Daawo ayaa loo helay naagaha aan kacsan ama kacsiga ku yaryahay

Daawo ayaa loo helay naagaha aan kacsan ama kacsiga ku yaryahay
Daawo dabiici ah oo wax u tarta ninka iyo naagtaba oo kacsiga ka daciifay

waa geed la yiraahdo (sharash zalluuc)  (Ferula hermonis)  wuxuu ka baxaa buuraha koonfurta lubnaan iyo xuduuda suuriya iyo falstiin, geedkan marka la tijaabiyay waa lala yaabay marka la isticmaalo nus saac kaddib kacsi baa layska dareemaa, wanaaga uu leeyahayna waxaa ka mid ah nin iyo naagba kacsi ayuu u keenayaa, dawooyinka kale nimanka keliya ayay kiciyaan, midda kale wax oo dhib uu leeyahay ma jiro, geedkan waxaa la helaa isagoo sidiisa ah, iyo isagoo sida shaaha oo kale loo sameeyey, inta biya kulul koob lagu soo shubo ayaa la dhexgeliyaa sida shaaha oo kale kaddib baa la cabbaa, nus saac kaddib kacsi darn ayaad dareemaysaa, sidoo kale naagta cabta iyaduna waxay dareemi kacsi la mid ah, guud ahaan dhiiga ayuu u roonyahay iyo wadnaha, wuxuu kaloo wax u tarayaa maqaarka jirka laablaabka ayuu ka baab'iyaa

 ----------------------------------------------------------------------------------------------------------



 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

2 comments:

  1. Anonymous12/05/2010

    daawada kascsiga dumarka halkee laga helaa ?

    ReplyDelete
  2. Anonymous12/10/2010

    kacsiga dumarka wuxuu macaan ka dhigayaa raaxada dumarka siiba naagah soomaali aad uma kacsadaan daawadan ayay aad ugu baahan yihiin

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes