Wadada Ugu Sahlan Ee Raaxada Kaga Bogan Karto

Wadada Ugu Sahlan Ee Raaxada Kaga Bogan Karto


Waxaa muhiim ah in labada lamaane niyad ahaan iyo jir ahaan degan yihiin oo uusan jirin wax daal ah taasi waxa ay keeneysa in si macaan loogu raaxeysto baashaalka iyo galmada .


Jirka oo daalan lama helayo wax raaxo ah , waxana muhiim ah in istimtaacu dhaco iyadoo jirka fir-fircooni leeyahay oo uusan daalneyn nooc waliba ha ahaadee daalkasi .


Goobta baashaaalka ka bilaabanayo labada lamane ayaa waxa haboon in uu diyaar u yahay baashaalkasi isla markaana jirin wax wiiqaya in raaxo macaan ay helaan .


Raaxada baashalka ayaa ku bilaabaneysa hadalo jilicsan , dhunkashado iyo istiimin jirka intiisa kale iyo dhaq-dhaqaaqyada kale ee keena in dareenka kaco raaxana la dareemo.


Waxaa muhiim ah in labada dhinac ogaadaan mid kale waa sura gal ah in ninka macaanka baashaalka dareemo una baahdo in galmood sameeyo halka xaaska ka gaarin baahidaas .


Marka baashaalka dhamaado xiliga waalida lagaarana oo la isu tago shaqadana dhaamato ayaa waxa ragga lagu tilanayaa in durba la soo bixin waayo haweeneydu waxa ay u baahan tahay in xoogaa xaalku sidiisa sii ahado ayna hesho qoor gilin iyo dhunkasho macaan .


Waxa dhici karta in xaaska xanaaq ka qaado marka ninka shaqada bogto durba la baxo , iyadoo la xusay in haweenka dareen kii hore ka mac ay hesho marka daqiiqado lagu dhex nasiiyo .
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

2 comments:

  1. Anonymous2/19/2011

    wada ugu sahlan raaxada xaaska waa sida aad ku heshiisaan inkastoo naagaha buuran ay ku fiican yihiin foororsi si fiican yuu u galaa geedka

    ReplyDelete
  2. Anonymous3/27/2011

    haday naagtaa xanuun dareemayso kawarama oo ay ka dhacsantahay dhesha ayna ka baqdo in ay ninkeda ku dhahdo xanuun baan dareemaya in ay raaxa helayso naagtaa ma u malaynaysaan gabadha markay xanuun dareemayso raga wxay qoor moodaan in ay dareen yari la aamusantahay

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes