Wiil iyo Aabihiis ku kulmay facebook-ga 37 sano kadib

Andy Spiers Corbett dan Graham Corbett Foto:Telegraph


LONDON - Facebook waxoow saamaxay inoow dib ukulan siiyo wiil iyo aabihiis oo kala maqnaa 37 sano.

Graham Corbett waa aabo asal kasoo jeedo Leicester, Inggris lama kulmin wiilkiisa Andy Spiers Corbett, lagaso bilabo illaa iyo markuu laba jirka ahaa canugiisa. Hada wiilkaan (Spiers-Corbett) oo dadiisa tahay 39 jir waxow lakulmay walidkiisa kadib markuu ku qoray magaca aabihiis Graham Facebook-ga.

============================================================
waxaa laga soo xigtay
xogwaran.blogspot.com
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes