Madaxweyne Shariif kulan Xasaasi laqaatay Dhigiisa dalka Sudaan(Warbixin)

Madaxweyne Shariif kulan Xasaasi laqaatay Dhigiisa dalka Sudaan(Warbixin)
Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmad iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Shalay u anba baxay Dalka Suuudaan aya awaxa ay dalkaasi kulamo kula qaateen Masuuliyiinta ugu sareyso Dalkaasi uu kujiro Madaxweynaha Dalkaasi.
Madaxweyne Shariif iyo Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa waxa ay kawada hadlen arimo xasaasi ah oo u badnaa Xaalada Dalka Soomalaiya iyo tan Suudaan iyo Marxaladihii ugu danbeeyay iyo kacdoonadii Bariga Dhaxe.
Masuuliyiinta ayaa waxaa sidoo kale ay kawada hadleen marxaladihii ugu danbeeyay ee Dalka Soomaaliya iyo guulaha ay Dowlada Soomaaliya ka gaartay Dagaaladii ugu danbeeyay ee kadhacay Qeybo kamid ah Gobolada Dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Sudaan ayaa waxa ay ku dheeraaden kahadalka Maraxaladihii ugu danbeeyay Labada Dal tan bariga dhaxe iyo Xiriirka labada dal ee Suudaan iyo Soomaaliya ka dhaxeeya.
Cabdulaahi Cabdi Xaashi
cabdulaahi_heeb@hotmail.com
Muqdisho-somalia
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes