Su’aashaan hadaad weydiiso qof dumar ah lagama yaabo intooda badan in ay si sax ah kaaga jawaabaan, qaarkood waxaa ay kuu sheegayaan in arintaasi aysan ahayn wax jira balse qaar yar ayaa ku dhahaya arintaani waa jirtaa balse iyaguna sharaxaad kama siinayaan sidaa daraadeed dadka baaray  ayaa ku siinayee qabso oo dhakab dheh waayo cilmigu ceeb waa kadhanyahay.
Dumarku waa biyo baxaan balse biyo baxa dag daga ah ee dumarka ayaa ah ayaa ah in Biyo jilicsan oo cadaan xigeen ah ay ka yimaadaan kuwaasi oo marka ay soobaxyaan an lahayn wax dreen raaxa ah.Dumarka qaar xiliga biyahaasi kaadi caadi ah ayaa timaada.
Maxaa keena Biya baxaas dag daga ah?
Waxaa sababa halka Looyaqaano  dhibicda  G oo ah meesha ay dareenka ka qaataan dumarka ayaa qanjiro ku yaala ay cadaadismaan kadibna waxaa soo daadanaya dhacaankaasi.
Halka qaarkale oo dumarka kamid ahna ay sabab u tahay marka ay dareento wax xod xodiya (kintirka) taas ayaana sababto in dareerahaasi yimaado.
Dumarka oo dhan Arintaan maleeyihiin ah in ay horay ka biyo baxaan?
Jawaabta ayaa noqoneysa haa sida ay muujiyeen daraasado caafimaad ah oo lasameeyay ayaa sheegay in dumarka oo dhan ay biyo baxa dag daga ah leeyihiin balse waxaa intaasi ay ku dareen daraasadahaasi in inta badan dumarku ay gudaha u biyabaxaan oo aysan banaanka u soo bixin xiligaasi qaarkamid ah dumarku kaadi ayeey dareemaan.

Tags:

23 Responses to “Sida ay u biyabbaxaan dumarka”

Anonymous said...
7/29/2011

Walaalaha RG hadii an istimka aan kudheereyo sawjededa ama naagteyda biyihi aya soodhowanaya marka aan galmada aan bilaabi rabo biyihi aya iga imanaya marka seban istimka kudheeren kara oo aan biyahana aan ku dahin kara. aad iyo aad ayad u mahadsantihin


RG said...
7/29/2011

marka aad istiika ku samaynaysid xaaskaaga bahlkaaga ha taataabanin, istiika kaftan ahaan ka dhig


Anonymous said...
8/04/2011

Raggu waa kala farsamo duwan yihiin, Gabadha Istiimi marka hore, Kintirka u salaax, Naasaha ibtooda horena farahaaga ama afkaaga taabsii.

Alaabtaada gasho halkii loogu talo galay, Xanjo ama Chewing Gum calasho oo afka ku hay si aanay biyuhu hore kaaga imanin, biyaha hore badanaa hore ayuu u yimaada, balse biyaha dambe amase ka sadexaad si fiican ayad sawjadaada ama gabadhaada aad u qancinaysaa.

Hadii ay wax kale jiraana Fadlan dhakhtar u tag.
Wasalama Alykum


Anonymous said...
8/13/2011

biya baxa hore degdega ah raga badanaa waka siman yihin..seega ama bahalkado tataabatid kumaxerna wax walbana darenkaada ayey lasocdan waxaa jira wax ladhaho high emotion iyo low emotion nin walbana labadas mid unbo yahay..guus aa laweynenaya,ama ladherenaya waa ben.wixi intas der fadlan daqtar spelishiste ah oo xaga galmada kutaqsuse arag wabilahi tofiq


Anonymous said...
8/13/2011

idin ko raali ah sharci ahaan ma banaan tahay in ragu ay xaasas kooda ay u tagayan ay carabka gel geliyaan cambarka mase banaan tahay in xaaska inayana ay u nuugto walaal arintaas ayaan u baah naa in leyga jaahil bixiyo ,MAHADSANIDIIN


RG said...
8/13/2011

Waxaad ka akhrisan kartaa pageyadaan

http://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/02/leefida-siilka.html



http://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/04/leefida-siil-iyo-faraynta-siilka.html


Anonymous said...
8/15/2011

Asw

waxaan jecelahay dumarka niqaaban, Fantasies ayaan sameeya naag xijaaban / naqaab markaan xaaskayga u tagaayo, ma wax denbi ah ayaa ku jira.


RG said...
8/15/2011

xaaskaaga waxaad ku isticmaali kartaa qaabka aad rabto iyadoo jiifto iyadoo fadhiso iyadoo taagan jikada musqusha qlka fadhiga qolka jiifka iyo dhar wadato iyadoo aan wadan iyo niqaaban iyo aan niqaabnayn middaas idinka ayay idin khusaysaa sharciga adiga ayuu ku siiyay saad rabto u adeegsato waa beertaada dhanka kasta u fal Alle wuxuu yiri نِسَاؤُكُمْ حَرْثٌ لَّكُمْ فَأْتُوا حَرْثَكُمْ أَنَّى شِئْتُمْ
(naagihiina waa beerihiina ugu taga sidaad doontaan)


Anonymous said...
9/25/2011

aniga marka horey wiligay ma guursan lakiin waxaan jecelahay mar dhaw in aan guursado in shaa allah marka waxaan rabaa in aad ii sharaxdo naagta hadaan guursado nocee baan ugu galmoonkaraa


Anonymous said...
11/05/2011

a.c

walaalkenii ina waydiyay su.shaashii ahayd xaaskayga cambarkeeda carabkayga ma mar marin karaaa iyo iyadu xubinka taranka ee raga afka mala aadi kartaa Taas jawaabteedu waa Mabanaana arinkaas, maxaa yeelay labadaan meeloood Rabi wuxuu ka keenaa Nijaasada. sidaas darteed meel nijaaso ka timaado in aad afkaaga wanaagsan ee carabku kuyaalo aad maalin walba rabi ku xusto in aad Nijaaso la aadaa waa wax aaan banaaanayn laakiin raaxada inteeda kale way banaantahay marka laga rabeebo in aad uga galmooto xaskaaga Duburta( Dabada)
A.c


Anonymous said...
11/13/2011

faraynta cambarka ama faraynta siilka naagta intee raaxo ay ka heli kartaa malaga yaabaa inay damarku ku biyabbaxaan faraynta


RG said...
11/13/2011

naagaha raaxada way ku kala dunawnyihiin qaar waxaa jiraa aan ka helin far ama gacan in cambarka loogu taabto kaliya ka hela bahalka ninka, qaarna way ka kelaan farfaryta cambarka saas oo kale way jiraa naago faarayntaku biyabbaxo waa kuwa shawada badan inta badan way seegaystaan gacanta ayay isaga keenaan marka ay faraha ku tuutuujiyaan dibnaha farjiga aad bay raaxo u dareemaan, marka xaaskaaga haddii ay ka hesho ugu raaxee haddii aysan ka helin sida ay rabto u yeel


Anonymous said...
8/07/2012

waxan ka helaa in layfarteeyo ee dhibmaa ka imaan karto


RG said...
8/07/2012

ninksa xaaskiisa waa farayn karaa wax dhibna ma laha haddii ay naagtu ka hesho, naago waxaa jira farta aan ka helin oo dhibsada


Mubaarag said...
8/29/2012

Thanks all the Comment is good,
Aad iyo aad ayaan uga helay sheekada
Raxada Guurka. Inta isku dayday fakaradaan way mahadsanyihiin dhamaantoodna kolay anigu waan kahelay waayo waa wax dadka oo dhan anfacaya oo loowada bahanyahay marka sidaas darteed,

waxaan jeclahay in aan way diiyo Hal su,aal ah
taas oo ah Biyo baxa dagdag ga ah maxaa daayo loo isticmalikaraa? ama Cuntada ugu fiican ee loo Cuni karo? mahan biyo bax aad ah laakiin sidii larabay mar mar looma helo


Anonymous said...
6/25/2013

scw waxaan rabaa inaad su al iga jawaabtaan taas oo ah hadii ninku qabo naag gadaal u weyn oo galmadii uu dhib ka qabo qaababkee ugu sahlan oo loo galmoonkaraa. sababtoo ah ma ogala qofta qaab aan ka aheyn in ninku uu dul maro. taasna waan ku daalay.


Anonymous said...
6/25/2013

wlaal su al ayaan raba inaan idin weydiiyo waxaan ahay gabar xaas ah dhaqtarka ayaa igula taliyay inaan uur qaadin mudo sidaa darten waxaan bilaabay kaniinga ilma joojiya lakin waan ku xanuunsaday waan joojiyay hadana mid kale ayaa bilaabay waan ku xanuunsaday, ugu danbeyn dhaqtarkii wuxuu igu yidhi waxad isticmaali kartaa condom, waanan tijaabiyay raaxo ma leh, waayo ani waxaan ku raaxeysaa biyaha nin kayga marka uu ugu shubo ayaan qaboobaa hada mudadii u danbeysay waan nacay howsha dhan waayo macaan ma leh sidii hore maxaa talo isiinaysaan, ninkaygawaan la hadlay wuxu i dhahay waa in aan raacno talada dhaqtarka.


RG said...
6/26/2013

kaniiniyada cuurka dhammaantood waxay leeyhiin xanuun kala duwan ilaa jirka ula qabsanayo, marka waxaan kula talinayaa in ninkaaga caadi kuu isticmaalo marka ay biyaha aka soo dhowaadaan uu bannaanka ku daaiyo taas ayaad ku heli kartaa raaxo


Anonymous said...
6/26/2013

wlaal waa gabadhii kiniinga uurka ku xanuunsatay ee hore su aasha kuu waydiisay. wlaal waxaan ku raaxeystaa marka ninkayga uu biyaha ugu shubo, hadii aan biyaha la igu shubin ma biyo baxo markaa hadii ninkayga biyaha banaanka ku shubo aniga raaxo iima aha ee waxa kel oo uurka ku ilaalin karo ma jira


Boss Hooyo said...
7/07/2013

waxaaa ii sheegtaaa xaaaska markiii is ku galmoono cabaar ka dib is taagto biyaha dhan soo laabto arintaas iga jaahil bixi


Anonymous said...
8/02/2013

ASC WR WB MARKA HORE SALAN KA BACDI WAXAAN RABAA IN AAN U MAHAD CELIYO DADKII KA SOO SHAQEYAY WEBSITE-KAN MARKA XIGTA WAXAAN RABAA IN AAN WAX YAR OO FAA'IIDO AH KA SIIYO WALALAHA SOMALIYEED GAAR AHAAN RAGA KU DHIBAN BIYA BAXA DAG DAGA AH.

SAMEE ARIMAHAN SOO SOCDA HADII AAD TAHAY QOF KU DHIBAN BIYAHA DAG DAGA AH ISKUNA DAY IN AAD DHAQAN GALISO

1. MARKA KOBAAD ISKU DAY IN AAD XAASKAGA LA QAADATID QUBEYS (SHOWER) WAA HADII AAD HEYSATO MUSQUL/SUULI (REST ROOM/BATHROOM) KUU GAAR AH.

2. MARKA XIGTA OO AAD SARIIRTA TAGTAAN ISKU DAY IN AAD GADAAL KA SOO JIIFATO KA BACDINA FARJIGAGA AMA XUBINTA TARANKA KU SAL SALAAX ADIGOO ISKU DARAYA HADAL IYO IN AAD JIRKEEDA SALAXDO.

3. MARKAS KA BAXDI OO AY GABADHA FARJIGEEDA QOYAAN AMA DHEEXAN KA YIMADO ISKU DAY IN AAD DUCEYSATAN KA BACDINA ADIGANA RABA IN AAD ISKU TAGTAN ISKU DAY IN AAD SAMEYSO HADAL AMA WAX KA QOSLIYA GABADHA HA ISKU MASHQUULIN INDHAHANA HA ISKU XIIRIN.

4. MARKA AAD INTAS SAMEYSO ISKU DAY IN AAD GABADHA INDHAHEYSA IYO KUWAGABA IS FIIRIYAN HADII AY ISKU DAYDO IN AY KA SII JEESATO HA KA YEELIN WAAYO WAXEY U SAHLEYSO IN AAD HADIIBA BIYABA BAXDO SABABTOO AH WAXAAD KU MASHQUULEYSA GABADHA JIRKEEDA.

5. HAB WALBO OO AAD GALMADA ULA SAMEYNEYSID XASKAGA HA ISKU DAYIN IN AAD KULA ORADO FOORAR (DOGSTYLE) DIB U DHIGO FOORARKA KA DHIGO CIYAAAHA DANBE.

AQRISTOOW DHAQAN GALI ARIMAHAN HANA KA XISHOON XASKAGA.

WAAD KU MAHAD SANANTAHAY AQRISKAGA IYO DHAQAN GALINTADA.


Anonymous said...
8/02/2013

masha Allah walal faa,iido weyn aya sheegtay. aad u macquul ah, aadna u xikmad badan.

In kasto aniga dumar ahay, hadane wa ii faa,ido. aad ayaana kaaga mahad celinaa. teeda kale cilmigaaga ina ka faa,ideesano aya jeclan lahaa, qibrada aad u leedahay labada dhanbo. raga iyo dumar,


Anonymous said...
11/10/2014

gabadhayda ama xaaskayga hadii aan la galmoonaayo biyo kama imadaan maxaa sababa arinkaas


Post a Comment

Su'aalaha iyo jawaabaha

Followers

Emailkaaga

Kala soco wixii cusub emailkaaga

© 2013 Raaxada guurka iyo Somali news. All rights reserved.
Designed by SpicyTricks