Dayaxmadoobaad oo naadir ah wuxuuna sii socday muddo gaaraysa seedex saacadood



Xalay ayaa waxaa modoobaaday dayaxa waxaana ay ahayd mudo 3 saacadood taas baa waxaa la leeyahay aad bay u  yartahay in mudadaas la hayo bisha, sida la ogyahay oo ku cad diinteena Islaamka waa aayad Alle soo diro si ay cabsadaan marka waxaa ka baryaynaa Allaha weyn oo awoodda leh inuu inaga badbaadiyo dhibaatooyinka weyn ee kowniga ah.


 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes