Maxaa Keena Caajis Galmeedka haweenka

Warbixin cusub ayaa sheegtay in ku dhawaad  kala bar naagaha ragooda aysan ka helin  raaxada ay rabaan.  haddaba arintaan ayaysan ragu wax dhaliil ah ku laheyn sababta ayaa loo celinayaa iney ka timaado haweenka qudhooda, cilmi baaris la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dumarka badankooda aysan nimankooda u sheegin dareenkooda saxda ah,iyo xiliga ay Galmo diyaar u yihiin  sidoo kale cilmi baarista ayaa lagu ogaaday in naagaha qaarkood ay heysato daal dhanka galmada ah sababtana waxa lagu sheegay ineysan marka hore u diyaar garoobin ama almiito fiican soo sameyn bilowga galmada waxyar ka hor sida in ay xoogaa nasato si xubnaha jirka firfircooni u dareeman kadibna soo qabeysato.
Cilmi baarista ayaa sidoo kale sheegtay in haweenka badankood ka xishoodaan khaasatan kuwa kasoo jeeda wadamada carabta iyo africa iney ragooda u sheegin hadii aysan diyaar u aheyn galmo arintaa ayaa keeni karta haddii ay sii socoto in muddo ah caajis dhanka Galmada ah oo ku yimaada naagta nolasheeda gabi ahaan.


DIGNIIN: waxaa looga digayaa xaasaska ineysan galmo sameyn iyadoo aan diyaar u aheyn hadii kale waxii ka yimaada oo caafimaad darro ah iyada ayaa dusho u ridan doonta, ceeb ma ahan in aad ninkaaga u sheegto haddii aadan diyaar aheyn waxaa ku filan ninka inaad si fiican ugu raaxeyso oo aad salsalaaxdo kadibna biyaha ka keento adigoo adeegsanaya farsamooyin casri ah.


Sihaam Cali Nuur
sihaamcali3@hotmail.com
madax wararka UK
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes