Goobo gaar ah oo muhiim u ah ragga ayaa jira oo ay ka heleen dareenka kacsiga waxaana muhiim ah in haweenka ogaato.
1-dareenka maqalka
2-dareenka aragga.
3-barta xabadka .
4-malabyaroowga
5- salaaxista qooraha
Sida haweenka oo kale ,ragga waxa ay jecel yihiin in xaaskooda ka maqlaan erayo macaan oo jaceyl ah , iyo cod ham-ham ah oo macaan oo aad u hoseeya .
Dareenka Aragga:raggu waa y ku kacsadan marka ay arkaan xaaskooda oo xiran dhar haweenimadeeda ka muuqdaan iyo iyada oo sameneysa dhaq-dhaqaaqyo qurxoon , ninkaada marka uu guriga joogo ugu labiso dhar u gaar ah oo tus lugahaada garbahaada .
Barta xabadka:Ragga kasci badan ayay ka qaadaan marka xabadka laga salaaaxo , waxaa muhiim ah in aad carabka ka mariso ka salaaxdo .
Malabyaroowga:In aad u jaqdo awood iyo kacsi ayuu ka helayaa hadaad tahay dadka amainsan in ay xaaraan tahay in malabayaroowga laga dhuuqo u samee u in aad salaaxdo oo gacanta aad geeyso ilaa iyo qooraha hoostooda., nimanka aad waxay ugu kacsadaan marka ay arkaan naag dabo weyn ama naaso waaweyn leh marka ay hortiisa soo marto, marka walaaleey haddii aad leedahay waxa ninkaaga kiciyo ku dadaal inaad ugu raaxaysid aad soo jiidatid

Tags: ,

23 Responses to “Meelaha ninka ka kacsado”

Bashir Haji said...
4/05/2011

ragga waa masaakiin, sariirta ayaa lagu qabtaa , waxii aad rabto ka dhameyso kheyr ah,,,sida biilka uu siyaadiyo, caruurta uu dhar u gado,howsha guriga uu kula qabto,,, khybarad ahaan ragga waxey wax dareemaan, dumarka markey udgaayaan, guriga uu nadiif yahay , caruurtana la seexiyo,ee soo qaadato dhar soo jiidasho leh,oo lasawirikaro muuqaalkaada,,,had ku hadasho waan ku jeclahay.baashaalka ka hor aad soo weysaqaadataan laba rakcadood tukataan,si ilaah u diin siiyo ubad kheyr qabo.hadii aad rabto in aad xaaskaada aab biisto fadlan soo weysaqaado weysada nashaad ayee leedahay,,,,,,markii uu xaajiga howsha dhameeyo fadlan xaajiga u ken caano qabow iyo wax qafiif ah.bashaalkana waxuu fiican yhay salaada subax markii la tukado,habeenkii baashaalka ma fiicna.ragga hadey wax udug u riyaan waa lagu didaa^^^^ fadlan miskiinka ha dhibin raaliyad noqo....


Anonymous said...
4/13/2011

biyaha ninku ma iska keeni karaa dhibaato se ma leeyihiin


F. H said...
4/25/2011

gus adag aan ahayn naag ma qancin karaa waalayaal haddii bahalkeygu daciif yahay maxaan ku adkayn karaa plz jawab


RG said...
4/25/2011

walaal bahalka ninka oo adag waa wax ay naaguhu ka helaa naagaha ma jecla bahal jilicsan, seegada iska jir bahalka yeysan kaa jilicinin, fitimiinka badso


Anonymous said...
4/25/2011

walaal maxaa lagu adkeeyaa guska mahadsanidin


Anonymous said...
4/25/2011

asc walaal guska adeyga laga rabo waa sidee aniga markuu kaco hadaan gacanta ku taataabto sida aniga oo qaloocinhaya waa qaloocsamaa marka wasmo masameyn karaa misa waxaan ubaahnahay inaan adkeeyo mahasanidin asc


RG said...
4/25/2011

adkaanshaha waxaa laga wadaa inuu sida farta oo kale uu yahay, waxaa lagu adkayn karaa cuntada nafaqada leh iyo seegada in la iska ilaaliyo


Anonymous said...
4/26/2011

ee farta bani aadamka wey qallocsamtaa waana adkaata marka ey arkaato xitaa sidii bir maahan ee hadalka sifiican u kala dhig dhiga . adkaanshaha laga rabo ma inuu sidii bir ama bud ama kal noqdaa mise inuu si fiican u kaco bis ???


RG said...
4/26/2011

bir iyo hilib miyaa la isku barbardhigi karaa farta marka aan ku leeyahay farta markaad taagto aad adkayso waxyaalo badan ayay duleelin kartaa siiba marka lagu celceliyo, xitaa haddii aad qof ku riixdo waad xanuuji kartaa marka haddii bahalka ninka awoodda farta oo kale leeyahay waa sida la rabay haddii meel uuna riixi karin oo uu soo laabmayo marka lagu riixo markaas waxaan dhihi karnaa waa daciif ma fahantay sida aan ulajeedo hadda


Anonymous said...
6/05/2011

maxaa lagu adkayn karaa haday kaa jilicdo xubinta taranka ee raggu?


Anonymous said...
8/26/2011

walal pls replay! waxan maqlay in dumarka ay aad u jecelyihin bahalku markuu aaad uadagyahay! ama istaajanyahay ee kululyahay ee uu bahalka kale dartii u gariiiraayo maxaa u sabab ah???


RG said...
8/27/2011

waa run naagaha waxay rabaan bahal adag oo kulul taas waxay ku salaysan tahay shahwada xoogga badan


Anonymous said...
10/31/2011

sxbyaal waxaa iga su aal ah waa maxay daawada ama nafaqada aad sheegtay oo lagu adkeen karo guska maxeyse kalatahay nafaqadaasaad kahadashay?


RG said...
11/01/2011

walaal waxaan ka wadaa nafaqada cunto kasta burutiin badan leh
sida kalluunka qudaarta hilibka ukunta iwm.


Anonymous said...
7/18/2012

wamaxay sigeen..


Anonymous said...
8/25/2012

maxaa laga wadaa Barta xabadka?


RG said...
8/26/2012

waxaa laga wadaa barta "kobtra" ama meesha


Anonymous said...
11/30/2012

walal waxn ahaay gabadh ninkayga wan kala maqanahay markan telephone ka kula hadlayo wuxu iga codsada inaan far is galiyo isagana sidan filayo wuu siigaysta aniga waan ka diiday inaaan far is galiyo waayo wanba tolanahay siden isaga uga dhadhicin kara inaysan isaga u ficnaayn sigadu waayo ma rabo inu bahalku ka jilco wana ka xishoda markan saas isku mehersanay america ayaan uso baxay isagana somalia ayu jooga thanks jwb ayaan idiin ka sugaya please


Anonymous said...
11/30/2012

walaal waxan ahaya xaas ninkaygana wan kala maqanahay mar walba oon telephone ku wada hadlayo wuxu iga codsada inaan far is galiyo wana ka diida waayo aniga wan tolanahay far ima galayso isagana wuu sigaysta siden uga dhadhicin kara inaysan siigada u ficnaayn ma rabo inu xubinkisa ka jilco wana ka cabsada inaaan u sheego thanks jwb ayaan idiin ka sugaya please


RG said...
12/03/2012

ninkaaga iyo adiga way idin banaantahay inaad ku raaxaysataan taleefanka haddii laga amaan qabo in la idin dhegeysto, seegada caadiga ah la mmid ma aha


Anonymous said...
12/09/2012

asc wr wb salan kadib walaal waxad dhahday ninka iyo nagtisa way ubanantahay inay ku raaxaystan telka hadii laga amaan helo,dhagaysiga dadkale, ok ,aniga arintaas waan sameyaa marar badan hadan maqlo naagtayda codkedana ,isma konroli karo ,waxaana u haystaa inan danbi ku dhacay ,marka arintaasu ,sharciyan mabanan tahay ,arintaas waxay diintu kaqabto iisoo cadee jzkq


RG said...
12/09/2012

xaaskaaga waad kula sheekaysan kartaa galmada waadna ku raaxaysan kartaa taleefanka


Anonymous said...
12/10/2012

salamulaahi calaykum .salan kadib ,waad mahadsan tahay walalka su,alaha kasoo jawaba ,akhii hadii adoo xaaska talefanka kula hadlaya ay kaatimaado shahdii ,caafimadka dhib,ma,ugaysanayaa ,mida seegada caadi ah mala mid tahay ,tan sadexad wax danbi ah maleh, miyaa ,raali ahow kolay horay aayd uga soo jawabtay ee wax yar ayaan ku kordhinayaa iyo hubsiino si danbi layskaga ilaaliyo,xaga alaah ah


Post a Comment

Followers

Emailkaaga

Kala soco wixii cusub emailkaaga

© 2013 Raaxada guurka iyo Somali news. All rights reserved.
Designed by SpicyTricks