Somali guurdoon

Home » , , » Naag fircooni loo guday oo haddana kacsi badan !!! sidey ku dhacday ?

Naag fircooni loo guday oo haddana kacsi badan !!! sidey ku dhacday ?

Sida la ogyahay kintirka waa xubin ka mid ah xubnaha taranka haweeneydu  , wuxuu ku yaallaa farjiga naagta meesha ugu korraysa, naagaha ku nool dalalka kulul kintirkooda waa dheeraadaa sida badan kuwa ku nool dalalka qabow inta badan ma dheeraado, haweeneydu marka la gudayo waxaa laga jaraaqayb ka mid ah kintirka waa gudniinka sunniga ay dhahaan, laakin kan fircooniga kintirka iyo faruuraha yaryar oo kintirka la xiriira ayaa lawada gooyaa oo markaas ayaa la toltolayaa, kintirka waxaa lagu tiriyaa inuu yahay xubinta ugu dareen badan jirka haweeneydu, marka ay kacsato waxaa ka soo buuxsama dhiig markaas ayuu bararaa oo uu taagmaa si daranna wuu u kululaadaa, haweeneydu kintirka leh taataabashadiisa keliya way ku biyabixi kartaa, naagaha 97% kacsigooda waa kacsi kintireed, naagaha 3% kacsigooda waa mid laga dareemo farjiga gudihiisa, kuwan dambe gudniinka saamayn weyn kuma yeeshto, maxaa yeelay kacsiigooda wuxuu ku jiraa gudaha, waxay raaxaystaan marka gudaha wax ka galaan, saa darteed waxaad maqlaysaa naagaha Soomaali oo fircooniga loo guday qaar baa jira kacsi badan, dadka arrinkan aan kala fahmansanayn waxay dhahaan gudniinka wax saamays ma laha, runtii gudniinka wuxuu saameeyaa oo kaliya kuwa kintirka ka kacsado haddii laga gooyo meesha keliya ay ka kacsanayeen maxaa u harayba, naagaha qaarkooda kintirka ayay ka kacsadaan marka ay 30 dhaafaan kacsigooda wxuu isu baddalaa kacsiga gudaha, sidaa darteeda kutub fara badan waxay dhahaan naagaha marka ay yihiin da'da u dhexaysa 30 ilaa 50 galmo kama dhergaan sirka ku jrto baa waxay tahay kacsigooda ayaa gudaha isu baddalay, kacsiga kintirka iyo kan gudaha waxaa daran gudaha kaas wuxuu la xiriiraa murqaha farjiga wxuuna u baahan yahay shaqo culus naagtana qaab kasta way ku raaxaysan kartaa fadhi iyo istiiga iyo foorarsiba midda kintirka ka kacsato waxay rabtaa in lagu kor seexdo si ay isu qabtaan labada qas keeda iyo kan ninka
Share this article :

Followers

Somali pictures

Online visitors

 
RSS Feed: http://www.xidig.com/rss.xml
Copyright © 2013. Raaxada guurka iyo Somali news - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger