Qofka ugu gaaban 2011 oo galay Guinness Book ee sanadkan sawir

Wiil u dhashay dalka filibiin ayaa wuxuu noqday ninka ugu gaaban adduunka wuxuu ka dhashay qoys sabool ah, da'diisu waa 18 jir  wuxuu galay  Guinness Book 2011  dhererkiisa wuxuu gaaray 59.93 sentimitir dadka siyaasiyiinta u dhashay dalkaas ayaa waxay siiyeen hadiyad fara badan aabihiisa ayaa yir : aad baad u mahadsantihiin caawinta aad caawiseen wiilkayga ah midka adduunka ugu gaaban abbisiisa wuxuu kaloo yiri wiilkeyga weligiisa wuxuu ahaa jirroole dhakhaatiirta way garan waayeen waxa ka joojiyay koridda
waxaa laga soo tarjumay BBC Arabic 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

3 comments:

  1. Anonymous6/13/2011

    WAXAM IDIIN SU AALA WIILKA MAHDLAYAA MASE WAA QOF WAXA KAL OKEEN BAHADA WAXA SOQOTAY FADLAN IGA JAWAABA SU AASHEDA

    ReplyDelete
  2. Waa nin sidiisa kale dabiici ah gaabnida mooyee

    ReplyDelete
  3. ilahay qadir sanaaaaa...cimriga raga gel dhalaya u ku tusaa.

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes