Wiil Soomaali 26 jir ah oo 48 meher soo maray

26-jir Soomaali ah Misana Soomaray 48 Meher Waxa uu noqonayaa Wiilkii ugu Yaraa ee Soomara Cadad Meher intaa la eg Hadaba
Cabdalla Maxamed waa 26jir Soomaali ah waxa uu ku dhashay Magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud .
Cabdalla Yaraantiisa waxa uu aad ujeclaa inuu Mar walbo lasocdo Gabadh cusub isagoo lagu tirin jiray Wiilasha Shibanayaasha ah sida ay Soomaalidu utaqaana Juuqlaawe waana wiil jeclaa inuu shiriyo hadba gabadhu inta ay mida kale ka Qurux badantahay.
Dookhu marka si loo eego waa cudur bulshada ka dhexsaaraya Sida Al-Fanaan Booska uu uyiri:- Dookhu waa jiraa Waa kii ijiitee iijiirnaxayeee” isagoo ku catabaya in Dookhu meel daran ujiiday” Ruuxa Damacu watana waa kan kasii Daran.
Cabdalla oo Sheegay Sanadkiisii ugu yaabka badnaa ayaa so Maray ilaa 16 Meher oo Qarsoodi ah Sida ay Soomaalidu utaqaan (QUDBASIRO) Cabdalla oo uwarayay Shabakada Alcarabiya ayaa sido kale xusay In 48 Meher 4kamid ahi ay Dadkiisu Ogaayeen halka 44 Meher ay Nafsad ahaantiisa ku Koobneyd.
Waa Layaab Waana arin inaga Yaabisay kolkii inoo waramay Cabdalla oo Sheegay in aaanan laso bandhigin SawirkiiSa si uusan Bulshada uga Takoormin balse Ogalaaday inaan maqaal ka Sameeno Bulshada uso Bandhigno Waa layaabe Akhriste Weli Ma Aragtay Qisadaanoo Kale Halka hoose waxa Furan Mesha aad Fikradaada kuso Bandhigi Lahyd.
Fadlan Comments-ku haku Ekaado Mowduuuca, Aflagaadada iyo Qabiilku waa ka Mamnuuc oo Ilaali Anshaxa iyo Sharafta Websiteka.
Abdulfatah Sablale
Cape Town, South Africa
sablale@hotmail.com
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

5 comments:

  1. waa arin iga yaabisay runtii aanana horey umaqal waxana layaabi jirey nimanka yoraahda 10 meher ayaan soo maray marka 48 meher qof sameey ninkan kahor inuusan dhicin ayaan filaa waa score kii ugu badnaa

    ReplyDelete
  2. Anonymous6/22/2011

    bismilaah waaa wax yaab ah walaal ma ka fakartay mustaqbalka ilmaha aad dhashey in ay guursadaan haweenki aad furtay mise uu guursado aabahaa walaalo waxba kuumatareyso furitaanka badan ama damaca badan. waxay kuu horseedaysaa dhibaato.

    ReplyDelete
  3. Mukhtar6/27/2011

    bismilahi. horta aan su'aal waydiitee gabdhaha intaas leeg eed inta mehwriso aad hadana dib u furaysay ma macdan baad ka baadhaysay. maxaadse intaas uu dumar ah uwada han jabisay maxayse ahayd waxaad ka raadinaysa intaas oo dumar.
    suaashayda ugu danbaysaase waxa weeye ma heshay waxaad raadinaysay oo guurkii bilaa micnaha ahaa waad ka joojisay gabdhihii somaliyeed mise waad wadaa wali??????

    ReplyDelete
  4. Anonymous7/16/2011

    waan ka xumahay in arintaan iyo gabdhahan aad ku ciyaartay aad ka dhigato wax lagu faano oo aad dadka u sheegto, waxaanad ogaataa dhibka aad gaysato in uu yahay mid kugu maqan adiga iyo ehelkaaga waana nabsi aad u dhigatay ehelkaaga iyo ubadkaaga ee waxaan ku dhihi lahaa u tawbo keen ALLAH.

    ReplyDelete
  5. faareey tuuryaare8/13/2011

    kkkkkkkkkkkkkkk sxb kan anoo iga badiyaya anaaa jira 29sano soona 21 meher anaaba isku maleenaayay ninka ugu meherka badan oo da deeyda camal jira

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes