Somali guurdoon

Home » » Quruxda dumarka la rabo

Quruxda dumarka la rabo

Marka laga hadlayo quruxda dumarka ma jirto qaaciido dhab ah oo laysku
raacsan yahay. Bulsho kastoo aduunkan ku noolina waxay leedahay dhaqan
iyo caado u gaara oo ay ku qiimeeyaan quruxda dumarka. Dadka qaar waxay
quruxda dumarka ka eegaan dhinacyo badan sida xubnaha jidka, midabka,
dhererka, garashada iyo dabeecada.
Hadaba marka aynu usoo noqono dhaqankeenii hore iyo sida ay soomaalidu u
qiimayn jirtay quruxda dumarka, waxaa jira dhowr siyaabood oo lagu
qiimayn jiray, walow waayadan danbe aad moodo inay inagu soo kordheen
dhaqamo dibada inooga yimid.
Hadaba inaga oo aan maqaalkan ku soo koobi karin astaamihii ay ragii hore ee
soomaaliyeed ku qiimayn jireen dumarka ayaa hadana waxaan jeclaystay
inaan soo qaato dhowr astaamood oo ninka guurdoonka ahi ku sifayn jiray
gabadha gayaankiisa ah.
Soomaalidu waxay odhan jireen hadii gabadha gashaantida ahi ay leedahay sideed iyo
labaatankan astaamood (28). Waxay ka dhigan tahay in Illaahay ku
manaystay qurux dumar oo gabadh soo gaadhi kartaa aanay jirin. Walow
hadana sideed iyo labaatankan astaamood ka bacdi lagu qiimayn jiray
dhanka dabeecada iyo garashadaba.
Waa kuwan sideed iyo labaatankii astaamood ee lagu qiimayn jiray quruxda dumarka:
. Afar waa inay gabadhu u dheer tahay. Labada gacmood, timaha iyo qoorta.
. Afar waa inay dhumuc u leedahay. Labada kub iyo labada cududdood.
. Afar waa inay u caddahay. Labada indhood iyo afka labadiisa lakab.
. Afar waa inay u madowdahay. Labada sunniyood iyo labada indhood wiilashooda.
. Afar waa inay deeb u leedahay labada dibnood iyo labada mudane ( Naasaha caaraddooda).
. Labana waa inay u dhuuban tahay. Qoorta iyo dhexda.
. Labana waa inay u shushuban tahay. Labada dhaban.
. Halna waa inay u qoran tahay.
. labada ugu danbeeyaana waa qosolkeeda iyo codkeeda dabacsan.
Muuse Maxamed Ciise (Dalmar)
haji_musa@hotmail.com
Share this article :

22 Comments:

  1. Anonymous7/22/2011

    naagteyda waxey rabta ugu yaran 3 ila 4 jeer marka walaalaha raxaada guurka maxa ugu borootin badan oo ila iyo 4 jeer aan ka heli kara hadi aan isticmalo oo cuuno ah?WAD MAHADSANTIHIN

    ReplyDelete
  2. galmada tayada leh ma aha dhowr jeer in la sameeyo ee waxaa weyaan naagta in aad loo istiimiyo marka ay meesha la bay ay gaarto oo bahlkeeda boodbood bilaabo oo dhacaay badan keeno markaas in si fiican loo garaaco oo loo kala baddalo qaababka sidaa naagta loo sameeyaaye ma illowdo waligeeda

    ReplyDelete
  3. Anonymous7/23/2011

    asc walal geedka oo aan aad u adkeyn galmada magudan karaa maxaase ku adkeeyaa mahadsanidin

    ReplyDelete
  4. sxb geed aan adkayn galmo fiican ma gudan karo

    ReplyDelete
  5. Maahir7/26/2011

    waxaan ku waydiiyay kawaran adoo doonaya in aad sameeso galmadii bahalkaaguna uu adagyahay markaad bilowdo istiimintii iyo baashidii raaxada markaad dhaxgashay bahalkiina uu kuu kacay kadib markii aad istiraahdo gali halkii loo baahna haduu iska damo kawaran hada maantoo dhan wuu adkaa markaan damcay in aan galo ayuu iska seexday xal keen hee

    ReplyDelete
  6. inta badan cabsida ayaa keenta inuu bahalka kaa damo, weligaa iska ilaali naag xaaran ah

    ReplyDelete
  7. Anonymous7/27/2011

    lmaooo galmada ilaa iyo meeqa sac ayaa ugu mcn?lol

    ReplyDelete
  8. ninku hadu sadex sadex ka jeclaado wuu ga booba
    1 halib haduu garab ka jeclaado
    2 caano haduu barax ka jeclaado
    3 guur haduu garoob ka jeclaado

    ReplyDelete
  9. Anonymous8/02/2011

    asc walaalyaal waxaan idin waydiinaa su laah marka aniga iyo ninkayga aan galmo samayno waxaa iga soo laabta ama soo daado biyaha ninka oo banaanka u soo maxa anigana waxaan rabaa inaan uur qaado hadii ilaahay i siinaayo marka maxaan sameeyaa wa mahad santihiin

    ReplyDelete
  10. Anonymous8/02/2011

    asc walaalyaal waxaan idin waydiinaa su laah marka aniga iyo ninkayga aan galmo samayno waxaa iga soo laabta ama soo daado biyaha ninka oo banaanka u soo maxa anigana waxaan rabaa inaan uur qaado hadii ilaahay i siinaayo marka maxaan sameeyaa wa mahad santihiin

    ReplyDelete
  11. Kuma xirna uurka biyaha oo badan ama yar waxaa ku filan wax yar dhibic ah inay meesha galaan haddii Alle uu ugu talagalo inay haweeneydu uur qaado wax celin kara ma jiran, biyaha soo daadanaya ma keenaan uur la'aan saan sheegnay in yar ayaa ku filan, marka isku daya inaad galmo samaysaan xiliyada dhiigga soo dhowyahay ama markuu go'o dhowr maalmood kaddib, galamada ha ahaato dabiici naagta inay ka hoos marto ninka Ilaahay ayaan kaaga rajaynaynaa ubad wanaagsan

    ReplyDelete
  12. Anonymous8/04/2011

    asc walaal suasha iiga jawaab nin ku imiso daqiiqadood ayuu nagta dulsaran karaa istiim ka kadib marki wax la isdhax galiyo ?

    ReplyDelete
  13. nimanku way ku kala wuwanyihiin, sida fiican waa inta u dhexaysa 10 ilaa 20 daqiiqo

    ReplyDelete
  14. Anonymous8/06/2011

    Asc naaktada haday galmada ku raaxesan wayso o ay rabto in kintirka loga raxeyo kaliya maxa loga badali kara dhaqan kas.Asc naaktada haday galmada ku raaxesan wayso o ay rabto in kintirka loga raxeyo kaliya maxa loga badali kara dhaqan kas.

    ReplyDelete
  15. naagaha badankooda kitirka ayay ka dareemaan raaxada laakin haddii aad baarto xaaskagaaga inay galmada caadiga ku raaxaysato waad samayn kartaa adoo kintirka ugu raaxaynaya galmada caadigana ku samee way la qabsan doontaa

    ReplyDelete
  16. guleed8/13/2011

    kacsiga badan dhinaca nimanka sidee looga badbaadi karaa. xaaskeyga 30 minit maka maqnaa kari taa wey igu dhibsatey waxaa dhacdo maalin dhan in raaxo leen kujirno

    ReplyDelete
  17. haddii galmada ay ka baxdo xadkeeda waxay isku baddalaysaa dhib iyo rafaad marka waxaa dhici karta gudur la dhaho hawas galmeed inuu kugu dhacay dhakhtar u tag

    ReplyDelete
  18. haa naagta in nafta laga qabtona dee ma fiicna waa mar mar laga qalaeyyo lknn yaaku xun hort bahsha ma raga mise dumarka?

    ReplyDelete
  19. asc walaalyaal ila taliya waxan ahay gabar somaliyed oo jecel nin 40 jir ah anigana waxan ahay 21 jir marka dad aan latashtay waxay igu dhahen ha guursan wuu kaa wenyahay asgana wuu ijecyahay ilaa iyo xad marka ila taliya walalayaal shugran

    ReplyDelete
  20. Marka ay kala fogyihiin ninka iyo naagta da' ahaan waxaa keliya imaan karto isfaha la'aan iyo ninka marka uu gaboobo wuxuu ka goabaa galmada gabadhana weli waa dhalinyaro marka waxaa laga yaabaa markaas inuu qancin waayo haddii aad aad u jeceshahay oo aad ku kalsoontahay dan kale aadan u galaynin istakhaara tuko sida aad ku qanacdid samee

    ReplyDelete
  21. Anonymous12/13/2011

    walal waxan ahay wiil dhaliyaro ah hadana mar walba siigeysto walal waxan ka cosanlahaa hadii ad ii sheegi kartid dawo hadii an isticmalo an isaga jojin karo iyo sida an uga so kabsankaro dhibka ay ii geysatey plz jawab ayan ka sugaa insha allah

    ReplyDelete
  22. hassan1/18/2012

    xalka kaliya ee aan isleeyahay waad kaga tagi kartaa, waa adigoo noloshada wax ka bedela, hadii aanad xaas lahayna guursada, allahna ka barya in uu kaa kaxeeye falkaa xun

    ReplyDelete

Followers

Somali pictures

 
RSS Feed: http://www.xidig.com/rss.xml
Copyright © 2013. Raaxada guurka iyo Somali news - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger