Maxaa u keena kacsi ninka maxaa lagu reebi karaa ?



















1- fiirinta naagaha qaawan ama dhar kahfiif ah wata ama mid ku dheggan
2- sawiro naag qaawan ama dhar kahfiif ah wadata ama mid ku deggan
3- wax sex ah inuu ruuxu ka sheekeeyo ama looga sheekeeyo
4- buug sex ka hadlaya inuu akhriyo
5- inuu kaadida isku celiyo ruuxu marka uu u baahdo inuu kaadsho
6- inuu niyadda sex ama naag qaawan iwm. geliyo
7- inuu bahalkiisa gacanta ku tuutuujiyo
 
arrimahaan waxay keenaan kacsiga ninka  marka maxaa kacsiga lagu celin karaa sida soo socota
=================================================
1- guur xalaal
2-Alla ka cabsi iyo soon
3- cuntada nafaqada leh guud ahaan  in la iska yareeyo
4- caanaha iyo kalluunka gaar ahaan in la iska yareeyo
5- maskaxda in lagu mashquuliyo waxyaalaha ka fog sexga
6- sports in la badsado siiba caayaarta kubbadda cagta
7- la sheekaysiga dumarka in laga fogaado siiba sheekada jacaylka

17 comments:

Anonymous said...

qaabka galmada ugu fiican waa maxay

Anonymous said...

gabar ayaan rabaa

Anonymous said...

raaxada naagaha ii sheega

Ayaan said...

kacsiga dumarka maxaa keeno ?

Anonymous said...

kacsiga dumarka wuxu lamidyahay kacsiga ninka,koley magaca mesha kugu qoran wa magac gabdheed marka adigeyba tahay inad sifican uga warkeyso kacsiga dumarka iyo qaabka ey ukacsadan ee bal no sharax!!!!

Anonymous said...

qofka siigeysta isbuucii hal mar dhib badan maku keeneysaa?

Anonymous said...

siigada sideedaba ma ficna iska ilaali

Anonymous said...

wa ogahay ineysan ficneyn lakin hadanan xaas laheyn oo kacsi daran iqabto isbuucii hal mar aan siigeysto dhib badan ma keeneysaa?

garyaqaan said...

haa SIIGADU dhib badan ayey keenaysaa waxaana ka mid ah kuwaan hoos ku qoran.
1-timaha oo daata {hair lose}
1-araga qofka oo laciifa.
3-dhabar iyo lafo xanuun
4-Daal iyo xiiq joogta ah.
4-shahwada oo ku daata {leakage}.
5-adigoo caadeysta oo aan joojin karin siigada.
intaas iyo kuwo kasii badan ayey leedahay. waxaan kugula talin lahaa inaad iska deyso siigada hada intay goori tahay.

Anonymous said...

nagaha noca ey kahelan. nin dufbadan mase nin sida nagaha oo kale duflahen ??????????????

Anonymous said...

nin aan duflahayn sababtoo ah naagaha way ka lab-laboodan timiha.

Anonymous said...

biyaha siilka waa caynkee ?

Anonymous said...

sawiro qaawan ayaa kacsi keena

Anonymous said...

Haddaan qaniis ahay maxaa igula talin leheed oo mar waliba aan baagga ka gacsado?!!

Anonymous said...

xaram miya hadii ninkayga iiga tago gadaal sideena ku joojin karaa

raaxoguur said...

gadaal ma waxaad ka wadaa foorarsi oo farjiga la isticmaalayo ama gadaal waxaad ka wadaa dabada ???

Guurku waa Nolol said...

War hala xishoodo!! Ugu Horayn!!

Teeda kale Qaniisnimada waa lagu Naar Tagaa, oo Alle ayaa Qoom dhan ku haligay!!

Siigadana waxay u daranta Mustaqbalkiina, sababtoo ah marka aad guursato xaaskaaga inta aysanba kacsan ayaad si deg dega u biyo baxee, halkaana fashilbaa ka dhacaa!!

laba jid ayaana isaga dayn kartaa!

Guur Xalaala
Soon aad shahwada ku qafiifidid!

In ninka xaaskiisa , gadaal ka jameeco , yacni makaanka saxarada waa danbi wayn isna!!

Waroo idil dhalinyaro , Alle ka baqa oo shahwadiina meel xalaala ku guta!!

War miyaaaan Xuural Cayn la rabin??

Followers