Waa su’aal inta badan ay isweydiin karaan dadku balse ku saleysan diinteena islamka.
Waxaa jira xaasas sidaa ku dhaqma iyagoo is qiyaanaya laga yaabee in uusan guurkoodu ahayn mid ay ka leeyihiin u jeedo ah in ilaahey siiyo owlaad.
Waxaa marka hore haboon in laxuso in marnaba aysan naagtu iska ilaalin Karin biyaha ninkeeda hadiiba jimaac ama galmo dhacdo.
Uur qaadista Ilaah ayaa ayaa ku shaqo leh labada qof ee siku galmoonayana waxba kama badali karaan hadiiba mar la isku galmoodo sidaa daraadeed waxaa danbi wayn ah in naagtu ninkeeda ku qiyaanto cirbad ama si kale oo ay iskaga ilaalineyso biyaha ninkeeda.
Hadii aad isleedahay Uur maqaadaysid misaa sidaas uur ku qaaday iyagoon rabin in ay uur yeeshaan.
Hadii Ninka iyo xaaskiisu isku waa faqsanyihiin in aysan xiligaasi wax dhalin in kastoo ay tahay wax ay siku waafaqi karaan hadana wali meesha kama marna in dhalmada ama uurka uu ilaahey maamulo.
Mar Jawaabta su’aashaas oo gabar soomaliyeed ay nasoo weydiisay waxaan leenahay diintuna ay ka qabtaa in ay xaaraantahay in naagtu sameyso wax uusan ninkeedu raali ka ahayn oo aan ka ahayn Macsida alle.
Xaasku waxay xaq u leedhay in ay diido hadii ninkeedu yiraahdo aan kuu galmoodo iyada oo caadada cabta ama uu yiraahdo dabada aan kaaga galmoodo.

Tags: ,

54 Responses to “Xaasku shahwada ninkeeda ma iska ilaalinkartaa isaga oo aan ogeyn”

Anonymous said...
6/10/2011

RG waxan raba in la iga jahil bixiyo somalida waxay tirahda ninka hadii u marwadiso uur 8 ama 9 bilood u galmodo hadhow aya waxay dhaaleysa cuunugi oo biyihisi{sperms]U madaxa kuwato.maxa kajira mise ma wax dhiib ayey ledahay hadii u sameyo sidasi?MAHADSANIT


RG said...
6/10/2011

galmada uurka xili kasta wax ma dhibayso haddii ay ku sallaysantahay qaab sax ah, qaabka ugu fiican oon ilmaha dhib soo gaaraynin waa dhinac dhinac ama foorarsi oo istaag xiga laakin haddii lugaha kor ay uu qaado uu dhamaan wada geliyo waxaa laga yaabaa inuu dhib u geysto ilmaha yar uurka ku jira


tawaq said...
7/07/2011

ninka hadii hadii uu gabadh meel aan far jiga ahayn biyo isaga keeno ma siiga


RG said...
7/08/2011

Xaaskaaga haddii ay tahay qofta aad ku samaynaysid falkaas siigo ma aha


Anonymous said...
7/12/2011

asc? hadii xaaskaga ilmo nuujineyso adiga naaska ma kadhuuqi karta madama u caano leyahay? mahadsanid


RG said...
7/12/2011

Xaaskaaga waad ka dhuqqi kartaa naaska xitaa haddii caano ay leedahay


Anonymous said...
7/13/2011

Naas caano ka da'ayana see loo dhuuqayaa? Cunuggii iyo odeygiibaaba naaskii caano ka wada
dhuuqaya. Yaab badanaa. kkkkkkkkkkk


Anonymous said...
7/27/2011

انا لله وانا اليه راجعون
WALAALAYAAL WAXAAN AAD ULA YAABANAHAY SIDA AY U HADLAYAAN DADKAN LEH HADDI NINKAAGA KU DHAHO AAN KAAGA GALMOODO DABADA AMA ADIGOO CAADA QABA
Taas waxaa dhihi kara oo kali ah nin aan islaam ahayn maxaa yeeley Qofka muslimka ah waxaa wajib ku ah in uu yaqaano diintiisa islamka hadduusan baranin waajibkii saarnaa ayuu diidey marka ma ahan in Gabadha uu qabo celceliso halkii uu asiga wax u shegi lahaa
MARKA INTII AAD WAXAAS QORI LAHAYDEEN WAXAA IDIN HABOON IN AAD U SHEEGTAAN WAA JIBNIMADA NINKA SAARAN XAGGA RERKIIS IYO WIXII LA XIRIIRA DHAANKA IYO DHAQDHAQAGA GALMADA

THANKS


Quddus said...
7/31/2011

ka wrn hadii ninku ogolyahay ka hor taga uurka diintu maxay ka qabtaa


RG said...
8/01/2011

Maxaad ka wadaa ka hortag ilmaha ???


Anonymous said...
8/05/2011

ASC Gabadha ninkeeda ma udhuuqi kartaa farjigiisa asagana ma u leefi karaa farjigeeda hadii ay labadooda isku ogal yihiin?


Anonymous said...
8/07/2011

asc aqyarta raxada guurka waxan idin weydiin lahay kawaran qof nin rag ah dabada aga tagay diintuna maxay ka qabtaa ?


RG said...
8/08/2011

Nin inuu u tago nin kale waa dembi aad iyo aad u weyn ummad oo dhan ayaa lagu halaagay, waa xaaraan ruuxi dembigaas galo Allaah ha u tawbad keeno, waa khatar oo aad u foolxun


Anonymous said...
8/08/2011

asc astaqfurulaah dheh walal waa arin adag qoom dhen ayaa lagu halaagay ilaahay ayaa u cadhooda ruux amarka ilaahay jabiya ilaahya waxuu inagu galadeystey dumar uu feedha nabigaa aaden ka abuuray ilaahay waxuuu dumarka inoosiiyey in aynu shah wadeena si xalal ah oogu gudano iyaguna sidoo kale inoogu gutaa waa fadli ilaahay markaaas qofkiii meesha ilaahay oogu tala galay meel aan ahayn aada waa xad gud bay tan raga ah iyada iskaba daa ilaahay ha inaga koriyee qofkii denbi gala ilaahay ha u toobad keeno waa bil barakeysan ilaahay bari denbi dhaaf kana shaleytoo qofkastoo waxii denbi aad gashay ilaahay ha ina cafiyo dhamaanteen aaamin aamin asc


Anonymous said...
8/10/2011

ASC walalayal wxaa ALLAH ha laga cabsado waxa hubaal ah in sualahan manta batay gar ahan dhalinta ee ah naag dabada ma looga tagi karaa ama ninba ay ay tahay dhaqamada galada adunka ku fasahadinayaan caqli gaab oo dhana laga dhahdiciyay in ragu nag ka marmi karo ama nagtu nag ka marmi karto ama meshi ALLAH kugu talo galay me an ahayn ad adid wlal aa faxisho waa xumaan wxaa lagu mutaystaa ciqaab daran iyo halag waxa laga dhaxlaa cuduro iyo balaayo an la aqoon waxaa manta culimada cilmu nafsiga isku racen qofka wasaa sameeya wxa ku dhaca quqdad nafsi aan daawo lahayn AIDS CANKAS iri balayo xumantas ba hor seeday qoomu luud oo lagu halaagy arinkaas may qabin AIDS mmarka ka fogow xumaha ee jidkii ALLAH KUGU TALA GALAY qaad ALLAHBA INAGA OG WIXI dan inoo ah waxi dhib inoo keenayan inoo diiday XAWA adam looma abuureen ahadii nin ks msrmi karo nag ama nagi nin ka marmi karto qofka xumaas saeemya ma dareemo raaxo iyo daganaan waxaa mesh aka maqan xikimadii allah gurka u abuuray ee guursada dumarkana ooga taga meshi ALLAH idin amr


Hamda said...
8/10/2011

ASC waxaad moodaa in ay manta badatay suasha ah nin nin dabada ma oga tagi karaa ama naagba waxana oganahy in diinteena islamka ay xaarantinimaysay arinkas waxana lagu mutaa ciqaab adag iyo halaag qoomu luud baa lagu halaagay xumantas hadii laga dhahdiciyay nin nag wuu ka marmi karaa ama nag nin way ka marmi kartaa ama mel an ALLAH kugu talo galin taxa laga radsho waa been ALLAH nabi adam kaligii markuu abuuray XAWA buu feedhiisa ooga jexay si uu u weheshado oogu dago ALLAH na abuuray ba naga og maslaxada wixii aan dani nogu jirin noo diiday waxaa laga nabi MUXAMAD CSW wuxu no shegay in umadii xumanta iyo zinada banaysata lagu salidi doono cuduro iyo balaayo umadihii ak horeeyay an ka jirin AIDS iyo cudurada aduunka manta dashaday dawana loo layahay may jirayn xiligii qoomu luud faxishada ka digtonow wlal kana dheero wixii ALLAH kuu diiday wuxuu kuu ogol yahayna samee sas bad ku liibani xuduuda ALLAHNA yaan la talaabin ciqaabka ALLAH ha lasyka jiro cidii xuduuda ALLAH tilowda caqaab adun iyo mid akhiraba waa marayaa ALLAH ha na xifdiyo AMIN


Anonymous said...
8/15/2011

Suaal ayaan qabaa bahda raaxada guurka ma ku heshiin karnaa aniga ninkeyga in aanan uur u qaadin hadiise uu iga ogolaado shareecada maxey ka qabaa


RG said...
8/15/2011

ku heshiinta uur qaadid la'aanta waa labo nooc mid ilmo aan la dhalaynin marnaba waxaa la adeegsanayaa dawo haddii la istecmaalo aan weligii la dhalaynin taas waa xaaraan
midda kale waxay tahay mid duruuf ku xiran oo dib loo dhigayo oo waqti ku xiran middaas waa la ogol yahay


Anonymous said...
8/17/2011

asc wr wb illaah xaqa kama xishoodee waxaan idin weydiiyay hadii ninkeeyga uu iga salaaxo kinyirka sidaasina aan ku dareemo macaani anigoo dhan igariiriso madabibaa asc


RG said...
8/17/2011

Ninkaaga waa xalaalkaaga gacantiisa kintirkaaga waa ku salaaixi karaa wax dembi ah kuma jiro


Anonymous said...
8/17/2011

ASC walaal suaal ayaan qabaa dami miya in naag dabada ama futada laga leefo oo xaarka laga leefo ama laga waso


RG said...
8/17/2011

naag futada lagama dhabi karo mana laga leefi karo


RG said...
8/17/2011

farjiga iyi futada farqi weyn ayaa u dhexeeya, farjiga in la leefo waa la isku khilaafay sida xoogga badan waa la leefi karaa laakin futada waa meel xaar ka soo baxo yaa kugu dhahay waa la leefi karaa ?


Anonymous said...
8/25/2011

alla silcayeeey! kuwani af adakaaa" dhintay! i kacay dhiiga i kacay, i tagay laba boqol i tagay! kuwani gabadh nimadii ayay i nacsiiyeenba


Anonymous said...
8/25/2011

Niikii nin u tago shareecada islaamka waa dil labadoodaba een mideeda kale waxaa dhahday waa banaantahay in ninka uu naagtiisa u leefo farjiga marka bal noo sheeg meesha lahu baneeyay iyo culimada baneeysay arintaan.


RG said...
8/25/2011

culimada hore banneeyey waxaa ka mid ah Caalim la oran jiray asbagh oo ka mid ahaa culimada maalikiyada waxaad ka heli kartaa hadalkan tafsiirka qurdhubi تفسير القرطبى سورة المؤمنون casrigan aan joogno culida qaar wey diideen qaarna way ogolaadeen qof kasta mas'alada si buu u eegay dadka diiday waxay leeyihiin meel najaaso ka timaado afka lalama aadi karo dadka kale iyaga waxay leeyihiin daliil xarrimaya lama hayo waxay qaateen qaacidada dhahaysa الأصل فى الأشياء الإباحة


Anonymous said...
8/26/2011

Ninka iyo xaaskiisa hadii ay kala maqan yihiin talefoon maka raaxaysan karaan. waxan kala joognaa laba wadan oo aad u kala fog. waxaana rabnaa in aan xaaraanta ka dheeraado runtii.


RG said...
8/27/2011

xaaskaaga way kuu bannaantahay inaad la sheekaysato aad kula raaxaysato taleefan, iska ilaali keliya afkiina in la fahmo


Anonymous said...
8/27/2011

waa mhdsanyihiin dhamaan bahda raxada gurka wl wxn nahy dhalin yar badan oo ka cabaneysa biyo ka yimaada markey sheekesanayaan ama la haasaawayaan jinsigooda kale markaa biyahaas xukunkoodu muxuu noqonayaa waanu ku muranaye naga jaahil saara waad mhdsantihiin.


RG said...
8/27/2011

biyahaas waxaa la dhahaa المذى madyi ama kuulato waa biyo dhacaan jiidmaya ah waa najaaso meesha ayaa kaa gaaran iska dhaq, biyahaas waxay soo bahaan qofka marka uu ka fakaro galmo nimanka iyo naagahaba way soo bahaan galmada ayay sahlaan


Anonymous said...
8/27/2011

Aad baa u mahadsantihiin ALLAH ha idiinku daro miizaanka xasaxaakda AAMIIIIIIIIIN


Anonymous said...
8/27/2011

walalayal wad salamatihiin marka hore waxan idin leeyahay all dadka muslimiinta mel kasto ay dunida ka joogan ciid mubaarak kulu cam wantum bikheyr. teeda kale walayal waxan wata wano kuna socota dhalinyarada siigeesata anika hadi an idin waramo waxan hada jiraa 19 sano wan siigesan jiray ila 17 wixi ka dambeyay ila malinkan biyahah isku arkay lakin muda hada laga joogo laba sano cml ma anan siigesan lakin wan riyoodaa halki isbuuc ama labadi isbuucba hal haben an sedex mar ama laba mar biya baxa janwao ahan runtii markan iska dhaafay seegada cafimadkega iyo kacsigeka iyo dhaq dhaqeyga xubnaha wax wayn ban ka daremay o cafimad ah marki hore waxan jecla in la iriix riixo lafa xanun lafaha marka istagayo we i daadanayan yacni qabababac aya ka yeeri jirtay dhabarka lafaha dham inta xibno o kala bax leh we i xanuni jirtay in an jucsado ayan jecla lakinmudan labadan sana ah o an xooga saaray kana dhaartay in an siigesto gacanteyda biya isaga keeno xita waxan daremay in u guskega korayo yacni usi wenaanayo wuuna dhidida markan riyada ku biya runtina biya badan aya ika baxa habenkan riyoodo subixiina caafimad mooye wax dhib ah an isku arko ma jirin waxaba ikaro darxad iyo ninka fax fax ah ayan noqda markan siigesan jirayneh waxan is dhahi jiray markan le bes wax maka dhibeso guskan in at ku biyo baxdo u kugu yaala runti wan arkay malin an siigestay 4 mar marka shanaad o an biyo dham iska waayay hadane wan ogahay dad in ay jiran o ay sas cml ku dhacday kow iyo laba ma ahan siigado wa cafimad daro wa dhib iyo rafaat iyo murugo tiiranyo leh qofkasto hadi an been sheegayo marki ad siigasato o ad biya baxdo ma shaleysa o inta murug ah aya ku qabata? siigada wa la iska dayn karaa HADII AD DOONEYSID IN AT SIIGADA ILOOWID AMA ISKA DEYSID RAAC WADADAAN WAN HUBA IN AY TAHAY WADA DHAB AH O GUUL LAGU GAARO.

1)XUSUSNOW ALLE)

2)QURAN AQRISKA BADI)

3) U BADNOOW MASJIDKA)

4)SALADA OOG)

CILMIKA IYO CULIMADA DHEX GAL)

5) KADHEEROW FAAXISHADA IYO FILIMADA XUN XUN)

6) TALEFONKAGA AMA KUMBIITERKAGA HA GALIN FILIMIDA SEX AH AMA HA ISKU DAYIN IN AT KA DAAWATOU)

7) TELKAGA HANOQDO MID AD KU HADASHID O AD WAX KHER AH KU SHEGTID IYO MAR AD QURAN AMA XADIITHYADA AD KA DHAGESATID

8) HA FAGOW NAG KO HOR SOCOTO AMA HA SO HOR SOCOTO IN AT DABADEDA AMA NASAHEDA FIIRISID )

9) GUURSO HADI AAD AWOODID)

10) SOON. NABIGENA MUHAMED (SCW) WUXU YIRI HADI HADII AY SHAWADA KU GUBTO O ADAN AHEN XAASLE SOON WAD QABOOBESA)


INSHA ALLAH

WADADAS HADI AAD MARTID WAD HAGESA WADNE ILOWESA WIXI XUN O DHAM INSHA ALLAH WIXI AN QALDAY SHEYDAN KORKIISA AYEY AHADEN WIXI AN SEAXAYNE ALLAH HANAGA DHIGO KUWI RACA AAMIIN .......


W/Q ABDULAHI MOHAMED ALI .

KING_ABDALE@HOTMAIL.COM

BAARAKALAH FIIKA


Anonymous said...
8/29/2011

mahad sanid Abdullahi


Anonymous said...
8/29/2011

asc

waxaa jirta su'aal la idin waydiiyay oo aadan wali ka jawaabina.

taasi oo an ninka iyo naagta is qaba ma ku heshiin karaan in naagta ninkeeda u dhuuqdo ninkana naagtiisa u leefo


RG said...
8/29/2011

walaal mar hore ayaan ka hadalnay xukunka dhuuqidda iyo leefidda
http://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/02/leefida-farjiga iyo dhuuqidda
bahalka.html


Anonymous said...
9/17/2011

aww
walaalayaal RG waxaan idin waydiinayaa in biyaha ay hore iiga yimaada markaan istiimiyo mudo ilaa 30 daqiiqo ah naagtayda markaan is idhaahdo u galmoo. kadibna waan daalaa oo seexdaa iyana iima sheegto imana istiimiso si aan ugu noqdo mar kale.Laakiin marar badan waxaan ka dareemaa wejigeed inay karahdo inaan u samayn waayay waxay rabtay. maxaa talo ah?
waad mahadsan tihiin.


RG said...
9/18/2011

waxaa lagaa rabaa inaad fahanto xaaskaaga waxa ay rabto, ceebna ma aha inaad ka wada hadashaan sida aad samaynaysaan iyo sida ay ka hesho, naagaha waxay jecelyihiin istiinka dheer si ay u dareemaan kacsi daran


Anonymous said...
9/25/2011

marka hore waa iin salaamay , ee walaal macaan baranaamijkaaga aad iyo aad ayaa uladhacnay waana kumahadsantahat tasi in walbaa nosoo daanin magacaaga lakiin waxaa karajenenaa midkale cusub ah , dhamaadkii walaal iga gadoon salaan kasoo goday kashka iyo laabta , salantasoo kamacaan sida malabkii kana udgoon sida catarkii , waxaana karajenayaa midlamid ah oona raacsan magacaada


Anonymous said...
9/29/2011

xage laga soo akhriyay in hadi naasku caano leeyahay ninkuna dhuuqi karo cajiib oo ilmihi dhashay iyo ninki weyna ee cirada laha ayaa naaska wada jaqaya kkkkkkkkkkkkkkkkkk


dhalinyarada ISLAMKA said...
10/02/2011

asc wllyal wad mahadsan tihin kln hal sual waxan ku weydinaya taranka far maka geli kara nano ugu raxeynayo wscm


RG said...
10/02/2011

su'aashaada ma fahmin wa caddeyn kartaa fadlan?


RG said...
10/16/2011

Walaalo su'aasha ma cadda si fiican u qeex fadlan


Anonymous said...
10/30/2011

asc

bacdu salaan waxaan idin waydiina xaaskayga inta qaab aan u isticmaali karo oo ii banaan iyo kan ugu fiican

mahadsanidin


RG said...
10/30/2011

naagtaada qaab aad rabtid ayaad u isticmaali kartaa
jiif istaag fadhi foorarsi
midka fiican labadiina ayuu idinku xiranyahay waxa idinla fiican ayaad ku raaxaysanaysaan


Anonymous said...
11/10/2011

war hadii aad naagtaada oo irmaan aad nuugto wa ahooyadaaa ogaaw


Anonymous said...
11/11/2011

salan walaaloyaal waxaan idinsu aalayaa idinkoo mahadsan, galmada ilaa intee ayeey ugu fiican tahay ama qaadataa waqti ahaan. i mean 1hr or more mise kaba yar.


Anonymous said...
11/11/2011

su'aal baan qabaa akhii,
waxaan ahy inan meel dhexaad ah 20 oon weli guursan, qurbaahana waan ku noolahay, waxaa dhacdey inaan dhunkadey gabarkale oo schoolkayga ah, waqtigaa waxaan ahaa 18yrs old, mudo ayaan is dhunkaneyney uun yacnii dhuuqmo afka ah. wax kale maanu sameen, ismaanu taaban, kabacdi 2sano ayaan xiriirkaas laheen, waxaan ku qasbey hooyadey inaan magaladan ka guurno waanan ku guuleeystey, anigoo ka dheeranayey dembiyaag, waan ogahay dumar inaanu dumar jeclaan karin lakiin gabarta saaxiibtey ayeey aheed aan wax wada dhigan jirney ayadaana igu bilowdey. markasta aan xasuusto waxaan dareemaa inaan dembi weyn sameeyey. dibna ugumaan noqon ee walaal waxaan idin su aalayaa xumaan intee le eg baan sameeyey??


RG said...
11/11/2011

Walaal towbad waxaa ay baabi'inaysaa dambi kasta marka Alle u laabo hana samaynin mar kale


RG said...
11/11/2011

taas dadka way ku kala duwanyihiin, waxay ku xirantahay awoodaada


Anonymous said...
8/10/2014

walaal waad mahadsan tihiin talada fiican ee guurka kusaabsa.waxaan ahay nin 3 dumar
ah soo maray hada waxaan qabaa mid uun laakiin waxaan rabay inaan
ogaado inay ay xaraan tahay hadii naagtaydu dakarka aga dhuuqdo oo ana
kubiyo baxo afkeeda markaa talo igasiiya


RG said...
8/10/2014

walaal marka hore waxaa la isku haystaa inay banaantahay in bahalkaaga ay dhuuqdo iyo in kale adiga waxaad leedahay haddii aan ku biyabaxo, ma banaana in ninka xaaskiisa afkeeda ku biyabaxo , tusaale ahaan hargabka diifka lama oggola qofka inuu qof kale afka uga shubo waa wax qurun ah, biyaha raggana waa sidaas oo kale marka ha ku shubin biyahaaga fakeeda ee ugu shub meesha loogu talagalay


Anonymous said...
8/13/2014

waa mahadsantihiin waano fcn waaye


Anonymous said...
8/13/2014

ang wey banaantahay kuma dhihin lkn waa wax laga fiicanyahay in la sameyo


Anonymous said...
11/01/2014

Asc


Post a Comment

Su'aalaha iyo jawaabaha

Followers

Emailkaaga

Kala soco wixii cusub emailkaaga

© 2013 Raaxada guurka iyo Somali news. All rights reserved.
Designed by SpicyTricks