Ruuxa dhafra wuxuu ka qaadayaa wadna-xanuun

Waxaa xaqiiq ah in dhafarka badan iyo saacadaha hurdada oo yar in dhibaatooyin caafimaad u leeyihiin bani’aadamka ,iyadoo uu waxyeelayo jirka oo uu daaliyo .
Saacadaha habeenka oo aad seexato hadii ay yar yihiin taasi waxa ay kugu keeneysa in aad u nugulaato in ay kugu dhacaan xanuunada wadnaha iyo maskax xinjiroow sida lagu sheegay baaritaan la sameeyay dhawaan .
Qubarada baritaanka sameeyay waxa ay leeyihiin in lix saac waxii ka yar oo aad hurado taasi waxa ay soo dadajineeysa in aad cuduro badan u nugulaato 50% halka 15% halis aad ugu jirto maska xinjiroow.
Baarayaashaan ayaa ka digaya in dhafar badan aad habeenka sameeyso isla markaana aad xilli hore toosto , iyadoo baaritaankaan uusan aheyn kii ugu horeeyay ee la soo saara oo ak digaya xaaladaahaan oo kale .
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

2 comments:

  1. asc walal inteba ugu badnan habenki so jeedi kara anigoo subixii labo sac ama hal sac atusa hurdada?


    teeda kale hadui an habenk dhafro ila sideed sac sagal sac n gaaro subixii ilaa 5 sac ama afar sac an ka tuuso hurdada maladhihi kara hurdo yari ayaa jirta?

    qof hurda o ay hurdadiisa riyo cml tahay wu so jeeda waxa dadka ama guriga u jiifo ka dhacayo u hesta riyo ahan maru hurda sii qatane hadhow wuxu umaleya in u ku riyooday dadka markan ushego hadayti amba kashekesanenay e dhahayan taasi maxe tahay ? ma hurda yara ama wa wax iska caado ah?

    ReplyDelete
  2. si kasta hurdada habeenka iyo tan maalin la hurdo la isku barbar dhigi karo, qofka maqlaya dadka sheekeeysanaya oo u malaynaya inuu riyoonaya hurdadaa ku yar

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes