada sida ay tahay ku keeni kara


Anonymous said...
11/10/2011

wallo castor oil ma waxay ka samaysantahay alaabtad so shegtay?


RG said...
11/10/2011

waa Castor oil waa saliid la yaqaan waa la helaa gaar ayaa loo gadaa


Anonymous said...
11/30/2011

inta kale waa gartay lkn KHAL maxaa waaye si fiican igu macnee walaal adoo raali ah xageese ka helaa hadaan yurub joogo


RG said...
11/30/2011

walaal khal waxaa laga helaa meel kasta waxaa lagu dhahaa afka englishka Vinegar


RG said...
11/30/2011

SEEGADA WAXAA LA DHAHAA Masturbation


Anonymous said...
12/07/2011

asc waal adigo mahadsan bagal maxu yahay ma ansalata mise waa cagarka la kariyo


Anonymous said...
12/08/2011

wl bagalku waa geed leh caleemo cagaaran dabadana oo loo cuno sida ansalaatad lamana kariyo ee sidiisaa lagu cunaa wax yar oo hah ama kulayl ah ayuu leeyahy,


Anonymous said...
1/02/2012

salma calykum walaalayaal bagalka halka laga helo ii sheega wa bilaahi tawfiiq


Anonymous said...
3/14/2012

walaal waxaan ku weydiiyay salida magaceeda ladhaho castor oil iyada amee timah dhib ukeenay saane mase timaha dadanayo wey calisaa hadii sa aan kaliged is tic maalo so ok ma ahan


RG said...
3/15/2012

saliidda castorka tinta ma daadiso aad bay u fiicantahay tinta ayay xoojisaa


Anonymous said...
3/16/2012

castorka somalia ma laga heli karaa ?


Anonymous said...
9/30/2012

asc walalyaal wax timaha dheereya bal wixii ku xeeldheer ha noo faaideeyeen fadlan


Farxiya Abdi said...
12/11/2012

asc! walaal hadii aan castor oilsha timaha mariyo ma u deeyn karaa mise waa in aan ka dhaqo? Adinkoo mahad san sida loo istic malayo noo soo sheego


shaatii amaal said...
5/08/2013

Asc walal waxaan rabaa inaa ogado saliidan wax tarkeda iyo mesha laga helo adigo mahadsan ma ishegi karataa castor oil malaga helikaraa yurubta


Anonymous said...
3/14/2014

daawada bidaarta


Post a Comment

Su'aalaha iyo jawaabaha

Followers

Emailkaaga

Kala soco wixii cusub emailkaaga

© 2013 Raaxada guurka iyo Somali news. All rights reserved.
Designed by SpicyTricks