Da`da Haweenka u timaado Kalsoonida Galmada .















Ka dib marka labada lamane in mudo ah wada joogaan ayaa haweeneyda waxaa ku sii kordha kalsoonida galmada ,waxa ayna u baahan tahay  in ay la galmooto lamaankeeda .
daraasad cusub ayaa tilmaameysa in haweenka macaanka raaxada galmada ay si dhab ah u helaan marka ay ku dhawaadaan da`da afartanka xiligaas oo guud ahaan xishoodka galmada  ka baaba`ayo.
Haweenka ayaa tilmaamay in da`da afartanka ku helaan raaxada macaankeda ayna helaan qibrad taasi oo aysan helin xiliga da`da  labaatameyda ku jiraan .
Warbixinada ayaa tilmaamaya  in %80 haweenka da`da afartanka ku jira ama u dhaw  ay raaxada galmada u baahan yihiin 6-jeer bishii halka kuwa laabatanka ku jira u baahanyihiin 9-jeer bishii
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

3 comments:

  1. Anonymous11/21/2010

    naagaha marka ay gaaran 30 sano kacsigooda waa kordhaa si daran ayay u rabaan galmada kacsigooda wuxuu isku baddalaa gudaha siilka inay ka dareemaan xishoodkooda waa yaraadaa

    ReplyDelete
  2. Anonymous11/28/2010

    naagta marka ay 40 gaarto dhiigga maka go'ayaa? kacsiga naagta xiligaan ka warama ?

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/28/2010

    dabcan inta badan naagta wu ka go'aa xiligas ama xili udhaw dhiiga caadada, koley waxa maqlay in kacsiga naagta markasa uu si bato markey da'deeda kororto, ooy ubaahantahay galmo badan,lakin sababta ma aqaan.

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes