Boodinta de deg biyaha  ragga ku timaada xiliga nolosha raaxada ku jiraan ayaa ah dhibaato badan oo rag badan ka sheegtaan iyadooo qaarkood ay maciin bidaan qaadashada dawooyin .
Ragga qaarkii  ayaa muddo ka yar 2-daqiiqo ku soo tuura biyaha , iyado ay suura gal tahay in xiligas xaaska gaarin in ay dareento macaanka raaxada iyadoo tasina keento cuqdad ay haweeneydu qaadeyso .
Hadaba maxay tahay waxa keena boodinta deg deg ah ee biyaha ragga?
Waa caado dhalanyarada ku bilaabata xiliga ay soo qan gaarayaan gaar ahaan hadii ay naageystaan gacatooda , waxana mararka qaar dhacda in ay tahay mid ku timaada  nafsiyan sida qofku in uu wel wel wehel u yahay , daalan yahay maskax ahaan.
Daraasado ayaa tilmaamay in uu jiro kala duwanaasho dhanka hormoonka ah iyo dareemaha xubnaha taranka dadka ka cabanaya  biyaha oo waqti hore ka yimaada marka loo bar bar dhigo kuwa aan dhibkaasi haysan
Sida lagu daweyn karo biyaha oo xili hore soo booda.
In Haweeneysa sara marto xiliga galmada socoto , markasi ninku hooseeyo dareenkiisa kacsi waa ka yar yahay marka uu sareeyo  iyo in marka ninka dareemo in biyaha so boodi rabaan in uu bixiyo mudo daqiiqado banaanka la yimaado ka dibna ku laabto iyadoo todobaadyo u sameynayo ugu dambeyntii la qabsan doono in biyaha soo dahaan.
Sidoo kale biyaha qaboow dareemaha kacsi ayay dilayaan marka ninka dareemo in ay ka soo socdaan waa uu soo bixinaya deedna biyo qaboow ku meeraya ama shukumaan biyo lagu soo qooyay ka dibnna dib ayuu ugu laabanayaa .
Waxaa kale  oo la xusay in ragga ka sheegta biyaha soo booda in marka istimtaaaca sameeynayan aysan ku dheeraan oo durba sameeyaan galmada tasi waxa ay yareneysa in biyaha soo daahaan .

Tags:

0 Responses to “Biyabbaxa degdegga maxaa keena xiliga galmada dumarka ?”

Post a Comment

Su'aalaha iyo jawaabaha

Followers

Emailkaaga

Kala soco wixii cusub emailkaaga

© 2013 Raaxada guurka iyo Somali news. All rights reserved.
Designed by SpicyTricks