Home » » Toban hab oo haweenka isku qurxiyaan

Toban hab oo haweenka isku qurxiyaan

Naagaha samankan waxay bilaabeen inay qurux ku raadiyaan jid xun iyo jid fiicanba marka la daba galay waxaa la ogaaday 10 qaab inay ku koobantahay  waa sida soo socota


1. Guritaanka ama xiiristaxaada cagaha 

2. Gaabinta timaha suniyaasha 

3. Marsashada waxyaabaha la isku qurxiyo 

4. Xiiritaanka timaha kilinkilada 

5. Midabaynta timaha 

6. Xidhashada timaha baadadka ah eebeenta ah 

7. Xidhashada timo artificial ah 

8. Isticmaalka wiilasha midabada leh 

9. Cadaynta ilkaha 

10. Isticmaalka cream yada la isku qurxiyo si joogto ah 

0 Comments:

Post a Comment

Su'aalaha ugu dambeeyay

Popular Posts

Followers

Online visitors

Random Posts