Wadada ugu mashquulka badan Muqdisho oo baritaan culus kasocdaan maanta

Wadada ugu mashquulka badan Muqdisho oo baritaan culus kasocdaan maanta
Wararka naga sogaraayo degaanka Zoobe ee magalada muqdisho aya shagayo in halkaas kasocdaan baritaan aad u xoogan wadaan ciidamada isku dhaf ah
Ciidamadaas aya baritaanka kawada inta udhaxeeyo Maka ALmukarama iyo Zoobe iyagoo dadweyanaha iyo gawaarida kubarayan
Wadada ayaa lagu arkayaa safaf la galiyay gaadiidka, iyadoo dadka iyo alaabaha saran la baarayo lamana oga ilaa iyo hada wax ay ku soo qab qabteen baaritaanka ka socda Wadada Maka Al-mukarama.
Majirto cid kahadashay baritaankaas maanta kasocda xeendaabka muqdisho kajogaan dowlada iyo Amisom inkastoo saacadaha soo socda laga sugaayo in war kasoo baxo
Isku sowada duub ma ahan markii ugu horeesay baritaano wada jir u sameyaan ciidamada Amisom inkastoo ey kusoo bandhigin  waxyaabaha  kusoo qabtaan howl galada
Cabdulaahi Cabdi Xaashi
cabdulaahi_heeb@hotmail.com
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes