Qaab aad ku daahin kartid biyabbaxa

Soomaalidu waxaad moodaa iney ka dib dhacday hormarka ay gaadheen umada dunida meel walbo  hormar ayaa laga gaaray hadii aay ahaan laheed Aqoonta wax barashada ,Caafimahadka, iyo dhamaan heerarka aqoonta aanu db ugu so noqono Aqoonta galmada  waxay bulsha weynta aduunka hormar la taaban karo ka gaadheen Dhinaca Aqoonta galmada , waxaa jiro dad yoow u istaagay jaahil bixinta iyo  hormarinta dadkooda waana sida
hadaba  baaritaano la sameeyey ayaa lagu ogaaday in haweeneydu marka ay sara marto macaansi badan ninku dareemayo misana ninka ayaa faaiidoyin badan ugu jiraan Marka ay haweeneydu sara marto waxaaase ka mid ah in ragga durbaba biya baxa ay isku cel celis wax yar  ceshan karaan Biya marka ay haweeneydu sara marto,

Dumarka ayaa logu baaqayaa marka ay dul saarantahay seygeeda in aysan sameen dhaq dhaqaaq badan sida ayada oo isku qab qabata xubinteda taranka  iyada oo si aad ah iskugu sihin ama iskugu luxin Sokoryaroowga Macaanaheeda  ayadoo  si boobis ah u sameeneen galmada waxa ay awoodeysaa  in ninku u celiso biyaha dag daga ku baxaya.

Ragga ayaa lo oranayaa  biya baxaada dawo uga dhig in haweeneydaadu sara marto uguna baaqdo aysan si awood ku dheehantahay u kil kilil xubinteeda taranka  muhiimada ugu weyna waxay tahay in aadan Niyeeysan marka ay biyuhu kaso dhowyihiin Maskaxdaada ka saar oo maankaaga gali sheeko waayo waayo ah iyo filimaanta cabsi cabsida ah durbaba waad ilooweysaa biyihii soo socday .

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

3 comments:

  1. hadaan is xasuusisyo Filin cabsi ah hadii uu bahalka iga damo maxa xal ah markaas

    ReplyDelete
  2. haddii uu kaa damo haddana niyadda u soo celi galmada

    ReplyDelete
  3. asc faqriga ka guursada ayu yiri nabigeen scw inagana waxan leenahay markan lacagaysto ayan guursan doona taasi miyanay khilafsanayn sunaha

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes