Waxaa jira 150-hab oo galmada oo la sameeyo , mana lagu soo koobi karo sharaxaad waxase ka qaadaneynaa dhowr hab oo galmada cusub ah oo raaxo laga helayo.

Hadaadan aheyn Xaas ama Xaasle muhiim ma ah in aad aqriso qoraalkaan waayo waxaa sura gal ah in dareen aad ka qaado ama xiligaan diyaar adaan u aheyn barashada .

Hadaba hababkaan oo loo galmooda raaxo ayaa lagu helaa.

In Ninka naagta ka sara maro(Normal Psotion)

In Naagta Sareyso(Women Above)

In Ninka naagta dhanka gadaal ka soo maro in ay is bar-bar jiiftaan.

In Ninka kursi ku fariisto naagtana ku fariisato xubinta ninka
in naagta miis dheer ku kadaloobsato ninka gadaal ka soo geliyo

Tags: ,

127 Responses to “Qaabka ugu fiican galmada”

Anonymous said...
1/25/2011

foorarsiga wax ka mac ma jiro bas naagaha maku raaxaystaan way diidaan


Anonymous said...
1/25/2011

madiidaane wa ay daalayaan gaar ahaan kuwa buurbuuran ayaa aad u dhibsada una neceb taas ,,,, galmada mida ugu fiican oo casriga ah waa mida ay xaasku jilbaha iyo gamcaha dhulka dhigato sida cunug gurguuranaayo oo kale ( dog style ) ninkeeda gadaal kala soo fadhiisto guska gadaal kasoo galiyo


Anonymous said...
1/26/2011

habab cusub ayaan sugayay kuwan ma cusba sooamahn


Raaxada guurka said...
1/26/2011

qaabka foorarsiga ninka dhib kuma ah, dhamaan waa wada geli karaa haddii naagta aysan dabo weynayn dhabarkana ay hoos u dhigto


Anonymous said...
2/08/2011

cunno kacsileh ii sheega


Raaxada guurka said...
2/08/2011

Cuno kaste borotiin fiican leh kacsi ayay leedahay

1- caanaha
2- kalluunka iyo cuntada badda oo dhan
3-ukunta
4- mooska
intaan ayaa ugu badan


al-marax naivasha said...
2/14/2011

qaabka waan u bogay hadey naagtu foorarsato oo ninka daba istaago si guska gadaal uga soo galiyo aad ayuu ninku umacaansadaa xabadiisa qaalida ah


Anonymous said...
3/07/2011

waxan idiin weydiiyay hadii ninkaga malabyariihiisa uu dabada ka galiyo ma danbibaa


Raaxada guurka said...
3/07/2011

dabada lama ogola waa denbi


Anonymous said...
3/08/2011

ASC labada bari dhaaxdo da hadi aan ku raaxeysto ma denbi ba?????????????


Raaxada guurka said...
3/08/2011

labada bari dhexdooda waa lagu raaxaysan karaa laakin boqa lama gelin karo,


Anonymous said...
3/08/2011

asc.waxaa moodaa inay aad badatay su aasha dabada waana wax ku cusub dhaqanka somalida runtii waxaan dhihi lahaa dhalinyaradaa aad halooga qanciyo galmada dabada xumaanta aay leedahay aduun iyo aaqiroba.waad ku mahadsantihiin


Anonymous said...
3/08/2011

ASC ereyga BOQA ii sharaaxa afsomaligi aya batay adda iyo aad ayad u mahadsantihin walaalayal


Raaxada guurka said...
3/08/2011

boqa waxaan ula jeedaa duleelka futada, qofka xaaskiisa bahalkiisa ka geliyo daloolka futada waxaa la oran karaa galmada dabada ayuu sameeyey, laakin ruuxa labada beri dhexdooda bahalkiisa geliyo siiba naagaha buuran oo aan gaarsiinin daloolka dhib ma laha way bannaantahay qof diiday oo culimada ka mid ah ma jiro, laakin waxaa la rabaa inuu ka taxdaro uu iska jiro


Anonymous said...
3/12/2011

Waxan su,aala waydiinayaa markii aan raaxeysanayo waxa iga imaado kaadi oo markii aan raaxeysanayo ama ninkeyga igu raaxeysanayo waa maxay ma cudurba mise waa wax iska caadi ah


Raaxada guurka said...
3/12/2011

Walaal naagta marka ay raaxaysanayso kaadi kama timaado, ee waxaa jira naago oo biya sida kaadida oo kale ka yimaada aad bay u yaryihiin, kacsigooda ayaa xoog badan, dareenka G-spot ayaa aad daran xagooda ahaan, naagahaas aad bay u yaryihiin biyaha ka soo burqado way kala yihiin kuwoo waxaa jiraa aad u badan biyahooda iyo kuwo biyahooda yar, biyahaas ur ma laha duleelka kaadida ayay soo maraan laakin kama soo baxaan kaadi mareenka


Anonymous said...
8/09/2011

Asc. Wa maxay biyaha mesha loga galmoda nagaha ka yimada marki lo golmon rabo


RG said...
8/09/2011

Biyahaas waxaa la dhahaa madyi ama kuulato waa biyo sida caddaan ukunta oo kale ah waxaa loogu talagalay inay fududeeyaan galmada waxay soo baxaan marka gabadha ay kacsato, si aysan xanuun u dareemin ayay u yimaadaan


Anonymous said...
8/12/2011

Naagaha maku kala dheer yihin xaga gudaha mesha loga galmoodo maadama ey nimanka kukala duwan yihin dhirirka taran koda. Jwb


RG said...
8/13/2011

NAGAHA WAY KU KALA DUWANYIHIIN DHANKA FARJIGA QAAR WAA JIRA GUDAHA U DHEER QAAR GAABAN QAAR BALLAARAN, NAAGAHA GAABAN OO BUURAN AYAA GUDAHA KA DHEER KUWA DHAADHEER WAY GUDO DHOWYIHIIN


Anonymous said...
8/13/2011

Kuwe kuwanag san xaga galmada kuwa gudaha ugaaban ama kuwa gudaha u dheer.


RG said...
8/13/2011

midba nin baa qancin kara meedda gudaha u dheer waxay u baahantahay nin bahal dheer leh, midda gudaha u gaaban waxay ka heshaa mid bahal gaaban leh


Anonymous said...
8/13/2011

Raaxada dumarka gudaha may ka dareman mise farjiga afkisa in lagu xoqo mise ila gudaha laga wada galiyo o mesha ugu danbeso u ka garo ma raxesanayan miyan.


RG said...
8/14/2011

waxaad ka akhrisan kartaa pagekan


http://raaxadaguurka.blogspot.com/waa-mahay-kintir-muxuusee-qabtaa


Furaat said...
8/14/2011

Asc walal waxaad ii sheegtaa inta ugu wanaagsan ee nin ku u gal moon karo xaaskiisa 24 hrs ama asbuuciiba marka laga hadlayo caafimaka ninka ?o xaaskiisa 24 hrs ama asbuuciiba marka laga hadlayo caafimaka ninka ?


Anonymous said...
8/14/2011

Ninka raxadisa inte ku jirta madama naakti laga hadlay inta mel ay karaxo qadato?


ismaaciil said...
8/15/2011 This comment has been removed by the author.

RG said...
8/15/2011

Ibta waxaa la dhahaa naaska afkiisa ama daloolka bahalka ninka oo manida manida iyo kaadida ay ka soo baxaan


Anonymous said...
8/19/2011

marka ey gabadha biyada baxey biyaheeda sida raga camal ey bananka u imanayan mase gudaha ayey ku eg yihiin, mase jiran dumar sida raga camal biyaha soo tuuro , ama nin ha utago ama ayada ha iska kentee. jawaab


RG said...
8/20/2011

Naagaha sida ay u badan yihiin biyahooda bannaanka uma soo burqadaan sida ninka oo kale, laakin qaar baa jira si daran u soo firdhiya laakin waa yaryihiin


Anonymous said...
9/21/2011

hadi an sameyo cado siriya ama aan sameyo waxyalo galmo o kale ah kaligay wayo wan kacsi badanay ma dinbibaa halyga jahil saro wad mahdsantiin


RG said...
9/21/2011

lama ogola seego haddii aadan awoodin guurka soon


abdullahi abdi godey said...
10/27/2011

waxan rabaa in laiga jaahil bixiyo hadii aan xaaskeyga aan u leefo siilka taas madanbi baa ama aan ay ii dhuuqdo ?


abdullahi abdi godey said...
10/27/2011

asc bahda raxada guurka waxaan rabaa in laiga jaahil bixiyo ama laiisharaxo hadii xaaskada u lefto ama ay ku dhuuqdo madanbibaa ?


RG said...
10/27/2011

walaal waan ka soo hadalnay arrimahaas halkaan ka akhriso

http://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/04/leefida-farjiga.html


Anonymous said...
11/27/2011

xaaskayga gadaal maka dhabi karaa ma iga furmaysaa haddii aan ka dhabo


RG said...
11/27/2011

Maya lama ogola waa dembi haddii aad samayso kaama furmayso laakin waxaa lagaa rabaa inaad ka towbad keento


Anonymous said...
12/19/2011

sual walalo hadii uu ninku oo naan karanen habka galmada oo horee uu biyo baxayo maxad samen karta plzzz


RG said...
12/20/2011

waxaa fiican inaad istiinka badisaan ninka haddii horay uu u biyabbaxayo


Anonymous said...
12/21/2011

asc walaal waxaan rabaa in aad iga jaahil bixiso waxaan ahay gabar aan guursan waxaan isku arkaa biyo fara badan oo iga socda xili kasta kabilaawato markaan ka qubeesto dhiiga ilaa markaan helo dhiiga waligeeyna saas ayaan ahay waa biyo cad sida ukunta oo kale ah wax dhib ah maleeyahay biyahaas adiga oo raali ah


Anonymous said...
12/21/2011

asc walaal waxaan ahay gabar aan guursan waxaan markasta isku arkaa biyo aad u badan kabilaawato maalinti aan qaan gaaray ilaa maanta walin maguursan waxane u egyihiin sida ukunta oo kale walaal xili kastana wee iga socdaan walaall adiga oo raali ah biyahaas wax dhib ah maleeyihiin dumarkana ma isku arkaan sidaan oo kale mawax caadiyaa mise waa wax u baahan daawo


RG said...
12/22/2011

biyaha aad sheegtay sida ukunta dhareerkeeda oo kale ah waa caadi waxay ku badan yihiin naagaha kacsiga badan, wax jirro ah ma aha


Anonymous said...
12/26/2011

asc naagtayda afka maan ka jaqi karaa


Anonymous said...
12/29/2011

asc qaabkee leesku cateenkaa


Anonymous said...
12/29/2011

asc walaal waxan rabay in la ii sheego waqtiga normalka ah ee ninka ay xubintisu ku biyo keento waxan ka wadaa marka laga bilaabo marki oo geliyo farjiga nagtisa? mase jirtaa cunooyin daawooyin ama jimicsiyo kordhiya waqtigaas?


RG said...
12/30/2011

taas waxay ku kala duwan tahay dareenka iyo muddada kugu dambaysay galmada inta badan 4 daqiiqo oo kale


Anonymous said...
12/31/2011

walaal waxaad iga jaahil tirtaan marka ninka kacsado biyaha cad ee aan minida ahayn ee ka yimaada guska ma ninjaas mise maahan tnx


RG said...
12/31/2011

biyaha cad ee ninka ka yimaada oo aan manida ahayn waa nijaaso laakin qubays ma waajibiyaan


Anonymous said...
1/07/2012

waxad iga jaahil saartan ninkayga wuu iga fogyahay dareenkayguna wuu badanyahay markan codkiisa maqlo isaga oo cad igu shekaynaya dareenkayga ayaa kacaya . waxanan jeclahay inu telefoonka iga raaxeeyo si ay biyuhu uu dareenku iiga jabo . diintu maxay ka odhanaysaa arintaa ...


RG said...
1/07/2012

walaal waan ka hadalnay taleefanka raaxada lagu sameeyo xukunkeeda halkaan ka kahriso
http://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/11/ninka-iyo-xaaskiisa-kala-maqan-ma-u.html


Young Smith said...
1/08/2012

Fadlan halayga jahil bixiyo su'aashan hadii aan xaaskeyga intan u raaxeynayo gashado afkeyga Ibta nasaha o ay ka so baxan Cano muxu yahay xununkisa.
miyay iga furmeysa mise xukun ayu leyahay mise wa cadi


RG said...
1/08/2012

haddii xaaskaaga aad ka dhuuqdo naaska oo ay caano kaaga soo baxaan oo aad liqdo kaama furmayso


Young Smith said...
1/08/2012

Sidee ban ku garan kara inan xaskeyga u dhameystiray wajibka sarirta hadi an wada raxeysanay 40 daqiiqo kadibna an bilownay howsha miyan dhameyey wajibka kadibna an cod xabebleh sheko ugu qabtay markana way huruday intana anigu hurdin miyan wajibkeyga gutay mise waxbaan ka tagay


Anonymous said...
1/09/2012

qof mar walbo gabar arko xataa ason ula danlahen kacsi iska kacsado ma xanunbaa?? markuu damaayo geedkana afkisa waxa kaso baxo biyo yar o cad ?bal iisharxa lamada su'aal


RG said...
1/09/2012

doobnimada ayaa kaa badatay biyaha kaa soo baxaya marka aad kacsato waxaa la dhahaa kuulato afka carabigana waxaa lagu dhahaa مذى marka biyahaas qubays ma waajibiyaan


Anonymous said...
1/18/2012

caawo hadaan galmo sameeyo biyo aad u badan ayaa iga yimaada istiinkana aad ayaan ugu dheeraadaa habeenka kale xaaskeyga labaad markay ii baahan tahay niyada maba u haayo yacni habeen labaad ma geli kari habeen sadexaad waaa gali karaa, taasi maxaa u sabab ah,


RG said...
1/18/2012

walaal waxaa dhici karta in xaaska labaad aadan niyad u haynin ama inaysan si fiican kuu soo jiidanin, waayo qof kasta oo normal ah galma waa samyn karaa hal mar maalin kasta


Anonymous said...
1/18/2012

Fadlan walaalo ma dhici kartaa inaan xaaskeyga biyaheyga ugu shubo qeybo ka mid ah hirkeeda dibada sida naska ama wajiga maxay dinta ka qabta adigo mahadsan


Anonymous said...
1/18/2012

Malaga yaabaa inaan siigeysto maalinkii 3 mar lkin hadii aan guursado saameyn miyey igu yeelan doontaa


Anonymous said...
1/18/2012

asc walal aniyga dhibka i haysta wuxu yahay biyuhu markay igaso baxayan way idhiban wayna igu ragan heerban gadhay an xaaskayga ku orankari wayo galmo masamayn karno maxa igula talin lahayden dhakhtarna wanla xidhidhay waxba iguma sheegin


RG said...
1/19/2012

qaab ahaan waalaga fiican yahay in naagta biyaha wejiga loogu shubo, ama naasaha


RG said...
1/19/2012

waa laga yaabaa inay kugu yeelato haddii aad badsato


RG said...
1/19/2012

biyaha raagitaankooda immisa ayay kaa qaataan ? masee kaa soo baxaan kaddib ama ma soo baxaan ?


Anonymous said...
1/19/2012

waxay igu qatan ila 15 minit markan sarnado bay dirqi igagso baxan marna maba igaso baxan dhibka ihaysta marban galmada dhibsada mana jecyl niyad ahan galmada waayo way idhibta xaaskuna raxayrabta joogta si an wax u gu shegana garanmayo tasmaxa kenikara la oran kara igaso jwb plzzzz


Anonymous said...
1/19/2012

walaal waxaan kula talin lahaa bahda raaxada guur horta aadbay u mahad san yihiin hawshan qaaliga ah ee ay diin tooda iyo bulshadoodaba uhayaan,waxaan se odhan lahaa waxaad moodaa in ay aad ugubadan yihiin su`aalaha la idin soo waydiinayo qaar xasaai ah sida GABADHA XAGA DANBE MA LOOGA TAGIKARAA,BIYAHAYGA XAASKAYGA AFKA AMA WAJIGA MAKASHUBIKARAA,iyo qaarkaloo badan oo uhaaban in aad mawqifka adag ee ay diinteenu ka taagan tahay la sheego oo aan waxba loo qarin dadka macnaha hadal shubahaad keenaya aan lagu odhan daliilo quraan iyo axaadiistii ra suulkeena muxamed(slcws)loo raaciyo qofka si aanu qiil danbe uraadsan..
waadmahadsantihiin


Anonymous said...
1/19/2012

subxanallah war illahay halaga xiishodo biyo wajiga layskaga quba diiniyan iyo dhaqantona mahe galada yanlagu dayan illahay xaqa hayna wafujiyo insha allh


RG said...
1/20/2012

waxa dhib ah ma qabtid 15 minit waa ok bas kaliya badso caanaha iyo basasha iyo kalluunka


Anonymous said...
1/20/2012

jazakala khyr walal


Anonymous said...
2/09/2012

akhlaaqda ha la ilaaliyo


Anonymous said...
2/09/2012

xubinta taranka ma la dhunkan karaa ama la jaqi karaa.


RG said...
2/11/2012

waa la isku khilaafay waxaa fiican inaad ka dheeraato


Anonymous said...
2/11/2012

Walaal, mar markaan kadhaco xaaskeega dib uguma noqon karo habeenkaas iyadana waxay rabtaa mar marka qaarkood in dib loo bilaabo hawsha! Xalka maxuu yahy?


RG said...
2/11/2012

walaal xaaskaaga waxaa fiican inaad ku dadaashid sidii aad ku qancin lahayd marka haddii aad ka horbaxaysid biyaha isku day inaad istiinka u badiso haddii aad ku laabanayso mar labaad weysayso caanocab kaddib istiin ku bilow ma ficna adigoo xaaskaaga qancinin inaad ka seexato


farxiyo said...
2/13/2012

walaal raga qadka cuno ma ayaga qancin karo dumarkoda


RG said...
2/13/2012

qaadka dhibaatooyin farabadan ayuu leeyahay marka waxaa ka mid ah inuu daciifiyo biyaha ninka oo ay iska daataan mararka qaarkoodo, marka inta badan naag ma qancin karo, guud ahaan nin balwad leh naag sida uu ku qanciyo way adagtahay


fahdi said...
2/22/2012

ani bahalkaygu waa dheeryahay misana buuran yhay xaga balaca misana qaloocaa waliba xaga bidix ayuu u qaloocaa maxaan sameeyaa walina maguuesan


RG said...
2/23/2012

qalloocan bahalka noocaa ah wax dhib ma keeno


Anonymous said...
2/27/2012

A/c/w waa mahadsantihiin akhyaarta sharafta leh ee ka jawaabayo su'aalaha ay soo waydiiyaan dadka soomaliyeed. fadlan waxan raba inaad iga jawaabto su'aal aad muhiim igu ah waxn ahay wiil aan wali guursanin oo da'diisu tahay 22 sao jir ah marka dhibta i haysata waxay tahay waa siigaysan jiray lakin wa joojiyey hada ma siigaysto marka biya bax deg deeg ah aan qaba hadii aan is dhaho naag u galmo tag marka waxan ku biya bixi karaa 1 minute gudaheed ee maxan sameen karaa oo sidii caadiga aheed igu soo celin kara waxan ka wada natural ahaan europena waa ku noolahay waxanan rabaa inaan guursado wakhti dhow inshllh marka maxan u baahanahy inaan sameeyo si ay igu suurta gasho galmo caadi ah aan u helo waa mahdsantihiin S.c


RG said...
2/27/2012

walaal seegada markii aad gooyso oo xaas aad guursato sidaadi hore yaad ku soo noqonaysaa marka haka walwalin


Abdullahi said...
2/28/2012

Sxb waxaan siigeysanaayaa Mudo Sideed 8 sano ah labadii sano ugu danbeysay calaa maalin ayaan waxaan siigeystaa labo jeer ilaa haddana waan siigeystaa walaal waxaan cabsi kaqabaa inuu guska igu jilco oo aan gabar micro jabin waayo su,aashayda waxay tahay nin siigo badan gabar mabikro jabin karaa


RG said...
2/29/2012

seegada waxay leedahay jirro nafsiyeed iyo dhibaatooyin farabadan haddii aad seegaysan jirtay naag waad bikrajabin kartaa laakin aad uma dareemaysid raaxo macaan waayo gacanta ayaad u baratay iska joogi seegada


Anonymous said...
3/01/2012

asc. walaal suaal yar baan qabaa inaad jawaab u helo, marka aan xaaskayga la raaxaysanayo farjigeeda wuu qoyaa marka hore,, mudo ka dib markii aan raaxada wadno oo dhawr hab isticmaalo, waxaan dareemaa inuu farjigeeda qalalo,, taasoo keenta dhawr jeer inaan malabyarowgayga candhuuf ku qooyo,,markaa maxaa dhaliya qalaylkaas ma wax dhibaato baa jira oo soo kordhay bal iga soo jaahil bixi????


RG said...
3/02/2012

marka ay gabadhu kacsato waxaa ka soo dureeraya bahalkeeda dhecaan jiidma oo loogu talagalay inuu galmada fududeeyo marka dheecaabkaas waxaa qallajiya kulaylka labada ruuxa ka imaya marka waa la marin karaa qoyaan kale waxaa jira wax loogu talagalay


Anonymous said...
3/03/2012

Aslmo caliiykuum dhamaan dhamntiin sual ban aqb waxa waye niinkeyga gusk man ka dhuuqi kar mase xaskiiyga ka carbiin kar siilk aniga oo uu raxiinya ????


RG said...
3/05/2012

waa la isku khilaafay waanna ka hadalnay


Anonymous said...
3/08/2012

wan sigaysan jiray lkin wan iska dhafay waxan isku arkay markan riyodo oo an qof ku riyodo cml ciyow aan biyo baxa anoba galinin cml maxa sabab u ah wax dhibmay ledahay fadaln jawab wafi ah in ad iga sisan isku daya


Anonymous said...
3/12/2012

sual aya qaba ,horta aniga waxa jira 21 wana laiqaba mudo 3 bilod,,marka ani wax kacsi ladaho madaremi iyo wax u dawba,,sikasto uu ninkeyga igu imado,,marka waxan raba in at ishegto best way an isku kicin laha,plz iga jawab waa muhim(thks)


Anonymous said...
3/12/2012

aniga wax galmo ladahayo wali masamenin lkn waxan kuriyoda badana anigo saxibke lajifo,,,,marka ma danbi baa mase waa ,maxane igu wajib in anssameyo


Anonymous said...
3/12/2012

aniga raxo said waxan darema marar badan marka an ani sareyo,marka uu ninkeyga uu carab kisa uu ku tabto silkeyga,marka an lugaheyga saro gabadisa garbod,,marka uu kufadisto kurusi an aniga kor maro,,,sidas aya ugu raxo badan,,una ninkeyga ubogaaaaa,thks


RG said...
3/12/2012

haddii aad ku riyooto adigoo galmo samaynaya wax dembi ah ma lihid waayo, xaqiiqo ma aha adigana shaqo kuma lihid waadna jiiftaa, diinta waxay kula xisaabatmaysaa wixii aad adiga soojeed ku samaynaysid


RG said...
3/12/2012

walaal kacsi la'aanta dhowr waxyaabo ayay ka dhashaan sida:

1- gudniinka fircooniga
2- nacaybka ninka
3- xanuun
4- cabsi daran

marka waxaa fiican dhibka inaad baartaan adiga iyo ninkaaga kaddib waxaad xallin kartaan dhibka


Anonymous said...
3/13/2012

ASCWW waa salaamantihiin dhaman bahda RG iyo akhiristayaashaba wl waxn ka mid ahay dhalinyarada akhrisata bogaan aadna wan uga faaiidaysty macluumaad badana waan ka helay wl waxan ahy qof dhalinyaro oo an weli guursan waligeyna ma siigeysanin wl maalmihi ugu horeysay een bilaaby akhriska bogaan gar ahan mawduucyada darenka ku sabsan aadaan u kacsanjiay balse baryahaan danbe wax kacsi ah ikuma arko ee ma dareenkiiyaa iga tagy mise waa la qabsady ?.jawaab an idin ka sugaaya


RG said...
3/14/2012

waa la qabsatay markii hore way kugu cusbaayeyn


cadde said...
3/15/2012

asc laba kasta oo guur kadhaxeeyo waxaa sal u ah galmadooda inay raaxo yeelato jacayl & rabitaan daacada halkaas ayayna ka bilaabataa macaaniddeeda.
waxaana lagama maarmaan ah in gabadhaada aad markasta ku dadaasho in intay rabto 2 illaa 3 mar biyo baxdo ama kabadanba.


Anonymous said...
3/15/2012

Wan idin salamay bahda raaxada guurka marka xigta walal su'aal ayaan idin waydiinayaa jawaab iga soo siiya pls ? walal waxan ahay inan dhalin yar ah da'diisuna tahay 26 sano xaas ayaan leeyahay markaan habeenkii xaaskayga u tago ama aan u galmoonayo ee aan geedkayga cambarkeeda galiyo isagoon 1 daqiiqo ku jirin ayay biyuhu iga imaanayaan walal maxaa xal ah maxaadse igula talin lahaydeen jawaab ayaan idinka sugayaa walal pls allaha wayn ayaan idinku dhaarshee jawaab i soo siiya pls ? aad ayaad u mahadsantihiin buugtiinana aad ayaan u akhristaa waanan ka faa'iiday waxyaabo badan alle haydinka abaal mariyo wanaaga aad wadaan walal ? salam calekum


Nabil said...
3/15/2012

Wan idin salamay bahda raaxada guurka marka xigta walal su'aal ayaan idin waydiinayaa jawaab iga soo siiya pls ? walal waxan ahay inan dhalin yar ah da'diisuna tahay 26 sano xaas ayaan leeyahay markaan habeenkii xaaskayga u tago ama aan u galmoonayo ee aan geedkayga cambarkeeda galiyo isagoon 1 daqiiqo ku jirin ayay biyuhu iga imaanayaan walal maxaa xal ah maxaadse igula talin lahaydeen jawaab ayaan idinka sugayaa walal pls allaha wayn ayaan idinku dhaarshee jawaab i soo siiya pls ? aad ayaad u mahadsantihiin buugtiinana aad ayaan u akhristaa waanan ka faa'iiday waxyaabo badan alle haydinka abaal mariyo wanaaga aad wadaan walal ? salam calekum


RG said...
3/16/2012

walaal waxa ku hayo waxaa loo yaqaanaa biyobax dhegdeg waxaa kaana dhowr waxyaabood
1- inuu ninku ku cusub yahay galmada
2- seegada badan
3- ruuxa in biyo badan jirkiisu ku jiraan

marka muddo kaddib waad la qabsan doontaa, maskaxda la dagaalan marka aad galmada ku jirto qaababkana badbaddal marka ay kaa soo dhawaadaanna biyaha ka soo saar bahalka istiin u baddal, kaddib biyo aad u qabow ku soo dhaq bahalkaaga haddana ku soo laabo dhowr jeer markaad samayso waad ka raysan doontaa haddii Alle idmo


Anonymous said...
3/17/2012

Wad mahadsantahay walal ! Lakin intaanan guursan waan siigaysan jiray marka aan guursaday ayaan iska joojiyay markaa walal ciladu ma xaga siigaysigaa mise waa wax kale


RG said...
3/17/2012

waa laga yaaba cillada inay kaaga timid seegada


Anonymous said...
3/17/2012

ok walal wad mahadsantahay lakin wax talo ah mxd i siin lahayd


Mohamoud said...
3/18/2012

Waxa aan ka cabanayaa waxa aan ahay nin aan awoodiisa kacsigu xoog badneyn haddii aan hal mar galmo sameeyo oo biyuhu iga yimaadaan ma doonayo inaan mar labaad ku noqdo oo aan raaxo sameeyo, waxa dhacday markaa inaan guursaday gabadh hase yeeshee gabadhii si kadis ah iigu sheegtay inaanan qancinin oo raaxo ku fileyn iga helayn taas oo i damaqdey niyad ahaan iguna keentay markasta oo aan galmo samee is idhaa inaan xasuusto hadalkeedii oo aan ka niyad jabo ilaa heer aan gaadhay inaan naco oo u arko qof qalbigayga dhaawacay una kacsanba waayo, halka aan u kacsanayao gabadh kasta oo kale ama haddii aan ka fekero qof kale. Fadlan maxaa xal ila taliya


Anonymous said...
3/19/2012

waxaan ahay nin dhalin yar waxaan isku arkaa dhidid badan ooo wejiga ah maxaa keeni kara plz iiga soo jawaaba


RG said...
3/20/2012

niyadda ha iska dilin ee nolosha la qabso


cadde said...
3/21/2012

asc wr wb, waxaan qabaa codsi bahda g/r.
walaalayaal mowduuc kasta oo kusaabsan galmo dadku aad ayay u jeclaadaan kana qayb qaataan haddana faa'idadiisa waxa kabadan dambiga ka dhalan kara,
dad badan oon xaasas ahayn o jooga qurbaha markay akhristaan meelahan o kale so kuma dhici karaan dambi.
haddaan usoo noqdo codsigayga maku badali kartaan mowduucyadan galmada, sida: dhibaatooyinka somalida dhexdeeda yaal
iyadoo dhinacyo badan laga fiirin karo,
haddaan somali nahay maxaan kusoo kordhinay dunida islaamka?.
sideen wax kula qaybsannaa dadka nala midabkaa e ama dariska nala ah ama qaaradda aan lawadaagno?
mahadsanidiin.


Anonymous said...
3/21/2012

s/c wad sallaman tihin kuli gina ee wallaal
mahmoud wax waliba waa niyada niyadanah
dhis oo adiga naf ahan tada muji in aad tahay
qof wax tar fiican leh ama awoodi kara in 3 ilaa
wax kabadan sameyn kara ee wax waliba waa niyad
niyada ha iska dilin mar nah ismuuji qalbiga kasaar
cuqdada gawadhanah war key da hana ku mash qulin
waxaat na aad u cunta kaluuna ka iyo wax wliba oo sea food
ah iyo rashin badan oo nafaqanah leh sida ukunta iyo
qudarta insha allaah gul ayan ku rajena iyo wax tar siyado
leh illaah idin kiisa


RG said...
3/21/2012

Runtii ninka webka ku kacsado waa nin waalan, waayo webkaan looma furun in lagu raaxaysto ee waxaa loo furay mushilada xaasleyda in lagu xalliyo dadka iyagoo aan la ogayn ay soo gudbistaan dantooda, teeda kale ruuxii u adeegsada xumaan dembigiisa isagaa qaadanaya waayo anaga wax aan ka hadalno waa wax cilmiyaysan, midda aad sheegtay oo ah in soomaali xaalkeeda lagu xalliyo halkaan waa midda aan ku jirno ba hadda oo an xallinayno dad islaayay oo dhamaan tuugo wada noqday 21 sano is haysta iyagoo sheeganaya islaannimo middaas maxaa lagu fasiri karaa dad wada mislin ah isku af ah isku mad'hab ah dhamaan wada sunna ah sidey ku dhacday inay 21 sano is cunaan xataa waraabo sidaas isuma cuno marka walaal anigoo ka xun baa waxaan ku leeyahay Soomaali caalamka waa dadka ugu xun oo noqday tusaale xun


Anonymous said...
7/09/2012

walaal waxan ini waydiiyay siigaysiga waxa la idhaahdo wa wax sideya
ma in gabahda ay isticmasho gacanteeda ama qalin ama wax kale ay xubinteeda galiso oo biyo baxdo ayaa
hadii qalinkas ama gacteeda ay dusha uun kaga xoqo wakhti yar 1 minute ba ka yar ma seegaysibaa mise wa xanxanto bas mase leeyahay dhibaato ma keeni karaa fadlan iga jawaab


RG said...
7/10/2012

siigada ama seegada waa qofka inuu naftiisa ku raaxaysto haddii ay gabadhu qalin isgaliso ama wax kale waa seego waayo waxay dareemaysaa raaxo


Anonymous said...
10/29/2012

sxbow biyuhu horey ayey iga yimaadaan
ee kaniin maan cuni karaa sida aan naagtayda inbadan uga raaxeeyo


Anonymous said...
12/15/2012

salaan dabadeed waxaan ku weydiiha naagta dabada malooga tegi kara misane maka furme?


Anonymous said...
12/15/2012

waxaan ku weydiiha naagta makafurme haddi dabada looga tago


RG said...
12/16/2012

galmada dabada lama ogola haddii aad ku samaysid xaaskaagaga kaama furmayso


Anonymous said...
12/25/2012

acw ugu horeyn sxboow lama ogol ayaad tiri dabad , kaama furanto ayaad hadana dib kaga dartay marka noo faahfaahi


RG said...
12/27/2012

xaaska in dabada lagaga tago waa dembi, ruuxa sameeyo waa inuu ka towbad keenaa, laakin kama furmayso xaaska waayo daliil quraan ama xadiis kuma soo aroorin inay ka furmayso ruuxa yiraahdo way ka furmaysaa ayaa waxaa laga rabaa daliil, teeda kale way jiraan culimo dhahay ruuxa xaaskiisa kaga tago dabada waa in laga furaa xaaskiisa, ee ma aha way furmaysaa sheekada ha fahmo


Anonymous said...
4/08/2013

S/c walaal waxa ku waydiin lahaa su'aal walal waxa ahay gabadh aan wali guursan hadaan kacsi dareemo markaaba kaadi baa i qabanaysa hal marna iga wada iman mayso


RG said...
4/09/2013

walaal waxa aad dareemayso kaadi ma aha waa kacsi daran naagaha aadka u kacsada ayaa sidaa dareemo marka wa caadi


Anonymous said...
5/01/2013

Aniga waxaan ahay nin aad u kacsi badan, aadna u dareen badan, waxaan u baahdaa inan xaaskayga u galmoodo maalintii lix goor, taasoo markay ugu yar tahay, u kala dhexeeyaan ilaa 30 daqiiqo, anigana xataa ma daalayo mar kasta waxaan is arkayaa anigoo u baahan doonaya galmo, fadlan wax dhibaato ah miyay iiga iman karaan caafimaad ahaan??


Anonymous said...
5/02/2013

Fadlan jawaab ayaan u baahanahay, galmada aan maalin walba shan goor ama lix goor oo aan saa u kala fogayn,aan sameynaayo, markay ugu yartahay u kala dhaxeyso 30 daqiiqo ama ka yar, wax caafimaad darro ah ma ii geysanaysaa?? Aniga waxba ma dareemayo mar kastana waan iska kac sanayaa, taas ayaa igu kalifaysa inaan ku noqdo marba. see u aragtaan fadlan ha la ii jawaabo.


RG said...
5/03/2013

haddii galmada aysan ahayn mid la isku kallifayo , oo la raadraadinayo waxay keentaa dhib weyn laakin haddii aad marwalba kacsantahay oo aadadn isaga keenin si kallif ku jiro wax dhib ah kuuma imaanayaan inkastoo a fiicantahay inaad yarayso, maalin kasta hal jeer aad ka dhgto laakin addheeraso waqiga galmada


Anonymous said...
5/11/2013

asc wr wb walaal cudurka dhiigkarka galmada ma,waxbuu udhimaa ,mise waa iska caadi oo dhib ,maleh jawaab wacab jzkq


Anonymous said...
5/11/2013

walaal cudurka dhiigkarka ma waxbuu udhimaa galmada waxaan kawadaa ninkii qaba cudurkaa masamaynkaraa galmo qancisa naagtiisa


Anonymous said...
6/20/2014

ascwrb walal waxan raba in la iga jahil bixiyo aniga waxan ahay wiil dhalinyaro an gursan wali balse jecel naagaha wawen 40-54 jir da,deduna 28 jir gabadhaha kama helo markan an arkay naag mature eh aros jogto misena dirac qafiif wadato ad ban u kacsada mid kale neh wan raba in an ogaado waxan jeclahay naagaha farjigoda in an leefo ma dhibata midaas plz help


RG said...
6/22/2014

taas waxay u noqonaysaa wixii lagaaga sheekeeyay maskaxda kaa galay siiba marka qaangaarka, naagaha qofba si bay u saameeyaan waxad arkaysaa nin markuu arko naag naaso waaweyn aad buu u dareemaa qofna wuxuu ka helaa naagaha naasaha yaryar, sidoo kale gabdhaha buuran iyo kuwa caatada ah, teeda kale leefidda farjiga waa laga roon yahay caafimaad ahaan kuma ficna


Anonymous said...
8/15/2014

Asc...walal waxaan ahay nin xaas qabo waxaana is qabnaaa inka badan 4 sano. Aad ayaa ugu qanacasahay wada noolaashaheena. Baashaalkana waan ku fiicanahy... anigu waxaan jeclahay habeen waliba balse xaaska usbuuci 1 ama 2 uunbey jeceshahay..maxaan sameyaa...


RG said...
8/17/2014

waxaad isku daydaa inaad aayar uga dhaadhicisid inaad u baahan tahay galmo badan, waayo haddii aysan awoodin waxaad guursan kartaa naag kale, haddii caqli ay leedahay waxaa u fiican inay ninkeeda kasbato, marka adiga ka soo gal dhanka romantika jacayl cusub u jil istiinkana badi, hadiyo u keen ka farxi


Anonymous said...
9/06/2014

dumarka ma waxee jecelyihiin raga yar ama raga waweyn


Anonymous said...
11/12/2014

walaalayaal hadii eybiyaha iguyaraadeen maxaan ku xalinkaraa amaba marna waxaa dhacdaba in lawaayo iyagoo dhanba marka waxaan rabaa talooyin wanaagsan oo ku aadan arinkaas


Post a Comment

Emailkaaga

Kala soco wixii cusub emailkaaga

© 2013 Raaxada guurka iyo Somali news. All rights reserved.
Designed by SpicyTricks