Rumaanka ruuxa badsada fiagra isagoo qaadanaya ayay la mid tahay

Pomegranate


Sida la ogyahay geedaha Ilaahay i noo abuuray waxaa ku jira asraar fara badan oo aan la soo koobi karin marba marka ka dambaysa waxay ogaadaan dadka Cilmibaarayaasha waxyaalo ka mid ah waxyaalaha uu leeyahay geedkaas oo saamays ah, rumaanka wuxuu ka mid yahay geedaha ku soo arooray Quraanka kariimka

قوله تبارك وتعالى
( فيهما فاكهة ونخل ورمان )
سورة الرحمن الآية 68

 --------------------------------------------------------
( وجنات من أعناب والزيتون والرمان مشتبها وغير متشابه انظروا إلى ثمره إذا أثمر وينعه إن في ذلكم لآيات لقوم يؤمنون )
سورة الأنعام آية99.


Marka waxaa la ogaaday inuu aad ugu fiican yahay cudurka kansarka wuxuu dilayaa unuguha kansarka  iyo hawlgabka gogosha  iyo jirrooyinka wadnaha  iyo xididaha dhiigga soo maro.

 naagaha gaar ahaan wuxuu ka reebayaa cudarka lafaha gala iyo kansarka naasaha, nimanka daaima inay cabbaan rumaanka hal koob maalin kasta waxay ka helayaan awood galmo oo daran oo la mid kaniiniga fiagraha , maxaayeelay dhiigga ayuu soo jiidayaa xubnaha taranka ragga


 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

3 comments:

  1. Anonymous4/26/2011

    asc geedka ma adkeynayaa guska jilcay asc

    ReplyDelete
  2. Anonymous5/22/2011

    RG geetka RUMAANKA{pomegranate} side ban u qaasa maxan kudaraya mise sidisa aya la shiida oo lagu caaba.Aad ayad u mahadsantihin

    ReplyDelete
  3. sidiisa ku cab wax ha ku darin

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes