Haweenka Soomaaliyeed ee Foosha ah oo dhibaato Xoogan ku qaba Isbitaalada Dalka K/Afrika.

Haweenka Soomaaliyeed ee Foosha ah oo dhibaato Xoogan ku qaba Isbitaalada Dalka K/Afrika.
Hooyo Soomaaliyeed oo foolanaysa ayaa la diiday in la qaabilo isbitaal dowli ah ka dib markii loogu jawaabay sanad kasta maxaa u dhashaa.
Haweenaydan oo magaceeda lagu soo gaabiyo Deeqo ayaa fal naxdin leh kala kulantay isbitaal dowladeed oo Cape Town ku taala xilli ay xanuun badan ku heysay fool iyadoo lagu war geliyay in aanan la qaabili doonin hadii ay sii joogta goobta.
Goobta waxaa taagnaa boolis iyo dad kale oo iyagane u baahnaa caawinaad balse waxay u muuqatay in ay ku raacsanaayeen go,aanka naag kalkaaliso ah oo ku qeylinaysay u bax banaanka sanad kasta ayaa dhashaa,
Ugu danbeyntii Sayga ninkeeda ayaa go,aan ku gaaray in uu isaga tago meesha uuna geeyo isbitaal Private Ah oo lacag dadka lagu qaabilo, walod isbitaalada dowlada xitta laga dhigay lacag iyadoo sanadkii hore ay ahayd lacag la,aan, kaliya lacagta waxaa lagu soo dalacay dadka qaxootiga ah.
 ==================
Cabdulaahi Cabdi Xaashi
cabdulaahi_heeb@hotmail.com
Muqdisho-somalia
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes