Somali guurdoon

Home » » Dumarka Somaliyeed oo qaati kataagan Dhiiga Caadada oo soo noq noqoto Bishii

Dumarka Somaliyeed oo qaati kataagan Dhiiga Caadada oo soo noq noqoto Bishii

Hablo badan oo la sooxoriiray qeybta nolosha ee website-ka badweyn.com ayaa noosheegay in ay kacabanayaan xiliga dhiiga caadada oo isaga daba yimaada mudo bil ah gudohood taaso ay isku arkeen kadib markii ay qurbaha tageen hadaba Badweyn.com waxaa uu sameeyay baaritaan uu ku ogaanayo arintaasi waxaana u soobaxay sidaan.
Waa run oo waa arin laga naxo in mudo bil ah gudohood aad laba mar isku aragto dhiiga caadada taaso la dareemi karo naxdinta ay leedahay hadana waa wax dhaca waliba xiliga aad gabartahay oo aan horay laguusooguursan.
Dhaqaatiirta ayaa sheega in arinkaasi mar mar iska caadiyahay waa marka dhiiga kaaimaanayaa uusan aad u badnayn midabkiisuna yahay sida midabka midka caadi ah hadana waa arin u baahan in sigaar ah isha loogu hayo.
Waxyaabaha keena waxaa kamid ah Hormones-ka gabadha oo isku dhaca ama aan dheeli tirnayn taasoo keenta in dhiig soobaxo waxaa laga yaabaa in sida uu usoconayana uu ka duwanyahay midka dabiiciga ah markaasi oo kale waxaa ay gabdhu u baahantahay in ay dhaqtarka boqato kadibna waxa uu usooqoryaa kaniini arintaasi saacidaya oo afarta dodobaad ama halxili wareeg ay qaadandoonto.
Inta badan gabdhaha orda ama almiiteeya arintaani kuma dhacdo taasoo ugu wacan in orodku uu saxayo shaqada hormoniskaaaga.
Waa suura gal in dhaqaatiirta qaar kuwaydiiyaan su’aalo laxiriira in aad xaastahay hadii aad maya tiraahdana laga yaabo in ay kuusheegaan in jirkaagu diyaar uyahay isticmaal taasoo iyana iska wanaagsan in aad guursato hadaad awoodo.
Hadii dhiigaasi uusan dhamaan ama xoowli uu usocdo waxaa kugu dhici kara dhibaato xaga wadnaha ah ama inaad wareerto maraca qaar taasoo keeni karta waxa looyaqaano Anemia ama dhiig la’aan.
Waxaa sidoo kale lasheegaa in fikirka uu keeno arintaan taasoo iyana qeyb ka ah in xitaa uu kugu soo kordho dareen ah in jirkaagu u  baahan yahay falgal taasoo iyana wanaagsan inaad guursato markaasoo xaaladaasi ay wax iskabadali doonaan in shalaah.
Sihaam Cali Nuur
sihaamcali3@hotmail.com
Share this article :

1 Comments:

  1. Anonymous6/04/2011

    salan sare wadna ku mahadsan tihin qoralkan fadidada & barashadaba iskugu jira inta dabdeed waxanna fahmin oo ah sidan la socono gabdhah bishiiba mar buu ku dhacaa dhiiga cadadu ama 21 kii beriba qaarbaa hela oo qaar 3 sadex beri buu hayaa qaarna 4 afar ama 5 ilaa 7 tan ugu dheer marka hada ma intaa ka badan buu qabtaa baad lee dihiin tan kale wey jirtaa in meeshan iska shido badan tahay arladan qarbiga oo ay gabdha qaar shaqeeyan shaqo is taag ah ama labo shift marka ogada in ay loo bahan yahya nasiino badan welibana marka ay dhiigga qabto waa ka qeyb in ay nasato waa hadey heli karto!!!

    ReplyDelete

Followers

Online visitors

 
RSS Feed: http://www.xidig.com/rss.xml
Copyright © 2013. Raaxada guurka - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger