Hadalka naxariista iyo sheekada ham hamta (Sheekada Macaan) ayaa ah talaabada ugu horeeysa ee weerarka galmada , waxaana la tilmaamay xitaa xaaska mudda dheer la qabo marka sheekada macaan ee xod-xodashada maqasho in ay jiriricooto .
Dhunkashada
Dhuuqmada waxaa loola jeeda in labada bishimood ee afka ninka ay ku lismaan xaaskiisa , waxa ayna labada dhinac dareemaan raaxo macaan.
Dhuuqmada waxaa ugu macaan in labada raaxeysanaya midba mid kale hal bishin ka dhuuqo tusaale in ninka dhuuqo bishinta hoose ee haweeneyda halka iyana ay jaqeyso midda sareeysa.
Waxaa xusid mudan in dhuuqmada ay dhowr nooc kala leedahay waxaana ugu macaan midda sida aayarka la isku daliigo iyadoo la isku xan-xanteeynayo
Ragga ayaa lagula talinayaa in ay ogaadaan in haweenki jecel yihiin dhuuqmada in bishinta hoose si macaan looga nuugo iyadoo gaarta in ay soo buurato markasna si yar ilkaha ugu riixaya , waxaana la doonaya in uu uga jaqo sida in uu malab dhuuqayo oo kale .
Ibta Naaska.
Haweenka kacsi waali ah ayay ka qaadaan iyo istiin macaan marka si toos looga nuugo ibta naaska iyadoo si khafiif ah uga qaniinaya.
Dhunkashada Calaacasha gacanta Iyo Xagasha Lugta Oo Haweenka Istiin Ka Helaan
Calaacasha oo laga dhunkado iyo xagashe hoose lugta haweenka raaxo macaan ayay ka helaan , waxaa kale oo jira haweenka in laga dhunkado indhaha iyo qoorta hoosteeda ku kacsada .
Alcarabiya

Tags:

2 Responses to “Dhuuqmada Bishinta Iyo Noocyada Ay Kala Tahay”

Anonymous said...
11/16/2010

what a fantastic post, please keep up the good work

Somali Social Network


mohamed said...
5/09/2011

naagta sidee bishinta hoose loga jaqaa hadeeytahay mit tubaakada cunta


Post a Comment

Su'aalaha iyo jawaabaha

Followers

Emailkaaga

Kala soco wixii cusub emailkaaga

© 2013 Raaxada guurka iyo Somali news. All rights reserved.
Designed by SpicyTricks