Somali guurdoon

Home » » Xiliyada Ay Ugu Macaan Tahay Nolosha Galmada

Xiliyada Ay Ugu Macaan Tahay Nolosha Galmada

Dad badan ayaan jadwal ama waqti usan u laheyn xiliyada macaanka nolosha ay galayaan taasi oo ka dhalata iyaga oo aan xog badan ka hayn xiliyada ay ugu fiican galmoodka .
Xiliyada ugu fiican ee galmada ugana macaan tahay ayaa kala ah .
Salaadda Subax ka hor .
Duhurka Ka dib (Xiliga Hargalka)
Iyo Cesha ka dib .



 ------------------------------------------------------------------

يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لِيَسْتَأْذِنكُمُ الَّذِينَ مَلَكَتْ أَيْمَانُكُمْ وَالَّذِينَ لَمْ يَبْلُغُوا الْحُلُمَ مِنكُمْ ثَلَاثَ مَرَّاتٍ مِن قَبْلِ صَلَاةِ الْفَجْرِ وَحِينَ تَضَعُونَ ثِيَابَكُم مِّنَ الظَّهِيرَةِ وَمِن بَعْدِ صَلَاةِ الْعِشَاء ثَلَاثُ عَوْرَاتٍ لَّكُمْ لَيْسَ عَلَيْكُمْ وَلَا عَلَيْهِمْ جُنَاحٌ بَعْدَهُنَّ طَوَّافُونَ عَلَيْكُم بَعْضُكُمْ عَلَى بَعْضٍ كَذَلِكَ يُبَيِّنُ اللَّهُ لَكُمُ الْآيَاتِ وَاللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٌ [ سورة النور: 58

---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Culumadu waxa ay yiraahdeen :Ayadan waxa ay tilmaamaysaa aadaabta xiliga labooqanayo guryaha waxa ayna sheegeysaa sadax xili oo ah xili aan habboonayn in loo galo dadka maxaayeelay waa waqti caowro ah.
Salaadda Subax ka hor .
Duhurka Ka dib (Xiliga Hargalka)
Iyo Cesha ka dib .


Alcarabiya
Share this article :

0 Comments:

Post a Comment

Followers

Online visitors

 
RSS Feed: http://www.xidig.com/rss.xml
Copyright © 2013. Raaxada guurka - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger